Xukuumadda Somaliland oo Shaacisay Habka iyo Hannaanka uu u dhacayo Aaska loogu samaynayo Degmada WidhWidh Garaad Abshir Garaad Saalax DAAWO

Hargaysa 09.July 2016 (SDN/QJ):- Xukuumada Somaliland ayaa maanta si rasmi ah uga hadashay qaabka loogu talogalay aaska marxuum garaad Abshir saalax oo ka mid ahaa madaxdhaqameedka waaweyn ee Somaliland oo Dhowaan ku dhintay Dalka dibadiisa, dhowaana la keenayo wadanka si loogu aaso Degmada Widhwidh ee Gobolka Buuhoodle Afhayeenka dawlada Somaliland, ahna Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka…

Read More

Magacyada Raggii Ka Danbeeyay Weeraradii Sucuudiga oo La Soo Bandhiggay

Riyaadh,9,7,2016 (QJ/SDN) – Dowladda Sacuudiga ayaa soo bandhigtay magacyada iyo muuqaalka raggii ka dambeeyay weeradii dhawaan ka dhacay dalkaasi ee lagu qarxiyay goobo ay ka mid yihiin, masaajidka Nabiga ee Madina al Munawara. Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Sucuudiga waxa ay sheegtay in ruuxa ka danbeeyay weerarki dhacay Isniintii hore lagu magacaabi jiray Nayer Musalam…

Read More

Kenya: Madaxda Ammaanka oo Cadaadis Lagu Saarayo inay Xilalka Wareejiyaan

Nairobi,9,7,2016 (QJ/SDN) – Shalay ayaa waxaa cadaadis uu kuyimid madaxda ammaanka ee dalka Kenya gaar ahaan madaxda boliska kadib markii Kenya ay ka dhaceen dilal loo geystay dad la sheegay inaysan waxba galabsan.  Sharci yaqaano, siyaasiyiin iyo dadka difaaca xaquuqul insaanka ayaa sheegay in loo baahan yahay in Wasiirka Arimaha Gudaha Joseph Nkaissery, madaxa booliska…

Read More

MAREYKANKA: Abaal-marin loo ballan-qaaday ruuxii keena Xogta Dilkii Darawal Soomaali ahaa

Maraykan,9,7,2016 (QJ/SDN) – Shirkada tagaasiida ee Yellow Cab ayaa abaal marin u ballan qaaday qof kasta oo soo sheega xog muhiim ah oo la xiriirta toogasho loo geystay nin Soomaali ah oo darawaladeeda ka tirsan kaas oo dhaawac ah iminka laguna daaweynaayo magaalada Louisville Kentucky.  Ninkaa ayaa darawal ka ahaa magaaladaa waxaana toogtay dad hubeysnaa…

Read More

MUQDISHO: Mid ka mid ah Oday-dhaqameedyada soo Xulaya Baarlamaanka Soomaaliya oo ka badbaaday Dil

Muqdisho,9,7,2016 (QJ/SDN) – Nabad-doon Maxamed Xassan Qalinle oo ka mid ahaa odayaashii soo xulay xildhibaanada ayaa gaarigiisa oo hor yaalay gurigiisa qarax loogu xiray. Qaraxa ayaa dhacay asagoo guriga kujiray markaa shalay galinkii danbe. Si kastaba ha ahaatee, cidina waxba kuma noqon qaraxaa odayga gaariga loogu xiray maadaama markaa gaariga cidina aysan ku jirin agagaarkiisana…

Read More

AXMED MADOOBE: Al-shabaab lagama Adkaan karo lamana dhisi karo Ciidan Qaran Inta ay jirto Qabyaalad

