Khasaare Dhaawac oo ka Dhashay Gunaanadkii Ciyaartii ay Galabta Guushu ku raacday Xulka Gobolka Daad Madheedh
Hargaysa 07. Novembar 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Garoonka Ciyaaraha ee Hargaysa Studium Galabta ka dhacay Rabshado ka dhashay Natiijadii Ciyaartii Galabta dhex martay Xulalka Gobolada Daad Madheedh iyo Hawd oo ay Guushu ku raacday Xulka Gobolka Daad Madheedh oo u Gudbay Wareega Afar dhamaadka Tartanka Ciyaaraha Gobolada dalka. Sida ay Sheegayaan Wararka Hor dhaca ah Waxa…
