Somaliland seeks to tackle currency crisis

The President H.E. Ahmed Mohammed Mohamud Silanyo yesterday met with the business fraternity in a meeting billed as very circumstantial and one quite conducive in addressing the inflationary woes afflicting the country’s economy. He was flanked by the VP, the ministers of the Presidency, Finance, Interior, Commerce, Planning, Aviation, Defense, State Ministers for Presidency and…

Read More

Ururka SEYO Oo Soo Saaray Warbixin Tooshka Ku Iftiimisay Nadaafad-darrada Caasimadda Hargeysa iyo Dayaca Dowladda Hoose

Hargeysa,24jan,2016(QJ/SDN)- Ururka dhalinyarada ee SEYO oo ka dhisan magaalada Hargeysa ayaa soo saaray warbixin ay kaga hadlayaan nadaafad darrada caasimadd Hargeysa iyo dayaca dowladd Hoose ee Hargeysa, iyadoona warbixintani ay diirada Saarayso goobaha uu sida aadka ah qashinku uga booxsamay degmooyinka kala ah; Axmed dhagax, Maxamuud Haybe iyo Maxamed Mooge. Haddaba, warbixintan oo laba bog…

Read More

Gudomiye C/Raxmaan Cirro Oo Dadwaynaha Reer Burco Kula Sheekaystay Maqaaxiyaha Caanka ah ee Magaaladaasi SAWIRO

Burco 24,Jan 2016 (SDN/QJ):- Gudomiyaha Xisbiga Mucaradka Wadani ahna Gudomiyaha Barlamanka Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed C/Laahi (Cirro) ayaa Galabnimadii Maanta Dadwaynaha Reer Burco Kula Shaheyay Maqaaxiyo Caan ah Oo ku Dhex Yaala Gudaha Magalada Burco,   Gudomiye Cabdiraxmaan Cirro ayaa si kadis ah Loogu Dhex arkay Maqaxiyaha Cadaani iyo Maqaxida Cirro Oo Uu Gudomiye Cirro Dadwayne Tiro…

Read More

“Fankii iyo Suugaantiiba Waxay Noqdeen Qabyaalad,Saxaafadiina Mid kastaaba Ku Yar oo uu adeer u yahay ayuu afhayeen ka dhigtay” Aadan Dhoola yare

Hargeysa 24,Jan 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Wasaarada Cadaalada Somaliland Md. Aadan Axmed Cilmi (Dhoola-yare) ayaa sheegay inay qabyaaladii meel xun mareyso dalka, isla markaana uu fankii iyo Suugaantiina ay noqdeen qabyaalad, Ciyaarihii ay noqdeen qabyaalad, isaga oo uga digay Saxaafadda. Sidaa waxa uu Aadan-Dhoolayare ku sheegey Warsaxafadeed uu ku saxeexan-yahay oo maanta nuqul ka…

Read More

Cali Gurey oo Sheegay in Khilaafkii Xisbiga Ucid uu dhamaaday,Kana Hadlay Murashaxnimadda Jamaal Cali Xuseen Iyo Gudoomiye-nimada Faysal Cali Waraabe DAAWO

Hargeysa 24,Jan 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha ku-xigeenka Saddexaad ee Xisbiga UCID Muj. Cali Guray ayaa si faahfaahsan uga hadlay khilaafka Xisbiga isaga oo sheegay inaanu gudaha Xisbiga khilaaf ka jirin ee uu yahay mid ka baxsan xisbiga, kuna tilmaamay “khilaafka dibada ee xisbiga” taasina ay dhamaan doonto. Sidoo kalana wuxuu cadeeyay inaan wax Mansab ah oo…

Read More

Weeraraddii Gaadmada Ahaa, Go’aanka Xaglatoosiye, Diidmada Cali Khaliif, Kala Jabkii Odayaasha Buuhoodle Iyo Wararkii U Dambeeyay

