Xiisaha Ku Lamaan Xogwaran lala Yeeshay Jilaaga Caanka ah ee Boon Xirsi Bawdyo Gaab DAAWO
Hargaysa 29.August 2016 (SDN/QJ):- Fannaanka Boon Xirsi Bawdyo Gaab Waa Mid ka Mid ah Hal abuurada Fanka Somaliga Isla markaana Caan ku ah Jilida Masrixiyadda.

qurbejoog
Hargaysa 29.August 2016 (SDN/QJ):- Fannaanka Boon Xirsi Bawdyo Gaab Waa Mid ka Mid ah Hal abuurada Fanka Somaliga Isla markaana Caan ku ah Jilida Masrixiyadda.
London 29.August 2016 (SDN/QJ):-Warbaahinta dalka Ingiriiska ayaa qoray in wiil la dhashay orodyahanka Mo Faarax laga soo musaafurinayo dalka Ingiriiska lana keenayo dalka Somaaliya. Axmed Faarax oo 27 sanno jir ah ayaa soo maray xabsi uu soo qaatay mudoo 4 sanno ka badan ayaa sheegay in hay’addaha socdaalka u sheegeen in laga musaafurinayo dalka Ingiriiska…
Washington 29.August 2016 (SDN/QJ):-Maxamed Cabdi Maxamed Wuxuu Hore u Yidhi ‘ ma qabo in shareecada la isku xukumo oo Maraykan oo inaga caqli badanba diinta iyo siyaasadda waa ay kala fogeeyeen’ imikana waxa uu leeyahay ‘ xeerarkeena oo dhan waxa ay ku qotomaan shareecada sida aan qabo ‘ mana uu odhan middii hore ayaan ka…
Muqdisho 29.August 2016 (SDN/QJ):-Waxaa Magaalada Muqdisho ee Xarunta Dalka Somalia lagu soo dhaweeyay Murashax Cabdilaahi Xaaji Cabdiweli oo ka Mid ah Murashixiinta Ku Loolamaya Doorashada Madaxtinimo ee Dalka Somalia. https://www.youtube.com/watch?v=DGeqIbvH47s
Hargaysa 29.August 2016 (SDN/QJ):- Waa maxay Cilmiga Caafimaadka Bulshadu, dalku baahi intee leeg ayuu u qabaa, Yaa dhigan kara, Waa Maxay Ujeedooyinka Barashada Caafimaadku Bulshadu, Qofku Markuu barto halkuu ka shaqayn karaa, Su’aalahaas iyo Su’aalo Kale waxa ka jawaabay, Macalin Sacad Axmed, oo ah khabiir ku xeel dheer Caafimaadka Bulshada ayaa Qodobkan faahfaahiyey.
Ankara 29.August 2016 (SDN/QJ):-Madaxweynaha dalka Turkiga Mr. Recep Tayyip Erdogan ayaa deeq la xidhiidha munaasibadda Ciidul-Adxa u soo diray wadammo caalamka ka tirsan oo Somaliland qeyb ka tahay. Deeqdan Madaxweyne Erdogan u soo diray dunnida Muslimka oo la xidhiidha munaasibada Ciidul-Adxa ayaa wadammada loo qorsheeyey in la gaadhsiiyo ka mid yihiin Somaliland, Syria, Jarablus, Aleppo,…
Hargaysa 29.August 2016 (SDN/QJ):-Qoraalakan waxan u holladay markii la icaalamiyey in Sarreeye Guud Maxamed Cali Samatar aas-qaran loo sameeynayo, haseyeeshe dib baan u dhigey, anigoo is leh yaanay caadifadi soo dhexgelin. Maanta oo muddo toddobaad ka badani ka soo wareegetey ayaan go’aansaday inaan arrintaa eryo kooban ka idhaahdo. Kumuu Ahaa Samatar? Beryahanba waxay reer Somaliland…
Caddaado 29.August 2016 (SDN/QJ):-Maamulka Galmudug ayaa sheegay inay dawlada Puntland soo dhigtay Ciidamo Tiro badan goobaha ay isaga dhowyihiin Galmudug iyo Puntland. Wasiirka dowlaha Arrimha gudaha ee Maamulka Galmudug Cumar Maxamed Gureey oo la hadlay Warbaahinta magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Puntland ay Ciidamo badan soo dhoobeen Xadka ay Maamulkooda la wadaagaan Puntland. …
Boosaaso 29.August 2016 (SDN/QJ):-Ciidamada ka tirsan maamulka Puntland ayaa gacanta ku dhigay gaadiid ciidan oo maamulka Galmudug uga soo degay Dekedda Boosaaso. Sida ay sheegayaan wararka gaadiidkan ayaa ah kuwa loo yaqaano cabdi-bilaha ee lagu rakibo qoryaha iyo gaari kuwa aan xabada karin. Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug ayaa sheegay in gaadiidkaas ay u soo socdeen…
Muqdisho 29.August 2016 (SDN/QJ):-Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalle oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay wax laga xumaadana ku tilmaamay lacagtii dhawaan laga xaday Bangiga dhaxe ee Dowlada Soomaaliya . Waxa uu sheegay Xidhibaanka in lacagta laga xaday Bangiga dhaxe ee Soomaaliya ay dowlada u keeni karto dhibaaatooyin badan sida in…
