|

Somaliland iyo Jabuuti oo Wasiiradooda Arrimaha Guduhu Isla Yimaadeen Magaalada Lawyacado iyo Wixii laga Wada hadlay Qurbejoog ka Daawo

Lowyacado 03.April 2014 (SDN)- Wasiirka wasaaradda Arimaha gudaha ee JSL Md Cali maxamed warancadde oo Maanta ku sugnaa Magaalada Lowyacaddo gaar ahaan xuduuda dhanka jamhuuriyadda jabuuti ayaa ka hadlay arimo ku saabsan socdaalkiisii dalka jabuuti iyo waxyaabaha uga qabsoomay.

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland Waxaa Socdaalkan Ku Wehelinayay Wasiirka Dhigiisa ah ee Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyada Jabuuti Waxaanay Salaan Sharaf ka Qaateen Cutub ka Tirsan Ciidamada Qaranka ee Somaliland .

Lawyacado SDN.

Qurbejoog@gmail.com

Comments are closed