Murashax Jamaal Cali Xuseen oo Xukuumadda ku eedeeyay Masuuliyadda Sicir bararka Shacabka Naafeeyay, sheegayna inaan Guddiyo loo saaraa Xal u heli karin

Boston, 28. January, 2016-(SDN/QJ):-Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga mucaaridka ah ee UCID, Jamaal Cali Xuseen oo ku sugan magaalada Boston, ee dalka Maraykanka, ayaa ka hadlay qodobbo dhowr ah oo wax laga weydiiyay oo ku saabsan khilaafka xisbiga UCID, Sicir bararka, Diwaangelinta cod bixiyayaasha iyo arrimo kale. Jamaal oo u waramay Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda…

Read More

Xukuumadda oo sheegtay inay daneynayso in la ansixiyo Xeerka Baananka Ganacsiga oo Culimada Dalku ka digeen Qodobbo ku jira DAAWO

Hargaysa 28. January, 2016-(SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland, ayaa sheegtay inay Golaha Wakiillada ku daba galeyso Xeerka Baananka Ganacsiga oo Culimada Dalku ka digeen in la ansixiyo, iyaga oo ku dooday inay ku jiraan qodobbo ka hor-imanaya Shareecada Islaamka. Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha Somaliland Cali Xaamud Jibriil, ayaa sheegay inaan Xeerka Baananka Ganacsiga la joojinayn isla-markaana uu…

Read More

“Boobka ka dhacay suuqyada sarrifka iyo Fashilinta ololihii soo-noolaynta Shilinkeena waxaa masuuliyadeeda yeelanaysa Wasaaradda Maaliyadda” Xildhibaan Siciid Maxamed Cilmi

“Talada Madaxtooyada ee lagu diirsaday iyo Ficilada Wasaaradda Maaliyaddu ku hantaaqinaysaa waa laba isburinaya” Hargeysa 28. January, 2016-(SDN/QJ):- Waxaa dhowrkii maalmood ee ugu dambeeyey dalku galay jahowareer dhinaca sarrifka lacagaha ah. Waxaa baxaadeg farsamaysan lagu khalkhaliyey suuqii sarrifka. Bal suuqa soo booqo, waxaad markaba ogaanaysaa sida ganacsatadeenii filimka loogu dhigayo. Waxaa la abuuray kala shaki…

Read More

Shir Lagu Gorfeynaayey Qorshe Siyaasaddeed Loo Samaynaayo Wershadaha oo Ka Qabsoomay Xarunta Wasaaradda Wershadaha Somaliland DAAWO

Hargeysa 28. January, 2016-(SDN/QJ):- Shir wada-tashi ah oo saaka xarunta wasaaradda Wershadaha ku dhex-maray mas’uuliyiinta wasaaraddaasi, ganacsatada kala duwan ee Wershadleyda Somaliland iyo madaxda ururada Wershadleyda, ayaa diiradda lagu saaray dejinta ama habeynta iyo weliba sida oo kale diyaarinta qorshe siyaasaddeed oo lagu haggo Wershadleyda dalka jamhuuriyadda Somaliland. Waxaana kulankan ka soo qeyb-galay wasiirka wasaaraddaasi…

Read More

Hargaysa oo ay ku soo Kordhayaan Dilalku iyo Mid ka Mid ah Cullimadda Caasimadda oo Ka Badbaaday isku day dil

Hargaysa 28. January, 2016-(SDN/QJ):- Sheekh maxamed cabdi carab oo ah culimada magaalada hargeisa ugu caansan ayaa ka badbaaday dil qorshaysan oo u muuqda mid lasoo agaasimay kadib markii rasaastii lagu riday ey la waayeen dad hubaysan oo soo weeraray gurigiisa. Arrinkan ayaan dareen gaara dhaliyay,iyada oo beryihii u dambeeyey ay magaalada hargeysa ku soo badanayeen…

Read More

Agaasimaha Guud ee Wershadaha Somaliland oo Si Cilmiyeysan uga Hadlay Muhiimadda ay Wasaaradda Wershadahu ugu Fadhido Qaranka Somaliland DAAWO

