Ra’iisal Wasaare ku xigeenka Somalia oo ka qeybgalay qalinjebinta kumanaan arday oo ay u badanaayeen shaqaalaha dowladda SAWIRO
Muqdisho, 24 August, 2016 (SDN/QJ):- Ra’iisal Wasaare ku xigeenka dalka Somalia Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa manta ka qeybgalay qalinjebinta arday gaareysay kumanaan oo ay u badnaayeen shaqaale ka tirsan xafiisyada hey’adaha dowladda. Munaasabadda oo ay kasoo qeybgaleen masuuliyiin katirsan dowladda ayaa Ra’iisal Wasaare xigeenka gudoonsiiyay abaalmarino iyo shahaadooyin ardayda kaalimaha hore ka galay waxbarashadooda. Mudane…
