Shirkii Madaxda wadamada Jaamacada carabta oo soo gaba gaboobay, Maxaa ka soo baxay

    Riyaad Jan 22 2013 (SDN)— Shirkii wadamada carabta ee looga hadlaaye dhaqaalaha wadamada carabta ee ka socday dalka Sacuudi Carabiya gaar ahaan Magaalada Riyaad ayaa la soo gaba gabeeyay goordhaweyd iyadoo arimo dhowr ah looga wada hadlay. Xoghayaha labaad ee safaarada Soomaalida dalka Sacuudiga Cali Nuur Macalin oo la warbaaninta ayaa wuxuu sheegay in arimaha…

    Read More

      Todoba Maayar oo Tababarkoodii Kowaad Hargaysa looga furay.

      Hargaysa 22.Jan (SDN) Maayarada Todoba Magaalo oo ka tirsan Dalka ayaa Maanta Tababar ku saabsan hanaanka shaqo ee ay u hawl galaan Waxaa looga furay Xarunta Machadka Tababarka Shaqaalaha Dawlada ee Caasimada Hargaysa .   Tababarkan oo Ujeedadiisu Salka ku haysay Sidii Maayarada Cusub ee Magaalooyinka Boorama, Gebilay,Hargaysa,Berbera,Sheekh,Burco,iyo Oodweyne isla markaana ku soo baxay doorashadii…

      Read More

        Ingiriiska oo dhaqaalo lagu sii wiiqayo Awooda burcad badeeda ugu deeqaya Soomaaliya

        London Jan 22 2013 (SDN)– Xilli hoos ay u dhacayeen weerarada ay qaadayaan kooxaha burcad badeeda Soomaalida ee ka qowleysta xeebaha Soomaaliya iyo goobaha ka baxsan,ayaa waxaa jira dowlado isku taxluujinaya sidii gabi ahaanba loo ciribtiri lahaa burcad badeeda iyo qatartooda. Dowlada Britain oo ka mid ah dowladaha sida weyn kaga soo horjeeda falalkooda guracan,…

        Read More

          Xisbiga Wadani oo uu la Midoobay Urur Siyaasadeedkii Ummada,iyo Madal Kulmisay Siyaasiyiin Damac Madaxweyne lahaa .

          Hargaysa 22.Jan (SDN) Urur Siyaasadeedkii Ummada ee ku hadhay tartankii doorashada Golayaasha Deegaanka ayaa maanta si rasmi ah ugu biiray Xisbiga Wadani, iyadoo Munaasibada arrintaas ku saabsana lagu qabtay Huteelka Ambassador ee Caasimada Hargaysa . Waxaa Midowga Ururka Ummada iyo Xisbiga Wadani ka soo qayb galay Hogaanada Ururka Ummada iyo ka Xisbiga Wadani,Salaadiin,Aqoon yahano iyo…

          Read More

            Madaxweyne Siilaanyo oo Tacsi u diray Qoyskii iyo Qaranka uu ka baxay Marxuun Xildhibaan Aadan Tarabi Oogle oo ka tirsanaa Mudanayaasha Golaha Wakiilada .

              Hargaysa 22.Jan (SDN)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa Golaha wakiilada iyo Golaha guurtida Somaliland oo uu ka taciyadaynaayo geerida ku timid XILDHIBAAN AADAN TARABI Oogle oo ka mid ahaa xildhibaanada Golaha Baarlamaanka. sidoo kale madaxweynuhu waxa uu tacsi taasi la mida u dirayaa Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo…

            Read More

              Golaha Guurtada Beelaha Hawiye oo warsaxafadeed ka soo saaray arrimahii ugu danbeeyay ee dalka Aqriso

              Muqdisho Jan 22 2012 (SDN)– Golaha Guurtada Shir ay isugu yimaadeen, waxeey ka doodeen xaaladda siyaasadeed ee dalku uu maraayo waxeyna isla garteen arimaha hoos ku qoran: 1. In la taageero Aqoonsiga dowlada soomaaliyeed ay ka heshay Dowlada Mareykanka ¡yo Arrimihii ku xusnaa aqoonsigaas 00 saI u noqonaya Midnimada ¡yo Qaranimada Soomaliyed Dhinac walbo, waxaana…

              Read More

                Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la qaatay dhigiisa dalka Masar Maxamed Mursi

                Riyaad Jan 22 2013 (SDN)– Madaxweynaha dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan Magaalada Riyad ee dalka Sacuudiga ayaa wuxuu kulan la qaatay Madaxweynaha dalka Masar Maxamed Mursi oo ay kawada hadleen arimo dhowr ah.  Kulanka oo intiisa badan diirada lagu saaray iskaashi dhexmara labada dal ayaa Warbaahinta waxaa faah-faahin ka siiyay Xoghayaha labaad…

                Read More

                  Jariirad ay maalgelisay Xukuumada Somaliland oo Hargeysa ka hawlgashay

                  Hargeysa Jan 22,2013-(SDN)- Wargeys ay madaxtooyada xukuumadda Siilaanyo maal-gelintiisa bixisay, ayaa saakacadadkiisii u horreeyey loogu wan-qalay munaasibad lagu daah-furay oo kuqabsoontay Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa. Wargeyskan oo mataano la ah shabakadda Somalilandtoday.com isla markaana loogu wanqalay magacaca shabakaddaoo uu iska leeyahay Wariye ka hawl-gala telefishanka Qaranka oo lagu magacaaboMuniir Axmed Cigaal oo ay isku…

                  Read More

                    Wasiirka Madaxtooyada iyo Maareeyaha Dekeda Berbera oo dalka ku soo laabtay,kana hadlay Safarkoodii.

