Ciyaartooyda Soomaaliyeed,Bahweynta Ciyaaraha Jecel Iyo Musliminta Meel Kasta oo Aay Joogaan Ciid Wanaagsan. I

Ottawa-July-07-2013-qurbejoog.com-Saaxiibayaal Anigoo ah Maxamed Cabdi Cumar (JAAHUUR) ahna tafatiraha ciyaaraha ee qurbejoog.com,waxaan ciyaartooyda Soomaaliyaad,bahweynta ciyaaraha jecel iyo Muslimiinta meel kasta oo ay jogaan waxaan leeyahay Ciid Wanaagsan,Ciidan Cideeda kalana ilaahay ha inagu gaadhsiiyo Bash-Bash iyo Barwaaqo——————————AAMIIN

Read More

Xiddigii Reer Ingiriiska ee u Soo Kifaaxay Arsenal Iyo Qaranka Kenny Samson oo La Darsey Darbi Jiifka(Homeless-Sawiro)By Jaahuur.

London-July-07-2013-qurbejoog.com-Akhyaartay faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ula caraabeynaa xagaa iyo cariga Ingiriiska. Imtiaxaanada aduunka iyo mishkiladeeda oo aad u farabadan ayaa ninkii nooli maalin kasta u joogaa,waana tan ka dhacdey magaalo madaxda Ingiriiska ee London. Haddaba iyada oo aan hore looga baran loona maqlin ciyaaryahanada aduunka caanka  ah ayey la soo darsi doontaa darbi jiif (Homeless). Saaxiibayaal…

Read More

Taliska Booliska Dawlada Federaalka oo ka hadlay hawlgalada Muqdisho

Muqdisho 04.Aug (SDN) Taliyaha ciidamada booliska DF Somalia Gen.C/xakiin Daahir Cilmi ‘”Saacid” ayaa ka hadlay hawlgalo mudooyinkii la soo dhaafay ciidanku ku qaaden xaafadaha magaalada Muqdisho. Dad ,hub iyo waxyaabaha qarxa ayuu sheegay taliyuhu inay ku qabteen hawlgaladii ay qaadeen ciidanku, sidoo kale waxa warbixin dheer soo jeediyay afhayeenka Booliska Maxamed Yuusuf Cumar. Taliyaha ayaa…

Read More

Xiddigii Reer Ecuador Christian Benitez Ayey Naftu Ka Uguugtey Markii uu Afweynta u Dhacay(Heart Attack) By Jaahuur.

Doha-Qatar-Aug-01-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu manta ula qaxaynaa xagaa iyo carigaa Qadar oo xiddiggi reer Ecuador Christian Benitez una ciyaara naadiga  AL-jaish Club ayaa afweynta dhulka darsadey,markii uu wadnahu istaagey. Meydkii Christian Benitez ayaa loo qaadey wadankiisii Khamiistii ,markii aynu saddexdii cisho ee aynu soo dhaafney uu ku dhintey dalka Qadar caasimaddiisa Doha. Christian Benitez oo naaneystiisa…

Read More

Waa Barnaamij ka Waramaya Waxqabadka Xukuumada oo documentary ah {DHAGAYSO}

Hargaysa 29.July (SDN) Waa  Filim Dhagaysi ah kana Waramaya Waxqabadkii dhinacyada kala duwan lahaa ee Xukuumadu ku Talaabsatay Mudadii Sadexda Sanno ahayd ee ay Hogaaminta Qaranka Haysay,Kuwaas oo ay ka Mid Yihiin Kor u qaadka Dhaqaalaha iyo Miisaaniyada Qaranka,Furitaankii Ururada Siyaasada. Waxbarashada dugsiyada hoose oo bilaash laga dhigay,Mushahar kordhinta Shaqaalaha Dawlada iyo Ciidamada, Bixinta Derajada…

Read More

Tababare Saintfiet oo Reer Belgian Ah Ayaa Laba Bilood oo Bilaa Mushahar ah Ku Tababari Doona Xulka Malawi Muxuuse Ka Wadaa?By Jaahuur

Malawi-July-27-2013-qurbejoognews.com-Ottawa- Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku jaleeceynaa xagaa iyo Bari Africa Malawi. Xiriirka kubadda cagta ee Malawi (Football Association of Malawi) ayaa manta shaaca ka qaadey iney heleen tababare cusub oo reer Belgian ah una tababari doona xulkooda qaranka laba bilood oo taburucaad ah (Volunteer). Haddaba tababarahan oo lagu magacaabo Saintfiet oo isagu ka dhawaajiyey…

Read More

Madax ka Tirsan Wasaarada Caafimaadka oo Kormeer ku Maray Goobaha uu Talaalku ka socdo ee Boorama

Boorama 26.July (SDN) Dr Cali Sh.Cumar oo ah Agaasimaha Waaxda Caafimaadka ee Wasaarada Caafimaadka ayaa  Kormeer ku soo maray Goobaha uu Talaalka Dabayshu ka Socdo ee Degmada Boorama. Waxaa agaasimaha Kormeerkan ku Wehelinayay Isu duwaha Wasaarada Caafimaadka ee Gobolka Awdal Dr C.raxmaan Jaamac Hadi iyo Xidhiidhiyaha Waaxda Talaalka ee Wasaarada Caafimaadka Abiib Aadan Nuur iyagoo…

Read More

Xulka Gabdhaha Germany oo 1-0 Ku Caraabiyey Xulka Sweden(Uefa Women’s Euro 2013 Semi Finals) By Jaahuur.

