Madaxweyne Siilaanyo oo Gaashaanka u Daruuray Dalab Mudo Kordhin Kale oo Guurtidu u samayso

Hargaysa 25.Aug 2016 (SDN/QJ):- Iyada oo mudooyinkii danbe ay isa soo tarayeen wararka sheegaya suurtogalnimada in muddo kordhin labaad loo sameeyo madaxwayne Siilaanyo iyo ku xigeenkiisa Saylici ayaa warar soo baxayaa waxay sheegayaan in madaxwayne Siilanyo ganafka ku dhuftay soo jeedin muddo kordhineed oo loola tagay.   Warar uu Wargayska geeska Africa helay ayaa sheegya…

Read More

“Cidda Shakiga Qabtaa Shacabka Maaha ee Waa Siyaasiga Cararaya Kolna Dhuumanaya..” Prof: Gees DAAWO

Hargaysa 25.Aug 2016 (SDN/QJ):- Prof: Maxamed Siciid Gees, ayaa sheegay in mawqifka Shacabka Somaliland cad yahay tan iyo markii lagu dhawaaqay gooni-isu-taaggeeda 18 May 1991-kii, balse Cidda Shakisani tahay Siyaasiyiin kolba dhinac u carara oo Somaliland iyo Soomaaliya u kala dab-qaadaya, mararka qaarna is-qariya oo dhuumasho ku jira. Waxa uu Prof: Gees saadaaliyey natiijada ka…

Read More

“Waxaan Ka Qaylin Doonaa Khayriyadaha, Waayo? Toddoba Sannadood Baan Aamusnaa….” Wasiirka Boosaha Iyo Isgaadhsiinta Somaliland

Hargaysa 25.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka cusub ee Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland Md. Maxamuud Sheekh Cabdillaahi Cige oo doraad Xilka Wasaaraddaa la wareegay, ayaa muujiyey inuu ka qayb-geli doono ololaha Doorashada ee Xisbal-xaakimka KULMIYE oo uu Waxqabad ku amaanay, waxaanu ballan-qaaday in 7 Sannadood oo uu Aamusnaa ka dib, ka hadli doono fagaarayaasha Dalka.  …

Read More

Hoggaamiyaha Khaatumo Cali Khaliif Galeydh oo ka Dayriyay Xaalada siyaasadeed ee Somaliya DAAWO

Buuhoodle 25.Aug 2016 (SDN/QJ):- Hoggaamiyaha Kooxda Khaatumo Cali Khaliif Galeydh ayaa niyad jab ka muujiyay xaalada nabad galyo daro ee ay abuuri karaan doorashooyinka Somaliya ka dhacaya sanadkan. Proffesor Cali Khaliif waxaa uu sheegay in doorashada Somaliya ee baarlamaanka iyo madaxweynuhu ay sababi karto xaalad siyaasadeed oo kacsan, dagaallana ka dhici karaan Muqdisho iyo Banaadir…

Read More

“Wasiirkii Caafimaadka ayaa igu yidhi Yarka Ma Wax baa idinka Dhexeeya, Dabadeed anna waxaan ku idhaahdee Mayee Dee Inanku Miyaanu Reer New Hargeysa ahayn” Wasiirul Dawlaha Biyaha Mahdi Cismaan Buuri DAAWO

Hargaysa 25.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiiru dawlaha wasaaradda biyaha Somaliland Md. Mahdi Cismaan Buuri ayaa khudbad uu ka jeediyey madal ay xilka kula kala wareegayeen wasiirka cusub ee wasaaradda duulista hawada iyo gaadiidka cirka uu u magacaabay madaxweyne Siilaanyo iyo wasiirkii hore ee wasaaraddaas haatanna loo bedelay wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada, waxaa uu ammaan iyo…

Read More

Guddoomiyaha Ururka SOLJA oo Madaxweyne  Siilaanyo ku hor Kashifay Musuqmaasuqa Mid ka mid ah Hay’adaha Dowladda

Hargaysa 25.Aug 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto), ayaa Madaxweyne Axmed-Siilaanyo hortiisa ka caddeeyey Sanduuqa horumarinta Mashaariicda ee Somaliland Development Fun (SDF) uu Cunaha qabtay Mashaariicdii horumarineed ee ay Saxaafadda Somaliland heli jirtay, isla markaana Lacag Dhan Laba Milyan iyo Badh oo Doollarka Maraykanka ah oo loogu talo-galay Warbaahinta…

