
Hargeisa 8/3/2015(SDN/QJ)alle naxariistii janno ha kawarabiye waxa galabta cisbitaalka guud ee magaalada hargeisa ku geeriyoday xildhiban xariir siciid bulaale oo ka mid ahaa xildhibanada golaha wakilada xildhibankani ayaa ka so baxay xisbigii burburay ee udub isagoo xildhibankani hada ka tirsana xiabiga kulmiye xildhibankani alle ha u naxariiste waxa uu ka mid ahaa xildhibana qunyar socodka ah een inta badan si buuxda uga dhex muuqan xiliyada mooshina
Gudoomiyaha golaha wakilada somaliland c/raxman maxamed c/laahi (ciro) kan tacsiyadeeyey geerida naxdinta badnayd ee galabta ku timi xildhiban xariir siciid bulaale isagoo shacbiwaynaha somaliland iyo ehelkii iyo qarabadii uu kabaxay uga baryey in ilaahay naxariistii jano ka warabiyo samir iyo iimana ka siiyo guud shacbiwayanaha somaliland ee uu ka baxay
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com
