SAWIRRO: Guddoomiye Cirro Oo Shacabka Gobolka Awdal Kula Ciiday Magaalada Boorama
Borama,6,7,2016 (QJ/SDN) -Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland isla markaana ah gudomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdlaahi ciro ayaa waxaa uu saaka hiirtii waabari gaadhay magaalada Borama ee gobalka awdal . Gudoomiyaha oo xalay niskii danbe guureyn kaga baxay magaalada Hargeysa ayaa waxaaa uu salaadii ciida kula tukadey shacibka rer Borama ee ku tukanaaayey Masjud…
