Baro oo Ku Dayo Muwaadinkaaga Danta Guud Wax ka Qabtay iyo Marti qaadka Qoraaga Maxamed Cabdi Daa’uud DAAWO

Hargaysa 03.July 2016 (SDN/QJ):- Maxamed Cabdi Daa’uud Waa Qoraa Weliba si Xeel dheer uga Hadlay Buug uu Curiyey oo Hal hayskiisu ahaa Hadimooyinka qaadka kaas oo Xambaarsan Daraasado iyo Macluumaad Wax badan ka taraya Nolosha Bulshada Isla markaana uu si durugsan ugaga hadlay Waxyeelada qaadku u Leeyahay Nolosha Qofka iyo Daroogooyinka ku Jira. Sama fale…

Read More

“Cadaalladii Iyo wax wada lahaanshihii Muuse Biixi Sheegayay ma cadaalad darradan ayay ku dambeysay? Suldaanka Beel KULMIYE Dhiigooda Raacay Oo Cadaalad Darro Ka Tirsaday Muuse Biixi DAAWO

Gabiley 03.July 2016 (SDN/QJ):- Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar, oo ka mid ah salaadiinta Somaliland kana soo jeeda gobolladda Awdal iyo Gabiley, ayaa sheegay inuu ka xumaaday wax uu ugu yeedhay cadaalad darro uu sameeyay Guddoomiyaha ahna Murrashaxa madaxweynaha KULMIYE Muuse Biixi Cabdi oo uu sheegay inuu ka qadiyay beelaha Samaroon guddida fulinta ee uu Arbacadii…

Read More

Dhacdo Cajiib ah:Dhaawacyada Labadii Ardaa ee Dharkeyn Geeyo ku Dagaalamay oo Goob Isku Mid ah lagu dawaynayo oo ka hadlay Dareenkooda DAAWO

Hargaysa 03.July 2016 (SDN/QJ):- Xubno ka Mid ah Maleeshiyaadkii ku Diriray Deegaanka Dharkeyn Geeyo ee Koonfurta Gobolka Sool oo haatan lagu dawaynayo Cisbitaalka Guud ee Hargaysa ayaa ka hadlay Sidii uu Dagaalkaasi u dhacay iyo Baaqa ay Bulshada u dirayaan https://www.youtube.com/watch?v=MT-8X6BdM3M

Read More

Afhayeenka Xisbiga Waddani oo Beeniyay Hadal uu Warbaahinta Siiyay Mas’uul ka Tirsan Xisbigaas oo Sheegay in Ciida kadib ay Xisbiga Waddani ku Soo Biirayaan Kooxdii Isbedel doonka Kulmiye DAAWO

Hargaysa 03.July 2016 (SDN/QJ):- Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa ayaa ku dooday in Xisbigoodu uu yahay ka ugu Taageerayaasha Badan Xisbiyada Jira Waxaa kale oo uu ka hadlay War uu Warbaahinta Siiyay Mas’uul Sare oo Ka Tirsan Xisbigaas oo Sheegay in Ciida kadib la qaban doono Xaflada Midowga Waddani iyo…

Read More

Wax ka Ogow Taariikhda Iyo Marxaladihii Nololeed ee uu soo Maray Sheekha Caanka ah ee Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir DAAWO

Hargaysa 03.July 2016 (SDN/QJ):- Waxa uu ka mid yahay Haldoorka Culimada Somalida ee Magaca ku Yeeshay Fidinta Diinta Islaamka Waxa uu ka soo Jeedaa Qoys lagu Ixtiraamo dhinaca Diinta Isagoo u Waramayay Barnaamijka baro Muwaadinkaaga ku dayashada Mudan rubuc qarnigii tegay ayuu ku faahfaahiyey heerarkii ay Noloshiisu soo martay iyo Caqabadihii la soo dersay Waa…

