Hay’adda Nabad Sugidda Qaranka oo Lagu Eedeeyay In ay Kadanbeysay Dhaliyaro lagu Dilay Muqdisho (DHAGEYSO)

    Muqdisho March 22 2013 (SDN)– Midka Mid ah dadkii ku xirnaa Xabsiga Madaxtoyada kuyaalla ee ay Maamulaan Ciidamda Nabada Sugida Qaranka oo La hadlay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu Sheegay in Ciidamada Nabad Sugida ay Xabsiga Kala Baxeen Afar Nin oo dhalinyaro Ahaa oo dhawaan Sixun loogu dilay Magaalada Muqdisho. Waxa uu…

    Read More

      Xildhibaan Saado Cali Warsame oo Iska Casishay Ka Mid ahaan Shaha Barlamanka Soomaaliyeed

      Muqdisho March 24 2013 (SDN)– Ilo Wareedyo lagu kalsoonaan karo ayaa u sheegay Shabakadda SDN in Xilibaanad Saado Cali Warsame oo ka tirsaneyd Barlamanka Jamhuuriyada Soomaaliya ay iska casishay xilkaasi. Xilibaan Saado Cali Warasme ayaa guddoonka sare ee Barlamanka Soomaaliya u gudbisay Warqada Iscasilaada waxaana ay ku sababeysay caafimaad xumo la soo daristay tan iyo…

      Read More

        Wasaaradda Gaashaandhigga “Diyaar Garoowgii Aan Dib Ugula Wareegeynay Magaalada Xudur Meel Wanaagsan Ayuu Marayaa”…WARSAXAAFADEED

        Muqdisho March 24 2012 (SDN)— Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya waxey meel wanaagsan marsiineysaa diyaargarowgii ugu dambeeyey ee ay kula wareegeyso magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool. Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi ayaa yiri “diyaargaroobidda aynu u diyaar garoobeyno inaan dib ugula wareegno degmada Xudur ee xarunta gobolka Bakool wuxuu marayaa meel wanaagsan…

        Read More

          Britain:Madaxweynaha Somaliland waxa markii noogu danbeysay uu noo sheegay in uu shirka May Imanayo

          London Mar 24,2013(SDN)-Kulan dhawaan dhexmaray Waxgarad ka tirsan Jaaliyada reer Somaliland ee ku nool UK iyo xafiiska wasaarada arrimaha dibedda ee Britain u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya ayaa lagu soo qaaday shirka Soomaaliya ee London lagu qabanayo bisha May. Waxgaradka reer Somaliland ee kulanka la yeeshay Masuuliyiinta Britain ayaa suallo shirka May ku saabsan weydiiyay….

          Read More

            Howlgallo Lagu Soo Balaaran oo Ciidamda Raaskambooni ay Saaka Kawadaan Magaalada Kismaayo

            Kismaayo March 24 2013 (SDN)– Kagadaal markii Shalay uu bartamaha Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka J/hoose uu ka dhacay qarax xoogan ayaa saakay Magaaladaasi waxa ka soconaya howlgal lagu xaqiijinayo Amaanka islamarkaana lagu soo qabanayo dadkii ka danbeeyay qaraxii shalay dhacay. Ismaaciil Dhuxuloow oo ah madaxa amniga maamulka KMG Gobalada Jubbooyinka ayaa saxaafada usheegay inay…

            Read More

              Musharaxa Madaxweyne ee UCID Jamaal Cali Xuseen oo nooga waramay sababaha uu siyaasada ugu biiray iyo waxyaabahii uu kala kulmay(DHEGEYSO)

              Mar 24,2014(SDN)-Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Md Jamaal Cali Xuseen ayaa wareysi uu siiyay qurbejoog.com waxa uu uga waramayaa sababihii ku dhaliyay in uu siyaasada ku biiro iyo caqabadihii uu kala kulmay mudadii uu ku gudo jiray ku biirida siyaasada. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/jamal1.MP3″] HALKAN GUJJI SI AAD UGA BOGATO WAREYSIGA MUXARAXA MADAXWEYNE…

              Read More

                Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigiisii ayaa gaadhay Magaalada Dubai ee xarunta Imaaraadka Carabta Dawo sawirda soo dhawaynta

                Dubai 24March 13 (SDN) Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigiisii ayaa gaadhay Magaalada Dubai ee xarunta Imaaraadka Carabta. Weftiga oo diyaarad khaas ahi ka qaaday Madaarka diyaaradaha Berbera, ayaa waxa madaarka diyaaradaha ee Dubai, waxa ku soo dhaweeyay masuuliyiin ka mid ah dawladda Imaaraadka Carabta, kuwaasi oo madaarka ku sii diyaar ahaa….

