|

Maamulka Gobolka Salal oo ka Hadlay Mudaharaad Xoogana oo doraad Gilgilay magaalada Lawyacado {DHAGAYSO}

Lawyacado23.Dec 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Gobolka Salal iyo Ku Xigeenkiisa ayaa  ka hadlay Mudaharaad ka dhacay Magaalada ku taala Xuduuda ay Wadaagaan Somaliland iyo Jabuuti ee Law yacado kuna diidanaayeen Cashuur ay Sheegeen in Wasaarada Maaliyada ee Somaliland ay kordhisay.
Maamulka Gobolka Salal waxay sheegeen in aanu jirin wax cashuur ah oo la kordhiyay iyagoo intaas ku daray in  si habsami leh uu u socdo hawsha Cashuur Ururinta ee Kastamkaasi u Xilsaaran yahay.
Guji Halkan oo Mobilkaaga ka Dhagayso

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Saylac23.mp3″]

Lawyacado SDN.
Qurbejoog.com

Comments are closed