Morocco oo Ka Sastey Cudurka Ebola Iyo Equatorial Guinea oo Dhabarka Saaratey Iney Marti Geliso (Cup Of Nation) By Jaahuur.

Equatorial Guinea-15-Nov-2014-(SDN/QJ)Akhyaartay qormadeena ciyaarha waxaynu ku eegeynaa koobka horyaalka Afrika (Cup Of Nation) oo bilhii aynu soo dhaafney jaahwareer ku jirey markii aay Morocco iska fogeysey in lagu qabto wadankeeda gundhigna uga dhigtey cudurka Ebola ee aafeeyey galbeedka Afrika. Haddaba xiriika kubadda cagta ee Afrika oo la dhakafaarsan waddanka aay u jaheen ahaayeen in lagu…

Read More

Daawo:Dhalinyarta Ururka Jiidali Oo Canbaareyey Falalkii Maalintii Shalay Aahayd ka Dhacay Magaalada Berbera

Hargeisa 5/11/2014(SDN/QJ)Dhalinyarada Ururka jiidali  oo ku hawlan  shir  wayne ay  dhalinyarada u  qabanayaan magaalada cadaado  ayaa xukuumada somaliland ay aa  iadu  aan shirkan  mawqifkeda  ka shaacin  iyadoo ay  dhalinyarada ururka jiidali shirkani qabanqaabinayaan https://www.youtube.com/watch?v=-oTc1s85qOI&list=UUj53Q4qchNyqvg6xkrKt2pg Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

Read More

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay

Mogadishu, 25 October 2014(SDN/QJ)- – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow ayaa ka warbixiyey waxqabadka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Booqashadii Madaxweynaha ku tagey Ceelbuur iyo Beledweyn, Shirka Maalgashiga Soomaaliya ee London lagu qabtay, Deeq Raashin ah oo la gaarsiiey Shabeelaha Dhexe, Wacyigelinta Wax…

Read More

Dawlada Federalka Somaliya Iyo Maamulka Putland Ayaa Heshisyo Kala Saxexday Ka Diba Markii Afar Casho Wada Hadal Uga Socday Magaalada Garowe

Garowe 14/oc/2014(SDN/QJ)Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Puntland oo afartii maalmood ee ugu dambeeyey magaalada Garowe wadahadallo uga soconayeen ayaa maanta kala saxiixday heshiis 12 qodob ka kooban. Heshiiskaas oo labada dhinac ay u kala saxiixeen Ra’iisul Wasaaraha Dowlada Federaalka Cabdiweli Shiikh Axmed iyo Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas waxaa goob joog ka ahaa mas’uuliyiin ka…

Read More

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan (Saylici) Ayaa Maanta Qaatay E-passport ka Cusub+Sawiro

Hargeisa 14/oc/2014(SDN/QJ)madaxwayne ku xigenka somaliland ayaa maanta  haayad laanta socdaala  ka qaatay  E-passport  cusub  oo  ay  dhawaan  xukuumada somaliland ku dhaawqday  inay joojisay  gud ahaan  passporadii  kale  ee somaliya  iyadoo maalinti shalay  ahaydna   uu taliyaha laanta socdaalku  soo bandhigay shuruudaha E-passporka  cusub  e looga baahanyahay  qofka qaadanaya iyadoo   dad  badan oo ka cabanaya ay…

Read More

Xulka Brazil Iyo Xulka Argentine oo Isku Naf Baxay (Brazil 2 Argentine 0 Latin America Cup) DAAWO-By Jaahuur.

Beijing-12-Oct-2014-(SDN/QJ) Asxabtay ciyaar aad iyo aad u xiisa badneyd oo dhexmartey xulka Brazil iyo Argentine kana tirsaneyd koobka Latin America ayaan waxba la isu reeban,waxaana ka dhexmuuqdey xiddigihii ka dhexmuuqdey koobkii kubadda cagta ee aduunka laguna qabtey dalka Brazil ee daawasho wacan. SDN/QJ jjaahuur@hotmail.com.    