Kismaayo,9,7,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam [Madoobe] oo ka Hadlayay Kismaayo ayaa sheegay in inta Soomaalidu ay ku dhaq-mayaan Qabyaalada aan laga adkaan doonin Al-shabaab, isla markaana aanaay suuro-gal hayn in la dhiso ciidan Qaran. Axmed Madoabe, ayaa ku tilmaamay Qabayaaladda Asnaam ay shacabka Soomaaliyeed Caabudaan, isagoo xusay in haddii aan qabyaaladda laga…

Read More

Raysal Wasaaraha Itoobiya oo Amaan Xoogan u Soo Jeediyay Maamulka Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya,In lagu daydana u soo Jeediyey Kililada kale DAAWO

Addis Abab 08.July 2016 (SDN/QJ):- Raysal Wasaaraha Dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa Sheegay in Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya ay Meel iska dhigeen Is Jiid Jiidadkii Hore u Jiray Isla markaana Wuxuuu amaanay Horumarka ay Gaadheen. https://www.youtube.com/watch?v=QKaPNWA4fdk

Read More

Taxanihii Qisaska Nolosha Iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar-Ilkood Kala Soco Qurbejoog ‘’Aqoonsi Qiimaha Naftaada’’ DAAWO

Hargaysa 08.July 2016 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku soo…

Read More

19 Kun oo Dollar oo la Gudoonsiiyey Gabadh Ku Nool Magaalada Burco oo Xannuun Darteed Looga Cararay Iyo Bandhiga Sheeko Naxdin Leh DAAWO

Burco 08.July 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Maxamed Ibraahin Aadan Qabo ayaa ka qayb galay Barnaamij loogu magac daray “Kaalmee Kuwan” oo uu Hindisay Weriye Cabdi Maalik Muuse Coldoon Isla markaana soo Bandhiga Xaaladaha dadka Jilicsan ee danyarta ah ee u baahan Gargaar bani-aadminimo Waxaanu Maalintii u danbaysay ee Bisha Ramadaan Lacag dhan 19 Kun…

Read More

“Doorashada Oo Dib U Dhacdaa Waxay Halis Ku Tahay Nabadgalyada, Waayo ? Dadku Ma Doonayaan Muddo Kordhin Dambe,Komiishankana Waxaan Leeyahay…” Sheekh Aadan-Siiro

Hargaysa 08.July 2016 (SDN/QJ):-  Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro) ayaa ka hadlay Marxaladda Somaliland Mareyso, Doorashooyinka soo foolka leh, Heshiiska Maalgelinta Dekedda Berbera ee Xukuumaddu la gashay Shirkadda Carbeed ee DP World iyo Arrimo kale oo muhiim ah. Sheekh Aadan-Siiro waxa uu ugu horeyn farriin u diray komiishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland oo uu…

Read More

Bulshada Somalida ee Minnesota oo Gacanta laga taagay: Waxay wada isticmaalan Hal gaari, Hal mobile, iyo Hal Bangi

Minnesota 08.July 2016 (SDN/QJ):-Soomaalida Maraykanka ee kunool gobolka Minnesota ayaa la sheegaa inay tahay bulsho isku dayata oo markiiba isku meel isku raacda isku waxna samaysa. Haddaba maqaal dheer oo uu diyaarisay warbaahinta Minnesota Post ayay ku sheegeen in Soomaalidu ay gadato hal gaari, hal mobile isla markaana adeegsato hal Bank. Gaarigu waa Toyota Camry,…

Read More

Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Banaadir oo si adag u Naqdiyay Hadal ka Soo Yeedhay Madaxweyne Xasan Sheekh DAAWO

Muqdisho 08.July 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Banaadir Siyaasi Tarsan ayaa ka falceliyay hadal Maalintii Ciidal Fidri ka soo Yeedhay Madaxweynaha Somalia oo Sheegay in Cadawga Kowaad ee Dalku Leeyahay uu Yahay Alshabaab Kuwa labaadna ku tilmaamay dadka Siyaasiyiinta ah ee Dawladiisa Dhaliila. https://www.youtube.com/watch?v=cIyjFdNYfY0

Read More