Xiddiga Da’da Yar ee Reer Brazil (Neymar Da Silva Santos Junior) Xageebuu Ka Soo Farcamey?(By Jaahuur)
Mog-Das- Cruzes-Brazil-June-2nd-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Akhyaartay faaqidaadeena ciyaaraha waxayn ula kacaynaa xaggaa iyo carigaa Brazil oo aynu ku eegeyno xiddiga d’ada yar ee reer Brazil (Neymar Da Silva Santos Junior). Neymar Da Silva Junior wuxuu ku dhashey Mog Das Cruxes Brazil Sannadkii February- 05-1992, sida aynu wada ognahay Neymar waa ciyaaryahan reer Brazil ah wuxuuna ka soo ciyaaray La Liga…