Read More

Cali Gurey Oo Si Maangal ah uga Hadlay Qaban Qaabada Aaska Cali Samatar,Weedho Adag Oo Uu Hawada u Mariyey Xukuumadda Somalia & Qirashadii Samatar ee Amarkii Lagu Burburiyey Somaliland Laguna Xasuuqay Dad Rayid ah DAAWO

Hargaysa 25 August, 2016-(SDN/QJ):– Muj Cali Maxamed Yuusuf (Cali Gurey) oo Jawaabtii ugu Adkayd u Direy Kuwa Ku Mashquulsan Qaban Qaabada Aaska General  Maxamed Cali Samatar, oo loo Tirinayo in amar ka soo baxay Lagu Xasuuqay Shacbi Somaliland ah oo aan Waxba Galabsan,Waxaanu Fariin Culusna Hawada u Mariyey kuwa Muqdisho Jooga ee Maxamed Cali Samater Maamuus…

Read More

Sagal Oo Ah Inanta Kalida U Saaraysa Wiil Uu Dhalay Wasiir Cali Mareexaan Iyo Aabbaheed Oo Ka Hadlay DAAWO

Mumbai 25.Aug 2016 (SDN/QJ):- Sagal Cabdi Xasan oo ah inanta kalideedi ugu deeqday Inadeerkeed oo uu dhalay Wasiir Cali Mareexaan ayaa iyada iyo abaheed Ganacsade Cabdi Xasan waxay ka hadleen dareenkooda ku aadan xanuunka ku yimi inanka ay qoyska yihiin. Arrintan oo daba joogta hadal shabakada bulshada iyo saxaafadda qaar keed baahiyeen oo ay ka…

Read More

Mid Ka Mid ah Hogaanka Dhaqanka ee Konfurta Hargaysa oo Iska Casilay Xubinimadii Gudidii lagu Dhisay Shirkii Beelaha Garxajis Iyo Sabab Siyaasadeed oo Ku dhalisay DAAWO

Hargaysa 25 August, 2016-(SDN/QJ):– Mid ka mid ah Hogaankii Dhaqanka ee Ka Qayb galay Shirkii Beelaha Konfurta Hargaysa iyo Galbeedka Burco isla markaana Lagu doortay Hogaankii Shirkaasi ayaa Shaaciyey inuu Iska Casilay Chief Caaqil Khadar Maxamed Cabdi Oo Iska Casilay Xubinimadii Guddidii Lagu Doortay Shirkii La Magac Baxay Garxajis Ee Dhawaan Hargaysa Ka Dhacay .

Read More

Kaftanka Siyaasada oo Toosh Weyn Ku Ifiyey Heerka Guul Wade-nimo ee Gudoomiyaha Cusub ee Hay’ada Shaqaalaha Somaliland DAAWO

Hargaysa 25.Aug 2016 (SDN/QJ):- Weriye Cali Cabdi Xaraare oo ah soo Saaraha Barnaamijka Kaftanka Siyaasada oo ka baxa Telefishanka Kalsan ayaa Diirada ku ifiyey Heerka Guul wadaynimo ee Mid ka Mid ah Mas’uuliyiintii uu Madaxweyne Siilaanyo Xilalka u Magacaabay. https://www.youtube.com/watch?v=7X1X_6lu0uE

Read More

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ku Celiyey inuu Murashax Yahay,Kuna Dhawaaqay Wakhtiga uu Shaacin doono DAAWO

Hargaysa 25.Aug 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Mar kale Sheegay inaanay Jirin Aayad u diidaysa inuu Murashax ka noqdo Xisbiga Ucid Mar kale,Waxaa Kale oo Gudoomiye Faysal xusay in Khilaafka Xisbiga Ucid ka dhex Jiraa uu dhawaan soo Gabo Gabaysmi doono. https://www.youtube.com/watch?v=rSH3ts1dyQk

Read More

Fannaanad Qurbejoog ah oo Wasiirka Khayraadka Biyaha Somaliland uu Quluubteeda Ka Maydhay Mab’da ay Hore u aaminsanay & Aragtideeda Maanta

“Walaalloow Baashe, Waa Dayax 14aad Ah oo Gudcurkii Aanu 25 Sanno Ku Jirnay Naga Saaray, waxaanan Leeyahay…” Fanaannada Ayaan Taleex Hargaysa 25 August, 2016-(SDN/QJ):– Fanaannada Ayaan Ibraahin (Taleex) oo ka mid ah fanaaniinta Somaliland ee qurbejooga ah  ayaa ka hadashay socdaal ay waqti xaadirkan ku joogto Somaliland iyo ujeedada ay u timi. Ayaan Taleex oo…