Hargeysa 28. January, 2016-(SDN/QJ):- Agaasimaha guud ee wershadaha Somaliland Md.Farxaan Aadan Haybe, ayaa si cilmiyeysan uga xog waramay muhiimadda ay wasaaradda Wershadahu ugu fadhido qaranka Somaliland, waxaana uu tilmaamay in wershadahu ay yihiin barta kaliya ee ay ka horumareen dawladaha ku horumaray dhinacyada dhaqaalaha iyo siyaasadda ee casrigan aynu joogno hoggaamiya dunida aynu ku nool…

Read More

“Kaadhka  Waxa La Siiyay Laba Kun Oo Qof, Toddoba Kun Oo Kalena Waxay Dalbadeen Magan-gelyo” UNHCR

Hargaysa 28. January, 2016-(SDN/QJ):-  Wasaaradda dib u dejinta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa magaalada Hargeysa ka bilowday bixinta kaadhadhka dadka qaxoontiga ah, waxaana shalay xarunta wasaaradaasi  soo buux dhaafiyay boqolaal qof oo xaqoonti ah, kuwaasi oo ka soo jeeda dalka Itoobiya, una badan qoomiyadda Oromadda. Xarunta wasaaradda dib u dejinta Somaliland,  ayaa shalay lagu arkayay qaxoonti tiro…

Read More

Horjoogaha Kooxda Khaatumo Prof Galaydh oo Go’doon ku Noqday Buuhoodle Kadib Markii ay istaageen Dayuuradihii Iman Jiray iyo Jihooyin Ciidamaddu ka dageen

Buuhoodle 28. January, 2016-(SDN/QJ):-  Hor joogaha Kooxda nabad diidka ah ee Khaatumo Cali Khaliif Gallaydh oo maalmihii u dambeeyey ku sugnaa gudaha magaaladda Buuhoodle, ayaa la sheegay in uu ku dhex go’doonsan yahay magaaladdaasi, ka dib markii ay diideen in ay soo fadhsiistaan diyaaradihii iman jiray buuhoodle sababo amaan awgood. Go’doonkan Buuhoodle ku dhex haysta…

Read More

Waddanka Eriteria iyo Dhacdo Cusub Waa Raggii Oo Lagu Ku Amray Guursiga Laba Xaas Haddii Kale Xabsiga inuu tago!!

Asmara 28. January, 2016-(SDN/QJ):-Kooxaha u ololeeya xuquqda Aadanaha ee dalka Eritrea ayaa soo bandhigay Qoraal ay ku sheegeen inuu ka soo baxay waaxda arrimaha diinta ee dawladda Eritrea. Qoraalka waxay dawladda Eritrea kaga codsatay ragga u dhashay dalkaasi inay guursadaan ugu yaraan laba xaas, iyadoo arrintaasi ugu wacan tahay iyadoo ay ragga ku yar yihiin…

Read More

‘Who knows what horrors he has been through?’ Swedish police chief sparks anger by SYMPATHISING with Somali boy, 15, ‘who stabbed refugee worker to death’

The head of the Swedish police has sparked outrage by expressing sympathy with the teenage asylum seeker accused of murdering social worker Alexander Mezher. National Police Commissioner Dan Eliasson, who has already admitted police cannot cope with the wave of migrant crime, said he has concerns about the ‘horrors’ and trauma the accused murderer may…

Read More

Weftigii Gudoomiye C.raxmaan Cirro oo Hargaysa ku soo Noqday Iyo Soo Dhawayn Miisaan leh oo Loo Sameeyay DAAWO

Hargaysa 27. January, 2016-(SDN/QJ) :– Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ahna Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro Iyo Wefti Xisbigiisa ka Tirsan ayaa Dib ugu soo Laabtay Caasimadda Hargaysa Kadib Markii ay soo dhamaysteen Socdaal ay ugu Magac dareen Same-Wade oo ay ku soo Mareen Jiido badan oo ka tirsan Gobolka Togdheer…

Read More

Al-Shabaab Oo Sheegtay In Aanay Ciidamada Kenya Ka Hadhi Doonin, Balse Ay Dalkooda Uga Daba Tagi Doonnaan

