Biyo-Dhaca Warbixin Golaha Guurtida La Hor-Dhigay Oo Dhabar Adayg Iyo Dhego Nugeyl Ugu Baaqday Xukuumadda Dhexe
Hargaysa 06.Sep 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiye ku xigeenka guddida arrimaha gudaha, Nabadaynta Iyo Difaaca ee golaha Guurtida Somaliland Xildhibaan Ibraahim Ciise Xaaji Buux ayaa tafaasiil ka bixiyey Warbixin Toddoba qoddob ka koobnayd oo ay isaga iyo guddidiisu soo hordhigeen fadhigii golahoodu yeeshay maalintii shalay. Warbixintan oo taabanaysay arrimaha nabadaynta iyo difaaca ayaa sidoo kale uu xildhibaanku…
