“Ma Maqasheen Al-shabaab Aadaya Waqooyi? Al-Shabaab Koonfurta Gaalkacayo Wax Ku Dila? Kuwa Reer Puntland Waa Doqmo..” C.weli Gaas
Garowe 29.October 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa sheegay in Maamulkiisa ay ku soo duuleen wax uu ugu yeedhay Daacish, Al-Shabaab, Federaal iyo Maamullo aan Sharci ahayn sida uu hadalka u dhigay, isagoo Federaal ula jeeda dawladda Soomaaliya, halka Maamullada aan sharciga ahayna uu u jeedo Maamulka Galmudug oo ay…