Buuhoodle 24.Jan 2016 (SDN/QJ):-Ciidamada Qaranka Somaliland, ayaa la sheegay inay jawaab adag ka bixiyeen  weerar gaadmo ahaa oo ay ku soo qaadeen maleeshiyo hubaysan oo ka soo jeedda kooxda Khaatumo. Warar ay faafiyeen shabakadaha wararka qaarkood ayaa sheegay in weerarkaa gaadmada ahaa ee maleeshiyadaasi soo qaaday uu sababay dhimasho iyo dhaawac gaadhay raggii hubaysaa ee weerarka…

Read More

“Warka Odhanaya Wuxuu Waabeeye ku Biiray Waddani Waa Waxba kama Jiraan,Aniguna Waxaan ka mid ahay Isbahaysiga Waxay ku tashadaan ayay taladu noqonaysaa” Xildhibaan Waabeeye DAAWO

Hargeysa 24,Jan 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Maxamed Xaaji Yuusuf Waabeeye oo ah guddoomiye xigeenka 2aad ee xisbiga KULMIYE islamarkaana ka tirsan siyaasiyiinta isbahaysiga KULMIYE, ayaa beeniyay inuu ku biiray xisbiga Waddani islamaraana uu guddoomiye Cirro ku weheliyay safariwacyigelin ah oo uu ku marayay deegaano ka tirsan Gobalka Togdheer. Xildhibaan Waabeeye oo u waramay Geeska Afrika, wuxuu…

Read More

Degmadda Balli Cabane oo Xaalad abaareed ka taagan tahay iyo Sarakaal ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Soo Kormeeray.

Hargeysa 24,Jan 2016 (SDN/QJ):- Cali Xaaji Cabdi “Cali Yaanbo” oo ka Mid ah Saraakiisha Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa ka hadlay Kormeer uu ku soo Maray Jiido door ah oo ka Tirsan Degmadda Balli Cabane ee Gobolka Hawd. Cali Yaanbo oo Warbaahinta Maanta u Waramay ayaa Sheegay in Jiidaha hoos taga degmadaasi ay ka Taagan tahay…

Read More

Beesha Deegaanka Balli Diiriye ee Gobolka Togdheer oo Si Buuxda u Sheegay inay ku Biireen Xisbiga Waddani DAAWO

Burco 24,Jan 2016 (SDN/QJ):- Xisbiga Mucaradka Waddani ayaa ayaa shalay munaasibad soo dhawayn ah ku qaabilay Beesha Cabdalle Arab ee gobalka Togdheer oo sheegtay inay ku biirtay xisbigaas, waxaana lagu qaabilay munaasibad lagu qabtay magaalada Burco ee gobalka togdheer. Xafladani Oo ahayd Madal Si Baladhan u Kulmisay Bulshada Qaybaheeda Kale Duwan ayaa waxa Goob-Joog ka…

Read More

“Meelaha Qaar Kama Jiraan Goobo La Iska Diiwaangeliyaa…….” Gudoomiye C.raxmaan Cirro

Burco 24,Jan 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi oo hoggaaminaya wefti uu ku marayo goboladda beriga oo lagu magacdaray Samawadde, ayaa ka warbixiyay safarkiisa iyo ujeedada uu daaran yahay, Isla markaana wuxuu sheegay in meelaha qaar aanay ka jirin goobo la iska diiwaangeliyo. Sidoo kale meelaha qaar looga guuray abaaro oo dadku ay…

Read More

Wasiirka Caafimaadka Somaliland Dr Xaglatoosiye Oo Kulan Xasaasi ah la Yeeshay Gudiga Beelaha Dhulbahante Iyo Go,aano Ay Isla Meel Dhigeen

Buuhoodle 24.Jan 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Saleebaan Ciise Axmed ayaa habeenkii xalay kulan labo geesood ah la yeeshay gudida beesha degta deegaanka Buuhoodle Kulankaas oo u dhexeeyey Beelaha Dhulbahante Iyo Xukuumada Somaliland oo uu u joogay kulankaas Wasiirka Wasaarada Caafimadka Somaliland Kulanka Wasiir Saleebaan Xaglatoosiye la qaatay Beesha ayaa waxaa diirada lagu saaray…