CEEL-CADDE –Ururka Dhaqdhaqaaqa Al-shabaab ayaa sheegay in aanay Kenya ka hadhayn xittaa haddii ay Soomaaliya ciidamadoodu ay ka wada baxaan, balse taas baddalkeeda ay daba socon doonnaan oo xittaa dalkooda uga daba tagi doonnaan. Macalin Daa’uud oo ka mid ah masuuliyiin dhaqdhaqaaqa Al-shabaab ee gobolka Gedo ayaa shalay markii ay ciidanka Kenya iskaga carareen deegaanka…

Read More

Hargaysa: Shirkadaha Adeega Korontadda oo Shaaciyey inay Hoos u dhigayaan Qiimihii ay Markii hore ay ka qaadi Jireen Bulshadda DAAWO

Hargaysa 27. January, 2016-(SDN/QJ) :– Shirkadaha Adeega Korontada Siiya Caasimadda Hargaysa ayaa Maanta Shaaciyey in 30 Bishan January ay Bulshadda u soo Bandhigi doonaan Qiimo ka Jaban kii ay hore uga qaadi Jireen dadka Isticimaala Laydhkooda. Hadalka Shirkadaha ayaa ka danbeeyay kadib Kulan ay Wada Yeesheen Wasaaradda Ganacsiga iyo Shirkadaha Adeega Korontada u fidiya Caasimadda…

Read More

Ciidamada Kenya Oo Toogtay Gudoomiyihii Deegaanka Ceel Cadde Ee Dowlada Federaalka Soomaaliya

CEEL-CADDE – Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Ciidanka Milatariga dalka Kenya ay dileen Gudoomiyihii deegaanka Ceel Cadde ee Gobolka Gedo Cabdirashiid Cali Cabdi oo loo yaqaan (Qoorleex) Sargaal katirsan Ciidanka Dowlada oo ku sugan Gobolka Gedo laguna magacaabo Axmed Aadan Xirsi ayaa Warbaahinta u xaqiijiyay in ciidanka Kenya ay dileen Gudoomiyhii deegaanka…

Read More

Daacish oo soo bandhigtay Sawiro laga qaaday Jihadi John kahor inta aan la dilin (Daawo Sawirada)

London 27. January, 2016-(SDN/QJ) :– Kooxda Daacish ayaa markii ugu horeesay soo bandhigtay Muuqaalka rasmiga ah ee Mohammed Emwazi oo loo yaqaanay Jihadi John, kaa oo 12 kii bishii November lagu dilay Duqeyn ay dalka Siiriya ka fuliyeen diyaaradaha Dagaalka Mareykanka. Jihadi John oo 27-sano jir ahaa ayaa asal ahaan kasoo jeeda dalka Kuwait, hasa…

Read More

Wasiirka Cadaaladda Oo ka Hadlay Dadka La Masaafurinayo Iyo Qiimaha Maceeshada

Wasiirka Wasaaradda Cadaalada Axmed Faarax Cadare ayaa ka hadlay qisaasta ay Xukuumaddu ku fulisay, ,waxaanu sheegay in qisaasta lo o raacay si sharciya oo Diinta Islaamka iyo Dastuurka Qaranka waafaqsan, khaladna ay tahay in wadan ama cid kale wax ka sheegto qisastaas. Wasiirka Wasaaradda Cadaalada Axmed Faarax Cadare oo Wargeyska Geeska Afrika wareysi gaar ah…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo Iyo Mujaahid Cabdiraxmaan Aw Cali Oo Kulan Yeeshay

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo iyo mujaahid Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax, ayaa muddo dheer ka dib toddobaadkan yeeshay kulan ka dhacay madaxtooyada. Kulankaas ayaa ahaa casho sharaf ay Madaxweyne Siilaanyo iyo xaaskiisu u sameeyeen Mujaahid Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax iyo xaaskiisa, waxaanu qabsoomay habeenimadii Isniintu soo galaysay ee toddobaadkan. Ma jiro wax war ah…

Read More