Dalka Senegal Oo Laga Helay Cudurka Dilaaga Ah Ee Ebola
Senegal 30/8/2014 (SDN/QJ)- Xukuumada Senegal Ayaa Waxay Xaqiijisay Qofkii Ugu Horeeyey Dalkaasi Ee Uu Ku Dhoco Cudurka Ebola, Taasi Oo Ka Dhigaysa Senegal Waddankii Shanaad Ee Galbeedka Afrika Ku Yaala Ee Uu Gaaro Cudurkan Ebola. Liberia-Na Waxay Sheegtay In Ay Xayiraada Ka Qaadi Doonto Xaafad Isku Raran Ah Oo Ay Karantiishay, Kaddib Markii Halkaas…