Read More

Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE oo koobab guddoonsiiyey Kooxaha tartannadan ku guulaystay + Muuse Biixi oo orod uu ku wareegay garoonka Xawaadle kaga mahadceliyey soo dhawayn loo sameeyey

Hargeysa 03.July 2016 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha KULMIYYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay xidhitaanka tartamo kubadda cagta ah oo bisha Barkaysan ee Ramadaan ka socday garoomada Xawaadle iyo Aw Aadan oo ku kala yaal degmooyinka 26-ka June iyo Gacan-libaax ee Hargeysa siday ukala horreeyaan. Guddoomiye Muuse Biixi oo ay wehelinayeen xubno…

Read More

Waa Maxay Saamaynta ay ku Fadhido Xubinimada Itoobiya ee Golaha Amnigu?

Addis Ababa 03.July 2016 (SDN/QJ):- Dawlada Itoobiya ayaa dhowaan loo doortay xubin aan joogyo ahayn oo ka mid ah Golaha amniga ee Waramada Midoobay, waxana ay xilkaa hayn doontaa mudada labada sanadood ah ee soo socda., hadaba waa maxay saamaynta ay joogitaankeeda golahasi ku yeelanayso xaaladaha qaaradda afrika gaar ahaan ta gobolkan geeska afrika ee…

Read More

Doorashada Gudoonka Midowga Afrika oo Lagu tartamayo Iyo Ismaandhaafka Jira

Addis Ababa 03.July 2016 (SDN/QJ):- Doorashada gudiga ururka Midnimada Afrika ayaa loo arkaa inay noqoto imtixaan adag oo loo maro xil saamayn ku leh masiirka guud ee qaaradda iyo ku taagnaanta mabaa’diida uu Ururku u taagan yahay, iyadoo gudiga sare uga fadhiyaan dalalka xubnaha ka ah Ururka inay dhacdo tartan doorasho  oo dhammaystiran , kas…

Read More

Faysal Cali Waraabe Oo Xilkii Ka Qaaday Guddoomiyihii Gobolka Saaxil Ee Xisbiga UCID

Hargeysa,2,7,2016 (QJ/SDN) – Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng.Faysal Cali Waraabe oo goordhaweyd war saxaafadeed uu soo saaray nuqul ka mid ah soo gaadhay xafiiska war qabadka ee shabakadda Qurbejoog.Com ayaa waxa uu sheegayaa in gudoomiyuhu uu xilkii ka qaaday Marwo Rooda Axmed Yaasiin Gudoomiyihii xisiga UCID ee gobalka Saaxil. Gudoomiye Faysal  ayaa xil kaa…

Read More

Hoggaamiyaha Al-Qaacidda oo Al-Shabaab Ugu Baaqay in ay Sare u qaaddo Weerarada Muqdisho iyo Kenya

Muqdisho,2,7,2016 (QJ/SDN) – Sheekh Dr. Aymen Al-Dawaahiri Hoggaamiyaha Ururka Al Qaacidda ayaa kalimad maqal iyo muuqaal ah oo uu jeediyay uga hadlay dagaalka ka socda Soomaaliya. Dawaahiri ayaa xarakada Al-shabaab ku ammaanay dagaal ay kula jiraan ciidanka dowladda Somaaliya iyo AMISOM. Al Qaacidda waxay Xarakada Al-Shabaab ugu baaqday in ay sare u qaaddo weerarada ka…

Read More

SHEEKH AADAN-SIIRO: “Waar Derajooyinka Ciidanka ka daaya Qabyaaladda”

Hargeysa,2,7,2016 (QJ/SDN) – Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa khudbaddii Jimcaha ee shalay kaga hadlay Zakaatul-fidriga, Maaddaama oo lagu jiro Gabogabada Bisha Barakaysan ee Ramadaan. Sheekhu waxa kale oo uu khudbaddiisa kaga hadlay oo uu soo bandhigay mar kale qorshayaal wax loogu qaban karo Dadka Reer Somaliland ee Danyarta ah, isagoo sidoo kalena…

Read More