Hargeysa Mar 11,2015(SDN/QJ)-Ardeyda kuliyadaha kala gedisan ee Jaamacada Hargeysa ayaa waxa ay kulamo isdaba jog ah oo ay yeesheen dabadeed Soo saareen Baaq ka dhan ah maamulka Jaamacada oo ay u gudbiyeen Madaxweyne Axmed Siilaanyo.

qurbejoog