Washington 29.August 2016 (SDN/QJ):-Murashaxa xisbiga Jamhuuriga ee dalka Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu samayn doono hanaan lagu dabo galo dadka dalka soogala si ay xukuumadda uga caawiso xakamaynta soo galootiga. Isaga oo ka hadlaya mudaaharaad ka dhacaya lowa ayuu hoosta ka xariiqay wax uu ugu yeeray barnaamijka “Soo-Galid-Bixid” oo lagu dabo gali doono…
Hargaysa 28.Aug 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyihii hore ee Kooxda Fanaaniinta Xidigaha GEES-ka Xasan Dhuxul Laabsaalax ayaa waxa uu sheegay inuu ka baxay gebi ahaan-ba Kooxdii Xidigaha Geeska.balse waxa uu ku dooday inaanu ka bixin fankii. Xasan-Dhuxul waxa uu sidaa ku sheegay qoraal koobaan oo uu maanta soo gaadhsiiyay Xafiiska Shabakada Wararka ee Qurbejoog.com, balse ma caddaynin…
Hargaysa 28.Aug 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Cusub ee Arrimaha Gudaha Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) oo maanta xilka kala wareegay wasiirkii hore ee wasaaradaasi ayaa sheegay inuu waxqabad wanaagsan ka haw gali doono gobolada Barriga Somaliland. Wasiirku waxaa kale oo uu sheegay in Maayirada iyo badhasaabada gobolada Somaliland lagala xisaabtami doono sida ay shaqada u kala…
Hargaysa 28.Aug 2016 (SDN/QJ):-Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade haatana ah Wakiilka Somaliland ee Dalka Itoobiya ayaa Maanta Si Rasmi ah Xilkii Wasaaradaasi Waxa uu Ugu Wareejiyey Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Prof Yaasiin Maxamud Xiir Faratoon. Munaasabada xilwareejinta oo ay ka soo qaybgaleen mas’uuliyiin kala duwan, madax dhaqameed…
Hargaysa 28.Aug 2016 (SDN/QJ):-Wasaarada Arrimaha Dibada Somaliland ayaa daaha ka qaaday in xukuummada Somaliya ay ka cago jiidayso wada hadalladii u dhaxeeyay Somaliland iyo Somaliya. Wasiir ku xigeenka Arrimada Dibada Axmed Kayse oo wareysi khaasa siinayay TVga Star ayaa cadeeyay in aanay dawlada Somaliya doonayn in wada hadaladaasi sii socdaan, balse ay xukuummada Somaliland diyaar…
Hargaysa 28.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland ahna Afhayeenka Xukuumadda Somaliland Mudane Cismaan Cabdillaahi Saxardiid Caddaani ayaa waxaa uu markii ugu horeysay uu si cadho leh uga hadley aas qaran oo maalintii khamiistii loogu sameeyey magaalada Muqdisho Marxuum Jen. Maxamed Cali Samatar. Cismaan Cabdillaahi Saxardiid Caddaani ayaa waxaa uu sheegay in Cali Samater uu…
Hargaysa 28.Aug 2016 (SDN/QJ):- Xukuummada Somaliland ayaa cadeysay in diwaangalinta codbixiyayaasha laga bilaabayo lix goobood oo Waqooyiga Hargeysa ah taasi oo muran xoogani ka taagnaa 25 sano ee ay Somaliland jirtay. Wasiir ku xigeenka Amniga Maxamed Muuse Diiriye oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in xukuummada Somaliland ay goobahaasi ka qabanayso diwaangalinta codbixiyayaasha islamarkaana ay…
Ganbadha 28.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Khayraadka Biyaha Somaliland Mudane Baashe Cali Jaamac ayaa Xadhiga ka Jaray Ceel Biyood Cusub oo laga Hirgaliyay Deegaanka Ganbadha ee Gobolka Sool.
Hargaysa 28.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiir Ku Xigeenka Arrimaha Dibada Somaliland ayaa ka jawaabay Dacwad la sheegay in Dawlada Somalia ku oogtay Qunsulka Turkiga u fadhiya Caasimada Somaliland ee Hargaysa oo Sheegay in Dawladiisu ogolaatay in Baasaboorka Somaliland lagu tago dalka Turkiga
Hargaysa 28.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi iyo Gudoomiyaha Xisbiga kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa shabakadaha wararka internetka qaarkood faafiyeeen in uu ka aloosan yahay khilaaf siyaasadeed oo salka ku haya damaca siyaasadda iyo kala riixashada awoodaha xisbiga, isla markaana xisbiga Waddani ayaa isna dhankiisa waxa dib loo dhigay mar kale shirkii golaha dhexe,…