Madaxweyne Faroole:Macno weyn kuma fadhido hadalhaynta ah in Dalka Soomaaliya maadaama uu Maraykanku aqoonsaday uu isbedel ku keeni karo marxalada dalka
Garoowe Jan 31,2013(SDN)-Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya Md Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa ka hadalay aqoonsigii dhawaan ay dawlada Mareykanku ku aqoonsatay dawlada dhexe ee Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa sheegay in aqoonsigaasi aanu wax isbedel ah ku keeneyn xaaladaha siyasadeed ee dalka,khaasatan Puntlanad. Hadalada Madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole ayaa waxa ka mid ahaa;“Maalmahan waxaa leysla dhexmarayay…
