Cabdi Muxumad Jaamac oo ka mida aqoonyahanka reer Somaliland ee ku nool Britain oo ka waramay Mustaqbalka Somaliland(DHEGEYSO)

    London Mar 22,2013(SDN)-Cabdi Muxumad Jaamac oo ka mida aqoonyahanka reer Somaliland ee ku nool dalka Britain ayaa wareysi dheer oo aanu dhawaan la yeelanay waxa uu uga waramay arrimo ay ka mid yihiin marxaladihii kala duwanaa ay Somaliland Soo martay. Cabdi waxa kale oo uu ka warbixiyay caqabadaha hortaagan aqoonsi ay hesho Somaliland iyo sidii…

    Read More

      Xasan Sheekh Maxamuud: Hadii Aan Nabad Jirin Nolol Majirto

      Muqdisho March 25 2013 (SDN)– Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in amnidarada jirta ay saameyn weyn ku yeelan karto hay’adaha Dowladda. Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay meel aan amaan ka jirin inuusan ka jirin nolol xitaa culimada aysan masaajidka cibaadeysi utagi karin.Madaxweynaha ayaa ku sifeeyay nolosha heer waliba oo ay leedahay…

      Read More

        Fanaaniin Isugu jira Soomaali iyo Ajaanib oo Shalay Soo Gaaray Magaalada Muqdisho

        Muqdisho March 25 2013 (SDN)– Faaniin isugu jira Soomaali iyo Ajaanib ayaa maanta Muqdisho soo gaaray ayagoona lagu soo dhaweeyey garoonka Adan Ade International Airport ee Magaalada Muqdisho. Fanaaniintani oo ay hogaaminayeen fanaaniinta Soomaaliyeed ee Waayaha Cusub ayaa safarkooda waxaa ku wehliyey fanaaniin u kala dhashay Wadamada Mareykanka, Afgaanistaan, Kenya Iyo Ethiopia. U jeedka fanaaniintani…

        Read More

          Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland oo Xog waran Siiyay Gudida Joogtada ah ee Golaha Wakiilada(DHEGEYSO)

          Hargaysa Mar 25,2013(SDN)-Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye guuto Cabdilaahi Fadal iimaan oo uu wehelinayey taliyaha hogaanka ciidankaasi Maxamed X Nuur Khaliif ayaa manta warbixin ku saabsan xaaladda amniga wadanka siiyey gudida joogtada ah ee golaha wakiilada Somaliland.   [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/FADAL1.MP3″]  

          Read More

            Xamid Karzi oo Doxa u tegaya in uu wadahadal la furo Taalibaan

            Doxa Mar 25,2013(SDN)-Wasaarada arimaha dibadda dalka af-ganistaan ayaa maanta  sheegtay in Madaxweyne Xaamid Karazaay uu Bishan  uu socdaal ku tegi doono dalka Qadar, soc-daalkaas oo dulucdiisu  ay tahay siday u suura geli karto  in  wada hadalo  nabadeed uu  ula furo xarakada daalibaan. Af-hayeenka wasaarada  arimaha dibada dalka af-ganistaan  waxa uu shir jaraa’id oo uu maanta …

            Read More

              Meeliishaad dad ku laayay Bariga Nijeria

              Ganye Mar 25,2013(SDN)-Shan iyo labaatan qof ayaa ku  dhintay weeraro ay dablay hubaysani ku qaadeen Saldhig bilaysku leeyahay iyo  banki magaalada Ganye ee ku taala bariga dalka Nayjeeriya. Wakaalada wararka  ee france press  ayaa sheegtay, in taliyaha ciidanka Bilayska magaalada Adamawa, Maxamed Ibraahiim uu u sheegay, in  shan iyo labaatanka qof ee weeradaa ku dhintay…

              Read More

                Faransiiska ayaa ugu baaqay golaha amniga Qaramada midoobay inuu isugu yimaado fadhi ay kaga arimiyaan xaaladda dalka Jamhuuriyada badh-tamaha Afrika

                New York Mar 25,2013(SDN)-Faransiiska ayaa ugu baaqay golaha amniga Qaramada midoobay inuu isugu yimaado fadhi ay kaga arimiyaan xaaladda  dalka Jamhuuriyada badh-tamaha afrika ka dib markii ay falaagada hubaysani soo galeen  caasimada  dalkaasi ee Bangui. Af-hayeenka madaxtooyada Faransiiska ayaa waxa uu sheegay in xukuumada  Pariis ay ugu baaqday dadkooda jooga dalkaasi inay ku  joogaan Guryahooda…

                Read More

                  Wafdi horudhac ah oo ay ka mid yihiin Wasiiro iyo xildhibaano oo lagu soo dhoweeyey Kismaayo

                  Kismaayo, March 24,2013(SDN)-Wafdi ballaaran oo horudhac u ah wafdiga Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, oo ay ka mid yihiin Wasiirada Arrimaha Gudaha iyo Gaashaandhiga, Xildhibaano, iyo saraakiil ayaa maanta si weyn loogu soo dhoweeyey garoonka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose. Wafdiga ayaa waxaa garoonka ku soo dhoweeyey guddoomiyaha maamulka kumeel gaarka ah ee gobolka…

                  Read More

                    Gudoomiyaha Macadka Shaqaalah Dawladda Prof: Maxamed Mixile Boqore ayaa ka waramay xidhiidh-ka ka dhaxeeya Macadada Dhigooda ah ee Waddamadda jaarka

