Dowladda Soomaaliya oo canbaareysay dilkii Maanta loo geystay Wariye Cabdi Xareed Cusmaan Aadan
Muqdisho Jan 18 2013 (SDN)– Warsaxaafadeed—Dowladd Soomaaliya waxay si adag u cambaareynaysaa dilka suxufi Cabdixareed Cusmaan Adan oo u shaqeynayey shabakadda war-baahinta Shabelle ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 18/1/2013 lagu dilay degmada wadajir ee magaalada Muqdisho. Dilkaan oo ay qeyb ka ah dilal isdaba jooga ah oo lala beegsanayey sufuyiinta ku hawlan gudashada mihnadooda…
