Maxaad ka Ogtahay Hubka Basaasiintu Qaataan & Barnaamijka Xogta Dahsoon DAAWO

Hargaysa 01.July 2016 (SDN/QJ):-Hubka ay inta badan qaataan hawlwadeenada dhanka sirdoonku waxaa ka mid ah Bistoolada soo shabahda Irbadaha dawooyinka, taasoo la soo saaray xiligii dagaalkii qaboobaa, markii ugu horaysayna loo nashqadeeyey basaasad u dhalatay dalkii midowgii soofiyeeti.waxana u suurogal ah in laga rido rasaasta dhuunteeda oo ilaa 4.5 mm ah. https://youtu.be/u4hxly1itGc

Read More

Suxufiyiinta Ka Hawl Gala Magaalada Berbera oo Ku Baaqay in laga soo daayo Itoobiya Weriye Mukhtaar Nuux Ibraahin DAAWO

Berbera 01.July 2016 (SDN/QJ):-Waxaa Mudo ku dhow Laba Todobaad ku Xidhan Xabsi ku Yaala Xarunta Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Weriye Mukhtaar Nuux Ibraahin oo Telefishanka HCTV uga Soo Warami Jiray Gobolka Gebilay Kadib Markii qaab Shirqool ah Ciidamada Liyuu Boolis uga Kaxaysteen isaga iyo 4 Weriye oo kale Magaalo Xuduudeedka Tog Wajaale inkasta oo ay afartii…

Read More

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ee Gobolka Saaxil oo Ka Warantay Qaabkii Loo Xidhay iyo Cida Bixisay amarka qabashadeeda DAAWO

Hargaysa 01.July 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ee Gobolka Saaxil Marwo Rooda Axmed Yaasin ayaa dibada usoo saartay siro badan iyo shirqoolada ay xukuumada Siilaanyo dadka ku khaarajiso ama ku xidhxidho,Waxayna tilmaantay Cida ka danbaysa ee soo bixisay amarkii lagu xidhay ee jidgooyada loogu galay kaas oo ay sheegtay inay ka Badbaaday Waxaa kale oo…

Read More

Madaxda saddexda xisbi Qaran ee Somaliland oo kulan la Qaatay Safiirro ka tirsan dawladda Jarmalka

Hargaysa 01.July 2016 (SDN/QJ):- Madaxda saddexda xisbi Qaran ee Somaliland ee KULMIYE, UCID iyo WADDANI, ayaa kulan la qaatay safiirro iyo dublamaasiyiin ka socda dalwadda Jarmalka. Kulanka oo ahaa mid casho ah ka dhacday huteelka Ambassador ee caasimadda Hargeysa, waxa guddoomiyayaasha saddexda xisbi Qaran ee KULMIYE, UCID, WADDANI – Muuse Biixi Cabdi, Faysal Cali-waraabe iyo…

Read More

Guddida Ictiraaf-raadinta Somaliland Ee Dalka Sweden Oo Ka Warramay Guulaha Ka Dhashay Dedaalkooda Qaaradda Yurub

Hargaysa 01.July 2016 (SDN/QJ):-  Guddida Ictiraaf-raadinta Somaliland ee Dalka Sweden, oo ku sugan Hargeysa, ayaa Shalay kulan la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaadhiga Caalamiga ah Dr. Sacad Cali Shire, waxayna Xog-waran ka siiyeen halka u mareyso Hawshooda Diblumaasiyadeed. Gudoomiyaha Guddidan Marwo Rooda Jaamac Cilmi iyo Maxamed Yuusuf Bidhiidh oo ka mid ah xubnaha Guddidan…

Read More

Shaadh uu ku yaal dhiigga heesaagii John Lennon oo kumannaan dollar lagu iibiyay

New York 01.July 2016 (SDN/QJ):- Magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa waxa lagu iibiyay shaadh  uu xidhnaa nin waardiye ahaa oo lagu magacaabo Jay Hastings kaas oo ka ag-dhawaa xilligii la dilayay heesaagii caanka ahaa John Lennon oo ka tirsanaa kooxdii “The beatles” Jay Hastings ayaa shaadhkan Kabadh ku xareystay, kaddib markii uu ka…

Read More

SAWIRRO: Qarax dad badan ay ku dhinteen oo saaka ka dhacay Duleedka Muqdisho

Muqdisho,30,6,2016 (QJ/SDN) – Waxaa saaka qarax miino oo wadada dhinaceeda lagu aasay ay la kacday gaadhi BL ah ay saarnaayeen dad shacab ah , qaraxan ayaana ka dhacay Deegaanka Lafoole ee kuyaala Duleedka magaalada Muqdisho. Inta la xaqiijiyay qaraxan waxaa ku dhintay 12-qof oo kamid ahaa rakaabkii gaadhigaasi saarnaa, waxaa sidoo kale ku dhaawacmay sadex…

Read More

SHEEKH BASHIIR: “Sharcigan hadda kuma qorna [in raggu is guursan karaan] balse heshiisyada la saxeexi rabo ayay ku qorantahay”