Read More

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Kormeer Ku Gaalaa-bixiyey Deegaano ka Tirsan Gobolka Buuhoodle DAAWO

Balli Calanle 25.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa si wayn loogu soo dhaweeyey degaamo ka tirsan Gobolka Buuhoodle ee Somaliland oo ay u tageen dardargelinta iyo wacyigelinta diiwaangelinta codbixiyayaasha doorashooyinka dalka oo si rasmi ah uga bilaabtay gobollada Sool, Saraar iyo…

Read More

Garyaqaan Madax-bannaan Oo Farta Ku Fiiqay Caqabadaha Hor Istaagi Kara In Xukun Caddaalad Ku Dhisan Laga Soo Saaro Khilaafka UCID

Hargaysa 25.Aug 2016 (SDN/QJ):- Daraasadaydan sharci waxa ay ku qotontaa qabyada sharci ee jirta ama haysta meelo badan oo qarankan JSL ah   mid kamida oo ah nidaamka ay marayso iyo sharciyada loo baahnaa in marka hore la helo ama ay jiraan marka la furayo ama laga garnaqayo ee la  dhagaysanayo dacwada noocan oo kale ah…

Read More

Wakiilka Uk u Qaabilsan Qaramada Midoobay Oo Ka Falceliyey Codsigii Shacabka Somaliland Doraad Ku Dalbadeen Aqoonsi Dhamaystiran

Nairobi 25.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wakiilka ingiriiska u qaabilsan qaramada midoobey Mr Mathew Rycroft ayaa wax laga waydiiyay codsi ay saxeexeen inka badan hal milyan oo muwaadiniinta Somaliland ah,kaasi oo dunida lagaga codsanayay tixgalinta xuquuqda Somaliland u leedahay aqoonsi caalami ah. Wakiilkan ingiriiska u jooga golaha amaanka iyo qaramada midoobey ayaa ka gaabsaday inuu sharaxaad ka…

Read More

Faafinta Diinta Kiristaanka Oo Meeshii Ugu Sareysay La Mareysa Soomaalida Iyo Baybal Loo Ekaysiiyey Kitaabka Qur’aanka Ah Oo Lagu Fidiyey Masaajiddada

Capetown, 25 August, 2016-(SDN/QJ):– Dadka Faafiya Diinta Kiristaanka, ayaa meel halis ah la maraya Dadka Soomaalida ah oo boqolkiiba boqol ah Muslimiin Sunni ah.   Wadaaddada Diinta Kiristaanka oo doonaya inay Diinta ay aaminsan yihiin ku faafiyaan Dadka Soomaalida ah isla-markaana hore u adeegsan jiray Idaacado ku hadla Afka Soomaaliga iyo Dhaqaale Dadka lagu soo…

Read More

Khasaaraha uu Sababay Dhul Gariir Xoogan oo ka Dhacay Waddanka Talyaaniga DAAWO

Roma, 25 August, 2016-(SDN/QJ):– Dhulgariir xooggan ayaa ruxay badhtamaha dalka Talyaaniga, kaasi oo sababay waxyeello xooggan islamarkaana dilay ugu yaraan 37 qof. Dhulgariirka ayaa cabirkiisa lagu sheegay 6.2 Higter oo ah Qiyaasta lagu Cabiro Dhul Gariirka kaas oo ku dhuftay dhul dhan 10 km, oo dhinaca koonfurta bari ka xiga magaalada Norcia. Dhulgariirka ayaa waxaa…

Read More

Dawlad shacabka Muslimka ka Joojisay Xidhashada dharka Asturan ee haweenku xidhaan SAWIRO

Paris 25 August, 2016-(SDN/QJ):–  Dawlada Faransiiska ayaa  Joojisay In dumarka muslimka ahi ku  dabaashaan  Dhar Asturan.   Booliiska Faransiiska ayaa xeebta Nice dharka kaga saaray haweenay Muslim ah oo xeebtaasi u tagtay inay ku dabaalato kadibna cashuuray.   Dawlada Faransiisku,  waxaa ay sheegtay in dharka asturan ee dumarka muslimka ahi xidhaan ay ka hor imanayo…

Read More