|

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Sheegay in Berbera ay Kaalinta Kowaad u hayso Mashruuca Maamul Daadejinta DAAWO

Berbera 01.Dec 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa Maanta Xadhiga ka jaray Mashaariic laga hirgaliyay Magaalada Berbera,Isla markaana Kormeer ku soo maray Qaar ka Mid ah Hay’adaha Laamaha dawlada.

Mudane Saylici ayaa Sheegay in Magaalada Berbera ay Noqotay Ta Kaalinta 1aad u haysa Mashaariicda JPLG ee Horumarinta Degmooyinka iyo Maamul Daadejinta

Comments are closed