Read More

Baadari Ingiriis ah iyo weftigii Safiirka Kenya ee Markabka kula shiray Madaxweyne Siilaanyo Ayaa Baroordiiq U Sameeyey Askar Ingiriis Oo Ku Aasan Xabaalaha Gaalada Hargeisa

Hargeisa 9/oc/2014(SDN/QJ) Safiirka Ingiriiska u fadhiya Dalka Kiiniya iyo weftigii la socday oo uu kia mid ahaa wadaad Baadari ah ayaa shalay xaflad Baroordiiq ah ugu sameeyey Askartii kaga dhimatay dagaaladdii Adduunka xabaala loo yaqaano kuwa Gaaladda eek u yaala Dooxa Hargeysa. Safiirka Ingiriiska iyo Baadariga ayaa Baroor-diiqdan ku xusay Askartoodaasi, waxanay xabaalaha dhigeen Ubax,…

Read More

Saaxiibayaal Ciid Mubaarak Iyo Dhacdooyinka Kubadda Cagta oo Wali Halkii Inooga Cocda Bal ila (DAAWADA) Tabiyaalka Hadaaqa.(By Jaahuur)

qurbejoog.com-04-Oct-2014(SDN/QJ) Akhyaartay qormadeena ciyaarha waxay ku soo qaadadeynaa dhacdooyinkii kubadda cagta aaynu ku soo jirney toddobaayadii aynu soo dhaafney,maantana waxaaynu ku soo afjareynaa si aaynu ugu naqono barnaamijyadeenii hore ee aaynu kaga faalooyin jirney ciyaaraha wariyaasha soo tabiya cododka caanka ah ee lagu yaqaano. jjaahuur@qurbejoog.com

Read More

“Madaxweynaha Ismaanu Arag,Heshiiska Na Dhexmarayna Waa Heshiis Caa’iladeed ee Ma ah Heshiis Siyaasadeed.”Muj. Cabdiraxmaan Cabdiqaadir

Hargeysa:Sep,28,2014(SD/QJ)Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdiqaadir oo kid ah Siyaasiyiinta ku bahoobay Madasha Wada-tashiga iyo Toosinta qaranka ayaa beeniyey warar Warbaahintu ka Baahisay oo sheegayey inay Heshiis dhinaca siyaasadda ah wada Gaadheen Madaxweyne Siilaanyo oo ay hore dhinaca siyaasadda uga kala irdhoobeen. Cabdiraxmaan Cabdiqaadir oo maanta warbaahinta kula Hadlay aqalkiisa oo ku yaalla Magaalada Hargeysa, ayaa  qiray inuu…

Read More

Kabtanka Man United Rooney oo Seddex Ciyaarood La Ganaaxey Muxuuse Galabsadey? (By Jaahuur)

London-27-Sep-2014-(SDN/QJ) Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula caraabeynaa xagaa iyo cariga Ingiriiska oo aay ciyaar aad u xiisa aay dhex martey man united oo gabalkeedu dansayahy iyo West Ham. Man United oo waayadan jab weyni ka soo gaadhey ciyaarihii aay soo ciyaareen ayaa u muuqata iney hurdada ka kaceen Haddaba Kabtanka  Man United oo markiisii horayba…

Read More

Asxaabtay DAAWASHO Wanaagsan Dhacdooyinka Qosolka badan ee Kala Qabsada Garsoorayaasha Iyo Ciyaartooyda.(By Jaahuur)

qurbejoog.com-23-Sep-2014-Akhyaartay qormooyinkeena ciyaarha waxaynu todobaadyadii aynu soo dhaafney ku soo guda jirney ixtiraamka aay ciyaartooyda iyo bahweynta ciyaarha jecel isu hayaan. Maantana aynu wada daawano dhacdooyinka qosolka badan ee kala qabsada ciyaartooyda kubadda cagta iyo garsoorayaasha inta ciyaarta lagu jiro. SDN/QJ jjaahuur@hotmail.com

Read More

Saaxiibayaal Wali waxaynu Ku Jirnaa Xushmadaha Loo Hayo Ciyaatooyda Aduunka Caanka Ku Ah(Ronaldinho DAAWO) By Jaahuur.