                    Hargeisa-Sun-24-March-2013-{Somalidaispornews} Gudoomiyaha Mahadka Shaqaalah Dawladda Prof: Maxamed Mixile Boqore ayaa ka waramay xidhiidh-ka ka dhaxeeya Mahadda Dhigooda ah ee Waddamadda jaarka gaar ahaan waxbarashadda master-ta wadamada ay ka midka yihiin Ethopia Kinya Yugandha. Guddomiyuha ayaa warbixintan ka sheegay kulan uu saxaafada ugu qabtay magaalada Hargeysa. wax uu sheegay in ayna halkan ku bixin shahadda master-ta…

                    Read More

                      Dawlada hoose oo Shaqaalaheeda Cashuuraha Dirays u qaybisay iyo Maayar ku xigeenka oo baaq u diray Shacabka Hargaysa

                      Hargaysa 24.March (SDN) Maamulka Dawlada Hoose ee Caasimada Hargaysa ayaa maanta u qaybiyay laba boqol iyo konton Cashuur qaade Dirays ay ugu talo galeen in loogu garto . Ku Simaha duqa Caasimada ahna Maayar ku Xigeenka Magaalada Hargaysa Cabdi Casiis Maxamed Xaashi oo Hoolka Dawlada Hoose kula hadlayay Shaqaalahan ayaa Tilmaamay Waajibaadka laga rabo ee…

                      Read More

                        Xuska Maalinta Qaaxada Adduunka oo Si weyn looga Xusay Somaliland

                        Hargaysa 24.March (SDN)   Xuska Caalamiga ah ee Maalinta Qaaxada Adduunka oo Sannad kastaba lagu xuso adduunka Maantoo kale ayaa lagu qabtay Munaasibado Arrintan la xidhiidha Gobolada dalka. Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Maxamud Axmed Bare Garaad ayaa maanta ka qayb galay Munaasibad lagu xusayay Maalinta Qaaxada Adduunka oo lagu qabtay huteel Ambassador ee Caasimada Hargaysa….

                        Read More

                          Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo Shahaadooyin Gudoonsiiyay 10 Arday oo Digriigii labaad ka qaatay Jaamacada Hope

                          Hargaysa 24.March (SDN) Madaxweyne ku xigeenka Jamhuriyada Somaliland M Mud,C/raxmaan C/llahi Ismaaciil Saylici ,ahna Ku simaha Madaxweynaha JSLand  ayaa maanta  Shahaadooyin Gudoonsiiyey  Toban arday oo ka qalin jebiyey  Degriiga  labaad  Jaamacadda Hope ee magaalada Hargeysa. Xaflada ardayda lagu Gudoonsiinayey shahaadooyinka oo lagu qabtay huteel Maan-soor ee magaalada Hargaysa,ayaa waxa ka soo qayb galay wasiirka wasaaradda…

                          Read More

                            Berbera: Xukuumadda oo xil-ka-qaadis ku samaysay Maareeyihii Haamaha Shidaalka

                            Berbera 24, March (SDN)- Xukuumadda Somaliland ayaa xil-ka-qaadis ku samaysay Maareeyihii Haamaha Shidaalka Berbera Mr. Shiine Cabdi Barkhadle. Inkastoo aanu jirin war rasmi ahaan lagu shaaciyay xil-ka-qaadista, haddana siday ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay u sheegeen shabakadda Somalidiasporanews.com/Qurbejoog.com, Wasiirka Ganacsiga Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed, waxa uu shalay xilkaa ka qaaday Maareeyaha Haamaha Shidaalka. Warku wuxuu intaa…

                            Read More

                              Wasiirka Madaxtooyada ee Imaaraadka oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Madaxweyne Axmed Siilaanyo

                              Dubia 24.March (SDN)- Wasiirka Madaxtooyadda dawladda Imaaraadka carabta Sh. Mansuur Binu Saa’id ayaa saaka si milgo iyo maamuus sare leh u qaabiley Weftigii madaxweynaha Somaliland ee shalay socdaalka shaqo ku tagay dalkaasi. Wasiirka Madaxtooyadda ee Imaaraadka Carabtu waxa uu si meeqaam sare leh ugu soo dhaweeyay xafiiskiisii Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo…

                              Read More

                                Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo u anbabaxay Magaalada Kismaayo

                                Muqdisho March 24 2013 (SDN)— Wafdi ka socda Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta u ambabaxay Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose. Wafdigaan Wasiirada ah ee maanta u ambabaxay Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa waxaa hogaaminaya Wasiirka arimaha gudaha iyo ammaanka qaranka Xukuumadda Soomaaliya.Inkastoo aan si dhab ah loo ogeyn ujeedka wafdigaan Wasiirada ah…

                                Read More

                                  Madaxweynaha Soomaaliya oo Booqday Qaarkamid ah Xarmaha Ciidamada iyo Wasaarada Gaashandhiga ee Soomaaliya

                                  Muqdisho March 24 2013 (SDN)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta markii ugu horeysay tan iyo markii la doortay booqasho ku tagay wasaarada Gaashaandhiga iyo xarunta taliska ciidanka xooga dalka ee Villa Baydhabo. Socdaalka Madaxweynaha uu ku tagay xarumaha ciidanka ee Magaalada Muqdisho ayaa ujeedkiisa wuxuu yahay u kuurgalka xaaladaha kala duwan ee ciidanka halkaasi…

                                  Read More

                                    Prof: Jawaari Guddoomiyaha Barlamanka Soomaaliya Oo gaaray Magaalada Baydhabo

                                    Baydhabo 24 2013 (SDN)— Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya iyo xubno kale oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhabo ee Gobalka Baay. Socdaalka Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa ku wehliya Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya iyo sidoo kale saraakiil ciidan iyo Xildhibaano kasoo jeeda Gobalada Baay iyo Bakool. Iyadoo maalmahan si aad ah loo…

                                    Read More