Shakhsigii Ka Badbaadiyey inaan La Bililiqaysan Wershada Kabista ee Hargaysa oo Ka Sheekeeyay Mahadhooyinkii ka Soo Maray
“Ciidankii aan Hogaaminayay Waxay Nasiib u Yeesheen inay Qabtaan Wershada Kabid” ‘’Qiimayn iyo Daraasad la soo Saaray Waxaa lagu Ogaaday in Wershadaasi 95% Qalabkeedii yaalo,Isla markaana ay Shaqayn Karto hadii….” “Mudo Shan Sanno ah oo Ciidan Qaran iyo Dawladi Jirin waxaanu ku jirnay dagaal laba Kooxood ah Midina doonaysay inay waxan qaataan ta kalena ay…