Qurbejoog.com-19-Sep-2014-(SDN/QJ) Akhyaartay qubanaheena ciyaarha wali waxaynu ku jirnaa ciyaartooyda caanka ah kubadda cagta aduunka ixtiraamka aay u hayaan teegeerayaashooda iyo bahweynta ciyaaraha jacel. waxa kale oo inoo soo socda dhacdooyinka iskugu jira inta ciyaarta lagu jiro wax yaabaha qabsada garsoorayaasha,ciyaartooyda oo aynan ka madhneyn qosol fara badan. jjaahuur@qurbejoog.com.

Read More

Halkan Ka Daawo:Cali Waran Cade Iyo Jeni Yare Oo Soo Ururiyey Odayal Taageraya Diiwan Galinta Muranku Ka Taagn yahay

Hargeisa 16/9/2014(SDN/QJ)Badhasaabka Gobalka maroodijex  jeeni yare  ayaa saaka kulan la qaatay qaar  ka mida odayaasha gobalkani  maroodijex  isgaoo gudoomiuhu kala hadllaayey diiwan galinta madaiga oo dhawaan qarr  kamida odayaasha gobalkani ay  qaadacen diwan galintasi  oo ay shegen inay deganadoda la keni karin  ilaa sadexda xisbi qaran isku raacan moyane iyagoo odayashani ugu baaqay xisbiyada qaranka…

Read More

Halkan ka daawo: Xisbiga Wadani Oo Qadacay Labada Diiwan-Galinod Ee Dhakada La Iska Saaray Taagerayaashiisana Ugu Baaqay Inanay Ka Qaybgalin

Hargeisa 11/9/2014 (SDN/QJ)xisbiga wadani  oo maanta  qaadacday  diiwangalintii madaniga ahaa iaygoo sheegay  inay  xukuumadu kaga baxday  balantii iyo iyo dalab ay  xukuumada kaga dalbanayaan inay labada diiwangalinood kala qaadan sidoo kale ugu baaqay  guud ahaan inaanay  ka qayb galin diiwan galinta madaniga ah

Read More

Xiddigihii Kubadda Cagta Aduunka ee Raqayada Ahaa oo Aay Ka Mid Yihiin Maradoona Iyo Baggio oo Ciyaar Ku Xusey Nabadda Qaza(DAAWO) By Jaahuur.

Rome-04-Sep-2014-(SDN/QJ) Akhyaartay qaormadeena ciyaarha waxaynu ula beegsaneynaa xagaa iyo cariga Talyaaniga caasimadooda (ROME) oo aay ka dhacdey ciyaar aad iyo aad xiisa badan laguna xusayey nabad ka dhalata Qaza ee yuhuudu ku gumaadey masaakiinta reer falstiin. Ciyaartan oo aay ka soo qeyb galeen dadweyne aan la soo koobi kareyn. Haddaba ciyaaryahanada cuslaatey ee xiddidihii aduunka…

Read More

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Iclaamiyay Xiliga Ay Caasimada Somaliland Helayso Biyo Ku Filan.

Hargaysa 1/9/2014(SDN/QJ)Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Cabdillaahi Cukuse ayaa sheegay in Mashruucyo Biyaha Hargeysa lagu balaadhinayo marayaan gabo-gabo islamarkaana sanadka 2015-ka Hargeysa helayso Biyo ku filan. Wasiirka oo faah-faahin ka bixinayay kulan ay yeesheen Guddida horumarinta Biyaha Hargeysa, wasaaradda Biyaha iyo Shirkadda Imaaraadka ee Wadda Mashruuc biyaha lagu balaadhinayo oo Imaaraadku ku deeqay ayaa sheegay in…

Read More

Xiddigii Reer Kaamiruun Albert Abosse oo u Geeriyoodey Dagax Qoorta looga Dhuftey Mar uu Ciyaar Ku Jirey (DAAWO) By Jaahuur.

Algeria-31-Aug-2014-(SDN/QJ)Saaxiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxaynu haajireynaa xagaa iyo Algeria oo xiddiggii reer Kamiroon Albert Abosse una ciyaara naadiga JS Kabylie ayaa u geeriyoodey dhagax laga soo tuurey taageerayaash mar uu ciyaar ku jirey. 24-tan jirkan Albert Ebosse ayaa dhimashadiisa laga dhawaajiyey mar loo qaadey cisbitaal ku yaala Tizi Ouzou oo bariga ka xiga caasimadda Algeria ee…

Read More