Read More

Maayarka Iyo Golaha Deegaanka Hargeysa Oo Ku Baaqay In Loo Gurmado Dad iyo Xoolo Farabadan Oo Ku Dhibaataysan Deegaano Waqooyiga Hargeysa Ah

Hargeysa 24,Jan 2016 (SDN/QJ):- Maayarka iyo Golaha Deegaanka Hargeysa, ayaa qaylo-dhaan ka soo saaray dad xoolo-dhaqato ah iyo xoolahoodii oo dhibaato ku haysato deegaano ka tirsan waqooyiga Hargeysa, kuwaas oo ugu baaqay ganacsatada iyo bulshada kaleba in gurmad degdeg ah lala gaadho. Dadkan xoolo-dhaqatada ah iyo xoolahoodii ayaa wakhtiyada jiillaalka xoolahooda u dhaadhicin jiray deegaanada…

Read More

Askarta Naaxda Ee Booliska Ingiriiska Oo Mushaharka La Dhimayo

London 24,Jan 2016 (SDN/QJ):- Taliska guud ee booliska dalka Ingiriiska ayaa Askarta Naaxda ama saraakiisha buur buuran ee ciidamadooda u diray, warqado lagula socodsiinayo in haddii ay baruurta iska ridi waayaan muddo lix bilood ah mushaharkooda badh laga goyn doono, si qasab loogaga dhigo in ay ka hawl galaan sidii ay baruurta isaga ridi lahaayeen….

Read More

Baraf Aan Caadi ahayn Iyo Dabaylo Xoogan oo laga dareemay Bariga Maraykanka

Washington 24,Jan 2016 (SDN/QJ):- Magaalada Washington DC iyo gobollada bari ee Maraykanka waxaa ka da’aya baraf dabeylo wata oo la sheegay inuu socon doono ilaa 30 saacadood ee soo socda. Lix gobol oo ku yaalla dhinaca bari ayaa lagu dhawaaqay xaalad deg-deg ah, waxaana dadka lagu amray inaysan guryaha ka soo bixin. Barafka ayaa saameynayaa…

Read More

Hay’adda NASA Oo Sheegtay In Qaraxii Weynaa Ee Cadceedu Sameeyay Dhinbiilo Hydrogen Ah Oo Halis U Leh Dunida

Washington 24,Jan 2016 (SDN/QJ):- Qarax si dabiiciya uga dhacay cadceeda ayaa sababay olol iyo bambooyin hal bilyan ka badan, oo nooca Plasma loo yaqaan ah, kuwaas oo ka samaysan curiyaha ololka daran ee Hydrogen afka qalaad loogu yeedho, sida laga soo xigtay wakaalada sahaminta hawada sare ee dalka Maraykanka NASA oo iyadu sawir ka qaaday….

Read More

Gurigii Lagu Metelay Filimkii Caan baxay ee Gurigaan Keli Ku Ahay “Home Alone” Oo La Iibinayo

Chicago 24,Jan 2016 (SDN/QJ):- Guri ka mid ah kuwii sida wayn caanka u noqday sagaashanaadkii qarnigii hore ee aynu ka soo gudubnay, isla markaana dadka intooda badani ku xasuustaan sumcadii iyo magacii uu ka helay filimkii lagu metelay ee Gurigaan keli ku ahay ama “Home Alone” ayaa shaaca laga qaaday in la iibinayo. Gurigan oo…

Read More

Ku xigeenkii Xeer Ilaaliyaha Soomaaliya Oo lagu Dilay Weerarkii Xeebta Liido

Muqdisho,23Jn,2016(QJ/SDN)-Xeer Ilaaliyaha Guud Qaranka, Axmed Cali Daahir, ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in mid ka mid ah Ku Xigeenadiisa lagu dilay weerarkii hal habeen ka hor, ay Ururka Al Shabaab ku qaadeen Xeebta Liido Ee Waqooyiga Magaalada Muqdisho. Maxamuud Cabdi Magan oo ka mid ahaa Ku Xigeenada Xeer Ilaaliyaha Qaranka, ayaa ka mid noqday in…

Read More