Prof. Buubaa oo Tir-Tirsiyey Xisbiga Kulmiye, Kana hadlay Guusha Xisbiga Waddani iyo Xujo adag oo uu Hor dhigay Xisbiga Kulmiye DAAWO
Hargaysa, 26 October 2016 (SDN/QJ):- Siyaasi Ismaaciil Hure Buubaa ayaa Ku Tilmaamay Arrin Taariikhda Somaliland Ugub ku ah in Gudoomiye C.raxmaan Cirro oo haatan Noqday Murashax Xisbiga Waddani ee Jagada Madaxweynenimo inuu Xilkii Gudoomiye-nimo u dhiibo Mas’uuliyiin kale oo Xisbigiisa ka Tirsan. Ismaaciil Buubbaa, waxa uu sheegay inay tahay wax Somaliland Siyaasaddeeda ku cusub, horumarna…