                Read More

                  Maayarka Magaalada Balli Gubadle oo ka waramay Raxmaadka Gu’ga oo ka Curtay Deegaamada Degmadaas

                  Hargaysa 23 March.(SDN)  Inta badan deegaanada hoos yimaadda degmada Balligubadle ee Gobolka Hawd ayaa habeenimadii xalay waxaa ka da’ay roobab lixaad leh kuwaasoo maansheeyey  meelahii ay hore biyo yaraanta iyo xaalufku ka taagnaayeen. Mayorka magaalada Balligubadle Md Cabdi iimaan Jaamac oo maanta kormeeray qaar ka mid tuulooyinka ay raxmaddu saamaysay ayaa waxa uu sheegay  in…

                  Read More

                    Dowladda Sweden oo Safiir Cusub u soo Magacaawday dalka Soomaaliya

                    Stockholm March 23 2013 (SDN)—  Warsaxaafadeed laga soo saaray Wasaarada Arrimaha Dibadda Sweden ayaa waxaa lagu shaaciyay danjiraha cusub ee dalkaasi u fadinaya dalka Soomaaliya oo hada dowladda cusub ee hogaanka qabatay. Warsaxaafadeedka ayaa lagu xusay in Danjire Mikael Lindvall uu yahay safiirka cusub ee dowladda Sweden u fadhin doona Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya….

                    Read More

                      Kulan Looga Hadlayay Amaanka oo maanta Muqdisho ka dhacay

                      Muqdisho March 23 2013 (SDN)— Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Soomaaliyeed C/kariim Xuseen Guuld ayaa maanta kulan ku la qaatay Magaalada Muqdisho Hay’adaha Amanaka iyo Gudoomiyaha degmooyinka gobolka Banaadir. Kulanka ayaa waxaa looga hadlayay Amaanka dalka gaar ahaan Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya iyadoo dhinacyadii ka qeybgalay ay isweydaarsadeyn Arrimo badan oo quseeya Amaanka…

                      Read More

                        Gudoomiyaha Baanka Dhexe oo Xog Waran ka siiyay Gudida Joogtada ee Golaha Wakiilada Sicir bararka dollarka iyo Meceeshada

                        Hargaysa 23 March.(SDN)  Gudoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland Md Cabdi Dirir Cabdi ayy maanta warbixin ka siiyey gudida joogtada ah ee golaha Wakiilada Somaliland sicir bararka doolarka iyo maceeshada quutul daruuriga Md Dirir waxa uu sheegay in isbedelka aan fadhiyin ee suuqa sarifka lacagaha qalaad ay door ku leeyihiin sariflayaasha madaxabanaan. Gudoomiyaha Baanka oo ka…

                        Read More

                          Shir hawleed lagu diyaarinayo Qorshaha Komiishanka Maamul Wanaaga oo Hargaysa ka furmay

                          Hargaysa 23 March.(SDN)   Gudida maamul wanaaga iyo la dagaalanka musuqmaasuqa ayaa maanta waxa u furmay kulan socon doona muddo labo cisho ah kuna saabsan diyaarinta qorshaha kumishinka maamul wanaaga iyo la dagaalanka musuqmaasuqa. Kulankaasi oo loo qabtay xubno ka kala socday wasaaradaha iyo hay’adaha dawladda oo ay wehelinayaan qaybaha bulshada rayidka ah iyo aqoonyahano kala…

                          Read More

                            Xaflad lagu soo dhawaynayey wasiirka macdanta iyo biyaha somaliland iyo fadexad ka dhalatay Talafashan Carabiya goobtii ka dubtay Decomanti ka hadlaya shirka Somaliya iyo gudiga qaban qabada oon ka war hayn

                            London Mar 23,2013(SDN) Xaflad ay soo qaban qabisay safarada Somaliland ee Uk ayaa waxay ka dhacday galbeeka London, xafladan oo maqaamkeedu aad u hoseyo ayaa lagu soo dhawayey wasiirka macdanta iyo biyha somaliland Mudane Xuseen Cabdi Ducaale. Xaflada ayaa waxa isagu yimid tiro koban oo reer Somaliland ah oo u badneyd taageereyaasha Kulmiye ayna ka…

                            Read More

                              Madaxweyne Siilaanyo oo Safar ugu Kicitimay Wadanka Isu taga Imaaraadka Carabta

                              Hargaysa 23 March.(SDN) Waxa maantadalka ka dhoofay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminaayo ayaa u kicitimay Imaaraadka Carabta ka dib markii ay marti-qaad rasmi ah ka heleen Imaaraadka Carabta, waxa uu safarkani qaadan doonaa mudo laba ama saddex Cisho ah. Waxa uu madaxweynuhu ka dhoofay madaarka Caalamiga…

                              Read More

                                Odoyaasha Baydhabo iyo Ciidamada AMISOM uu kulan Yeeshay

                                Baydhabo March 23 2013 (SDN)— Kulankaan oo ka dhacay magaalada Baydhabo ee Gobalka Baay ayaa waxaa looga hadlay ka bixitaanka ciidanka Ethiopia ee Gobalada Baay iyo Bakool. Odayaasha dhaqanka ee Gobalka Baay iyo sidoo kale saraakiil ka socotay AMISOM ayaa yeeshay kulanka iyadoo Saraakiisha AMISOM ay shaaciyeen in ciidanka Ethiopia howl badan ay qabteen. Sarkaal…

                                Read More