                    Hargaysa 21.Jan (SDN) Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada oo uu Weheliyo Maareeyaha Dekeda Berbera ayaa maanta ku soo laabtay dalka kadib markii ay soo dhamayteen Safar shaqo oo ay ugu maqnaayeen wadanka Isu taga Imaaraadka Carabta,iyagoo ka soo degay Madaarka Magaalada Berbera. Wasiirka Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo Warbaahinta ugu waramayay Qolka Nasashada ee Madaarka…

                    Read More

                      Golaha Wasiirada Soomaaliya oo maanta kulmay, Maxay ka hadleen Ariso (Warsaxaafadeed)

                      Muqdisho, Isniin, 21, Jan, 2013….Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka  Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii caadiga ahaa iyadoo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaare Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, waxaana shirka looga hadlay qoddobo dhowr ah oo ay ugu horeysay qorshaha dib-u-xasilinta dalka, Dhismaha maamulada gobolada iyo dagmooyinka, dhulka iyo hantida Dowladda ee lahaysto.  Wasiirka Garsoorka iyo Arrimaha…

                      Read More

                        Wafuud ka socota Hay’adaha Samafalka Qaramada Midoobay oo maanta booqday Magaalada Baladweyne, Hiiraan

                        Muqdisho Jan 21 2013 (SDN)— Wararka ka imaanaya Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan wafdi ka socda Qaramada Midoobay ayaa waxa uu gaaray Magaaladaasi, isagoo halkaasi kula kulmay mas’uuliyinta gobolkaasi.  Wafdiga Qaramada Midoobay ka socday oo ka koobnaa hay’addaha OCHA iyo WFP ee qaabilsan hormarinta iyo Cunada ayaa gaaray Baladweyne barqanimadii saakay.  Markii wafdiga uu…

                        Read More

                          Kulan lagaga hadlayo la dagaalanka Musuq maasuqa oo hargaysa lagu qabtay

                          Hargaysa 21.Jan(SDN) Gudoomiyaha Hay’adda maamul wanaagga iyo la dagaalanka musuqmaasuqa Md Axmed Muxumud Madar ayaa maanta  tababar ku saabsan la dagaalanka musuqmaasuqa, socona doona muddo labo cisho ah u furay shaqaale ka hawlgla wasaaradaha iyo hay’adaha dawladda. Gudoomiaye Madar oo kulankaasi ka hadlay waxuu sharaxaad ka bixiyey tababarkan oo ay hay’ad ahaan ugu talo galeen…

                          Read More

                            Golaha Wakiilada Somaliland oo ansixiyay Xeerka Tirakoobka.

                            Hargaysa 21.Jan(SDN) Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Xeerka Tira koobka Somaliland .   Fadhigan oo uu Shir Guddoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada C/raxmaan Maxamed C/laahi (Cirro) ayaa waxaa Cod loo qaaday ansixinta Xeerkan Waxaanu ku meel maray oo ogolaaday  in la ansixiyo 30 mudane,halka ay ka diideen 5 Xildhibaan isla markaana…

                            Read More

                              Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland oo ka hadlay Bilowga Wejigii labaad ee Mashruuca JPLG ee Horumarinta Dawladaha Hoose.

                              Hargaysa 21.Jan.(SDN) Madaxweyne ku xigeenka JSL md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta magaalada Hargaysa kaga qayb galay bilowga wejiga labaad ee mashruuca horumarinta Dawladaha Hoose ee JPLG. Kulankan  ayaa waxaa  ka soo qayb galay wasiirada wasaaradaha, Maaliyadda, Qorsheynta, Macdanta iyo Biyaha iyo wasiir ku xigeenka maamulka gobolada iyo Degmooyinka ee wasaaradda arimaha gudaha, halka…

                              Read More

                                Banaabax Balaaran oo uu ka qeybgalay Ra’iisul waaaraha Soomaaliya oo maanta kadhacay Muqdisho

                                Muqdisho Jan 21 2013 (SDN)— Banaanbaxani oo ahaa mid ballaaran islamarkaana uu soo qaban qaabiyay maamulka Gobalka Banaadir ayaa maanta waxa uu ka dhacay Beerta Nabadda ee Degmada Xamarweyne ee Gobalka Banaadir.  Waxaa kasoo qeybgalay masuuliyiinta uu kamid yahay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid Wasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka,Guddoomiyaha Gobalka Banaadir iyo…

                                Read More

                                  Madaxweyne Obama oo mar labaad loo dhaariyay xilka Madaxweynenimo

                                  Washington Jan 21,2013(SDN)-Madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Obama ayaa shalay mar labaad loo dhaaryay xilka uu hayay shantii sanadood ee ina dhaafay. Dastuurka dalka Mareykanka ayaa qeexaya inmadaxweynaha la dhaariyo bisha January 20 keeda shantii sanoba mar. Maanta ayaa lagu wadaa in Washington looga dabaaldego dib u dhaarinta madaxweynaha Mareykanka Barack Obama. Dhaarintii iyo khudbadahii madaxweynaha…

                                  Read More