Safaaradda Itoobiya Ku Leedahay Somaliland Oo Ka Hadashay Ajaanibka La Mastaafurinayo, Fiiseyaashii Hakaday Iyo Wax Wada Qabsiga Labada Dal
Hargaysa 25.Jan 2016 (SDN/QJ):- U qeybsanaha safaarada Itoobiya ee Somaliland ee arrimaha dhaqaalaha iyo siyaasadda Mr. Ageze Amelo, ayaa sheegay in aaney Itoobiya ogeyn oo keliya balse ay taageersan tahay howsha ay Somaliland gacanta ku hayso ee la tacaalida tahriibeyaasha sharci darrada ah ee badankoodu yihiin Itoobiyaanka. Waxa u sheegay in ay tahay arrin u…
