Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabay safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya
Muqdisho Jan 28 2013 (SDN)— Wafdigan ka socda Dowladda Talyaaniga ee maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa waxaa hogaaminaye Safiirka Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya. Markii uu soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa waxaa xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha dalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid. Kulanka labada dhinac ayaa waxa ay kaga wada hadleen…
