Uncategorized

Daawo:Gudoomiyihii Haayada Shaqaalaha Oo Maanta Xilkii U Wareejiyey Kii Uu Dhawaan Madaxwaynaha Somaliland U Soo Magacaabay

hayada

Hargeisa 83/3/2015(SDN/QJ)Masuuliyiinta Haayada Shaqaalaha dawlada ayaa maanta xilalki la kala wareegay iyadoo munaasibada ay xilalka kula kala waregayeen ay  goob joog ahaayen masuuliyiin badani  oo ku  jiray wasiirka boosha iyo isgaadhsiinta somaliland

Hargeisa SDN/QJ

Concat@Somalidiasporanews.com