Gothenburg-Sweden=July-24-2013-qurbejooognews.com-Ottawa-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ula qaxaynaa xaggaa iyo cariga Sweden oo si habsami ah uga socdo koobka horyaalka Yurub ee Dumarka(Uefa Women’s Euro 2013). Haddaba ciyaarahan oo soo galay Semi Finals,waxaana u soo baxay Germany oo ay foodda isla galeen iyo Dunmark iyo Norway. Sweden oo koobkan marti galisey ayaa hadalhayntu u badneyd in xulka…

Read More

Xiddigii Reer Montenegro Stevan Jovetic oo Ku Biirey Man City.(By Jaahuur)

Fiorentina-Italy-July-19-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu manta ku soo qaadaneyna kala iibsiga ciyaartooyda oo si xawli ah uga socda daafaha aduunka. Alaaba naadiyada waaweyn ayaa wakhtiyada xagaaga ee fasaxyada lagu jiro ayaa waxay ku tartamaan ciyaartooy kala iibsiga. Haddaba waxaynu maanta booqaneynaa xaggaa iyo Talyaaniga siiba Fiorentinia oo xiddigoodii reer Montonegro Stevan Jovetic ka iibisey Man City…

Read More

Ciyaar Feedh Ahayd(Boxing Match) Kana Dhacdey Jikaarta oo Galaafatey Dimasho Iyo Dhaawac.(By Jaahuur)

TIMIKA-Indonesia Sep-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Asxaabtay faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu maanta ula caraabeynaa xagaa iyo carigaa Induuniisia. 17-an qofood ayaa ku dhimatey oo ay 12-an dumar yihiin 38-eed kalana way ku dhaawacmeen,markii laba ciyaaryahan oo feedhtamayey(Boxing Mach) taageerayashoodii kuraas isku tuurid bilaabeen. Ciyaartan oo ka dhacdey garoon ku yaala magaalo yar oo la yidhaahdo Nabire kana mid ah Induniisia ayaa…

Read More

(DHEGEYSO)Jawaab Denleydii Wasiir Xirsi:Ninka Duubka(xilka) kuuxiray Darajaba Derajaba kumuu Siin,Debi buu ku geliyee Derejaba xaq uma lihid. Abwaan Cabdilaahi Sheekh Ismaciil

Toronto July 15,2013(SDN)-Abwaan Cabdilaahi Sheekh Ismaaciil ayaa Jawaab ka bixiyay tixdii Denleyda aheyd ee uu Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Mucaaridkiisa u tiriyay. Abwaan Cabdilaahi ayaa sidoo kale Jawaab ka bixiyay eed uu dhawaan Wasiir Xirsi u jeediyay Guddoomiyaha Xisbiga Qaran ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/dhexyar.MP3″] HALKAN GUJJI SI AAD UDHEGEYSATO JAWAABTA DENLEYDII…

Read More

Xiddigga Reer Ivory Coast Didier Drogba Ayaa 5-an Cusbitaal u Dhisaya Dalkiisa.By Jaahuur.

Ivory Coast-Abdijan-July-14-2013-qurbejoognews.com-Ottawa- Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ula haajireyna xagaa iyo Galbeedka Afrika Ivory Coast oo xiddigoodu Didier Drogba u dhisayo Cisbitaalo (Hospitals). Warkan oo ka soo shaac baxay Abidijan ayaa xiddigan kubadda cagta ee caalimiga ah ee reer Ivory Cost Didier Drogba ayaa waddankiisa ugu deeqey inuu u dhiso 5-an Cusbitaal oo 5-an magaalo…

Read More

Xiddiggii Reer Masar Mohamed Aboutrika oo Ku Biirey Banabaxyaasha Akhwaanu Muslimiin.By Jaahuur.

Masar-Qaahira-July-12-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Saaxiibayaal qodobadeena faaqidaadda ciyaaraha waxaynu ula ambabaxaynaa xagaa iyo carigaa Masar. Xiddigga reer Masar una safta naadiga faca weyn ee Al Ahly ahna kabtanka xulka qaranka ee Masar Maxamed Aboutrika ayaa ku biiray banaabaxyada looga soo horjeedo dawladda lana safety akhwana muslimiinta ku hawlan in loo soo daayo Mursi xukunkiisiina dib loogu celyo. Haddaba Jaahuur…

Read More

77-tan Sanno Ka Dib Xiddiga Reer Ingiriiska Andy Murray oo Ku Guuleystey Wimbledon Grand Slam. By Jaahuur.

London-Wimbledon-July-08-1013-qurbejoognews.com-Ottawa-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu manta ula caraabeynaa xagaa iyo cariga Ingiriiska oo lagu kala faraxashey koobka Wimbledon Grand Slam. Haddaba labadii wiig ee aynu soo dhaafney waxaa si xiisad leh uga socdey carigaa Ingiriiska koobka Tenista ee loogu magacdarey Wimbledon Grand Slam,waxaana ka soo qeybgala ciyaartoy badan oo aduunka caan ka ah Gabdho iyo Wiilalba….

Read More