Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Somaliland oo Kormeer ku soo maray Goobaha lagu Gubo Xashiishka ee Magaalada Boorama.

    Hargaysa 24.Jan.(SDN) Wasiirka Wasaarada Caafimaaadka ee Jamhuuriyada Somaliland Dr Xuseen Muxumed Maxamed oo ay weheliyaan Mas’uuliyiinta Caafimaadka ee Gobolka Awdal iyo ardayda wax ka barata Jaamacada Camuud,ayaa maanta kormeer ku soo maray Goobaha Xashiishka lagu Gubo ee duleedka Magaalada Boorama. Ujeedada Kormeerka Wasiirka ayaa Salka ku hayay Sidii loo diyaarin lahaa Xog ururin ku wajahan…

    Read More

      Guddiga Difaaca Qaranka Waqooyiga Kuuriya oo ka hadlay ujeedada tijaabinta saddexaad ee Nukliyeerka iyo Qaraarkii Golaha Amaanka QM

      Pyongyang January 24, 2013 (SDN)- Dawladda Waqooyiga Kuuriya ayaa ku dhawaaqday inay qorshaysay fulinta tijaabintii saddexaad ee hubkeeda Nukliyeerka, iyadoo loola jeedo dawladda Maraykanka, ka dib qaraarkii uu Salaasadii Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay soosaaray. Sida uu ku waramay Wargeyska The Telegraph ee ka soo baxa London, xukuumadda Waqooyiga Kuuriya wuxuu sheegay in tijaabadani qayb…

      Read More

        Gudoonka Waxbarashada ee Gobolka Sanaag oo kulan la qaatay Maamulada iyo Macalimiinta Gobolkaas

          Hargaysa 24.Jan.(SDN) Gudoomiyaha Wasaarada Waxbarashada ee Gobolka Sanaag Aniis Saalax Xaaji Xasan iyo Madax kale oo Wehelisa ayaa kulan balaadhan la yeeshay Xarunta Waxbarashada ee Gobolkaasi Maamulada Dugsiyada Waxbarashada ee Ceerigaabo. Kulankan oo salka ku hayay dardar gelinta hawlaha waxbarasho ee Gobolka Sanaag Waxaa ugu horayn ka hadlay Gudoomiyaha Waxbarashada ee Gobolka Sanaag Aniis…

        Read More

          Xuska Dhalashada Nebigeenii Muxamed oo si weyn looga xusay dalka Somaliland

          Hargaysa 24.Jan (SDN) Madaxweyne Ku-xigeenka Jsland Mud,C/raxmaan C/laahi Saylici ayaa manta  ka qayb galay  Munaasibad  lagu waynaynayey   Xuska dhalashada Nabigeenii Suubanaa ee Muxamed NNKH oo ku beegan maanta oo bisha Rabiicul- awal ay tahay 12,1434 Hij, oo  Ka dhacday huteel maansoor ee magaalada Hargeysa.  Munaasibadan oo si weyn loo soo agaasimay waxa ka soo qayb…

          Read More

            Faransiiska oo sheegay in uu Yemen ka taageerayo la dagaalanka Burcad badeeda Soomaalida

            ParisJan 24 2013 (SDN)— Madaxweynaha dalkaYemeniyo safiirka dowlada Faransa ee dalkaYemenayaa ka wada hadlay sidii loo kordhin lahaa la dagaalanka kooxa burcad badeeda geeskaAfricagaar ahaan Soomaalida iyo sidii loo maalgelin lahaa howlgalka ka socda xeebaha Soomaaliya. DowladahaYemeniyo Faransa ayaa la sheegay inay ku hishiiyeen la dagaalanka burcad badeeda oo ku saleysnaan doono inay is dhaafsadaan…

            Read More

              Kulan uu ka Qeybgalay Madaxweynaha oo logu soo dhaweynayay Aqoosigii Maraykanka oo maanta ka dhacya Muqdisho

              Muqdisho Jan 24 2023 (SDN)– Munaasabad ballaaran oo ay soo qaban qaabiyeen Maamulka Gobalka Banaadir ayna ka qeybgalayaan masuuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa maanta waxa ay ka socotaa Magaalada Muqdisho. Ujeedka munaasabada ayaa waxa ay tahay sidii Dowladda Soomaaliya ay umuujin laheyd aqoonsiga Dowladda Mareykanka dhawaan ay aqoonsatay dalka Soomaaliya.Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud…

              Read More

                Ogoow Ama Ha Ogaan Kuuriyada Waqooyi Nugleer ayaa tijaabineysaa, Aqriso (Warbixin) By Hassan Wali

                Pyongyang Jan 24 2013 (SDN)–Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegtay in ay wado hanaanka qorshe ay ku tijaabineyso markii sadaxaad hub Nugleer ah. War ay faafisay Waakalada Kuuriyada Waqooyi ee KCNA ayaa lagu sheegay in Golaha Sare ee Milatarigu uu go’aansaday in la tijaabiyo galtaalada ridada dheer iyo hubka Nugleerka wadankaasi uu muddo bacriminta ku hayay. Warkan…

                Read More

                  Saraakiisha Maamulka Amaanka Baladweyne oo faah faahin ka bixiyay Amaanka Magaaladaasi

                  Baladweyne Jan 24 2013 (SDN)– Saraakiisha ciidamada Booliiska ee Gobalka Hiiraan ayaa faah-faahin ka bixiyay howlgalo ballaaran oo ciidamada Dowladda Soomaaliya ay ka sameeyeen Magaalada Beladweyne. Taliyaha ciidamada Booliiska Gobalka Hiiraan Cali Dhuux Mahad Alle ayaa sheegay in ciidamada Dowladda ay si joogto ah maalin waliba howlgal uga sameeyaan gudaha Magaalada Beladweyne. Wuxuu sheegay in…