Muqdisho,30,6,2016 (QJ/SDN) – Sheekh Bashiir Salaad oo ka mid ah hay’adda culimada Soomaaliyeed ayaa sheegay in sharciga siyaasadda Jinsiga ee Soomaaliya aanay ku qorneen in raggu is guursadaan, balse heshiisyada ku hoos jira sharcigan ee dowladda Somalia doonayso in ay saxeexdo ayaa uu sheegay in ay ku jirto arrintaasi. Sheekh Bashiir Salaad oo ka mid…

Read More

Obama oo ka Digay Dhaqaale Xumo Caalamka oo Dhan ah

Washington,30,6,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha dalka Mareykanka, Barack Hussein Obama ayaa sheegay inuu jiro walaac la xiriira koboca wakhtiga dheer ee dhaqaalaha caalamka. Arintaan ayuu sheegay inay daba socoto ka bixitaankii dhawaan dalka Ingiriisku uu u codeeyay inuu ka baxayo midowga Yurub (EU). Wuxuu Obama sheegay in maalgashiga iyo fursadaha maalgashiga daafaha caalamka oo dhan ay…

Read More

AFRICOM: Al-shabaab Waxay Qorshaynaysaa inay Weerarto Ciidamadeena ku Sugan Soomaaliya

Muqdisho,30,6,2016 (QJ/SDN) – Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika ku sugn ayaa baahiyay in Al-shabaab ay qorsheynayso inay weerarto ciidanka Mareykanka ah ku sugan Soomaaliya, iyagoo Taas ka dhigaya Aargudasho ka dhalatay Duqeymaha ay Diyaaradaha Mareykanku ku hayaan Goobaha ay ka taliso Al-shabaab. Warbixin uu talisku soo saaray ayaa lagu xusay in duqeymaha Mareykanku uu ku…

Read More

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo si Qaawan Madal loo dhamaa u Aflagaadeeyay Gudoomiye Cirro ,Nuxurka Weedhihii dhex maray Iyo Amakagii Madaxwayne Siilaanyo

Hargaysa 30 , June , 2016 – (SDN/QJ):- Guddomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Warabe ayaa aflagaadeeyay Guddomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Guddomiyaha Xisbiga Waddani Md:Cabdirxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro. Guddomiye Faysal Cali Warabe Iyo Cabdiraxmaan Cirro oo labadooduba doraad ka wada qayb galay kulan uu Madaxwayne Siilaanyo Isugu Yeedhay Saddexda Xisbi Qaran iyo Shirguddonka Golaha…

Read More

Somaliland: Siilaanyo Oo Lagu Marti-qaaday Shir Caalami ah oo Lagu Qabanayo Malaysia

Hargaysa 30 , June , 2016 – (SDN/QJ):-  Saraakiisha sar-sare ee Hay’adda samo-falka caalamiga ah ee  Al-khair Foundation, ayaa Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo)  soo gaadh siiyay marti-qaadka shir caalamiya oo Bisha October ee sannadkan ay dalka Malaysia ku yeelanayaan dunidda Islaamku. Waxaanay  sheegeen inay Somaliland dhisatay dawad istaahisha in caalamku aqoonsaddo.  …

Read More

Fal Celinta Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble ee Murashixiinta Ku Socda Kuraasta ay Mudada dheer ku Fadhiyeen,Gar Mise Gardaro? DAAWO

Hargaysa 30 , June , 2016 – (SDN/QJ):-  Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiiladda ayaa Jawaab ka bixiyey Baaq ay Todobaadkan Magaalada Hargaysa ka soo Saareen Murashixiinta raba inay u Tartamaan Doorashada Golaha Wakiiladda oo Walaac ka Muujiyey Dib u dhac ku yimaada qabsoomida Doorashada.

Read More

Madaxwayne Axmed Siilanyo oo la filayo in mudo kordhin loo sameeyo,Sababaha Keenaya Iyo Xisbiga Mucaaradka ah Ee waddani oo sida fiinta uga qayliyay DAAWO

Hargaysa 30 , June , 2016 – (SDN/QJ):- Maalintii Doraad ee Salaasadii ayaa Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo Wuxuu Shir deg deg ah isugu Yeedhay Shirgudoonka Baarlamanka Somaliland, Iyo Hogaanka Sadexda Xisbi Qaran Waxaa Guud ahaan Kulankaas Nuxurkiisu uu ku ururayay Sidii ay Doorashooyinku Xiligii loogu talo galay ee Horaanta Sannadka Danbe dalka uga Hirgali…

Read More

“Madaxweyne, Xidh Albaabka Soomaaliya Haddii Kale Salaadiin-baad Sheegaysaa Ee Wasiirradaa Kuu Shaqeeya Ayay Qaar Xamar Tagi Doonaan…” Ugaas C.risaaq Koosaar

Hargaysa 30 , June , 2016 – (SDN/QJ):- Ugaas Cabdirisaaq Koosaar oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland, ayaa dareen Waddaniyadeed kaga hadlay Xaaladda Nololeed ee ay ku sugan yihiin Dadka Danyarta ah ee Reer Somaliland, waxaanu Madaxweynaha ugu baaqay inuu fadhiga ka kaco oo uu wax ka qabto Sicir bararka naafeeyay Shacabka. Ugaaska oo Shalay…

Read More