Ciidamada amaanka oo gacanta ku dhigay rag la tuhunsanyahay in ay katirsan yihiin Al-shabaab
Muqdisho 30.August 2016 (SDN/QJ):-Afhayeenka wasaaradda amniga xukuumadda Soomaaliya C/kaamil Macalin Shukri oo lahadlay Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA, ayaa sheegay in howlgal ciidamada amaanka ay ka sameeyeen degmada Dharkeynley ee gobolka Banaadir lagu qab qabtay labo nin oo la tuhunsanyahay in ay katirsan yihiin maleeshiyaadka Al-shabaab. Afhayeenka ayaa sheegay in labada nin laga…