                  Read More

                    Al Shabaab oo ku hanjabay in dilayaan maxaabiis u dhalatay dalka Kenya oo gacantooda ku jira

                    Muqdisho Jan 24 2013 (SDN)– Kadib warbixin Barta Twitterka ay soo dhigeen Al-Shabaab ayaa waxay fariin digniin ah ugu jeediyeen Kenya oo ku aadan in xabsiyada Kenya laga sii daayo dadka lagu haysto falalka la xariira Al-Shabaabnimada. Warbixinta Al-Shabaab ay soo dhigeen boga Twitterka ayaa lagu sheegay in hadii Kenya ay daneyneyso nolosha lahaystayaasheeda ee…

                    Read More

                    South Afrika oo 2-0 Kaga Ciil Baxdey Angola(Cup Of Nation) By Jaahuur)

                    Moses Mabhida Stadium-S-Africa-Jan-23-2013-qurbejoognews.com-Asxaabtay qormadeena ciyaaraha wali waxaynu ku qadaadhigeyna horyaalka kubadda cagta ee qaaradda Afrika (Cup Of Nation) oo si habsami ah u socda. Ciyaar ka mid ahyd koobka horyaalka Afrika ayaa maanta waxaa isku nafbaxay Bafana-Bafana (The Boys) ee South Africa iyo Angola. Xulka S-Afrika oo ka soo waaqsanlaa ciyaartii hore ee aay la…

                    Read More

                    “Dr Gaboose Kalidii Ayuu Maskaxdiisa La Tashaday, Aniguna Waxan Go’aansaday Inan Xildhibaanadii Iyo Taageerayaashii Ummada Aan Ka War Sugo” By,Xildhibaan Saleebaan Bukhaari

                    Hargeysa Jan 23,2013(SDN)-Xildhibaan Saleebaan Cawad Cali (Bukhaari) oo ka tirsan golaha Wakiilada Somaliland, isla markaana ahaa xildhibaanka kaliya ee urur siyaasadeedkii Ummada ee ku hadhay doorashadii golayaasha deegaanka ee dalka ka qabsoontay 28 November 2012-kii, isla markaana ahaa hogaamiyayaasha ururkaasi ayaa Dr Maxamed Cabdi Gaboose ku tilmaamay ku biiristiisa xisbiga Wadani in aanu kala tashanin…

                    Read More

                      UCID:Waanu aqbalay iscasilaadii Xoghayaha Arimaha Dibedda,si dhakhso ahna waa loogu soo buuxin doonaa cid kasta oo danaynaysa jagadaasi

                      Hargeysa Jan 23,2013(SDN)-Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa maanta soo saaray war saxaafada loogu talo galay oo iscasilaadii looga aqbalayo Xoghayihii Arrimaha dibeda Md Maxamed Haruun oo dhawaan dalbaday in xilkaa laga wareejiyo. Lama Garanayo sababaha dhabta ah ee uu Xoghayaha oo aqoon durugsan u leh Siyaasada uu xilkaa isaga casilay,waxaase jirtay in si shakhsiyana…

                      Read More

                        Jaaliada wadanka Holland ee haweeka qurbajooga ah oo gudoonsiiyay deeq lacageed gudida dib u dhiska wadada cad ee ina guuxa ilaa hargaysa

                        Hargeysa Jan 23,2013(SDN)-Munaasibad si fiican loo soo agaasimay oo ka qabsoontay xafiiska gudida dib u dhiska wadada cad ee ina guuxaa iyo hargaysa munaasibadaaso deeq lacageed lagu gudoonsiiyay gudida dib u dhiska wadada cad. Waxaana lacagtaa gudoonsiiyay garabka haweenka ee GAAROODI gaar ahaan jaaliyada ku dhaqaqn Nederland (Holland) deeqdaas oo cadadkeeda lacageed dhamaa kun iyo…

                        Read More

                          Maayarka cusub ee Hargeysa muxuu ka yidhi qorshaha waxqabadkooda 100-ka maalmood ee u horeeya?

                          Hargeysa 23, January 2013 (SDN)- Maayarka cusub ee magaalada Hargeysa Eng. Yuusuf Warsame Siciid, ayaa ka hadlay qorshahooda waxqabad ee 100-ka maalmood ee muddo-xilleedka golahooda cusub ugu horeeya. Maayarku waxa uu sheegay in xubnaha cusub ee golaha Deegaanka caasimadda Hargeysa loo qaybiyay dhawr guddi-hoosaad oo kala duwan, sida guddiga Dhulka, guddiga arrimaha Bulshada, guddiga Dhaqaalaha…

                          Read More

                            Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta Muqdisho kulan kula qaatay qaar kamid ah wadama deeqbixiyaasha

                            Muqdisho Jan 23 2013 (SDN)– Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho waxaa uu kula kulmay Wakiilo ka socday Wadamada deeqda bixiya. kulanka oo ay saxaafada dibad joog ka aheyd ayaa waxaa Madaxweyne Xasan sheekh iyo safiirada kasocday dalalka taageera dowlada soomaaliya ay ku falan qeeyeen sida ugu fudud ee dowlda…

                            Read More

                              Safiirka cusub ee Kenya ay u soo magacawday Somalia iyo Cali Americo oo Maanta Muqdisho soo gaaray

                              Muqdisho Jan 23, 2013 (SDN)– Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Mudane Maxamed Cali Ameerico ayaa maanta ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde isagoo horkacayay wafdi ka socday Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Kenya. Wafdigaan ayaa waxaa ka mid ahaa Danjiraha cusub ee Kenya u soo magacowday Soomaaliya Mudane Josphat Maikara oo maanta la…

                              Read More