C/xakiim Fiqi Wasiirka Gashaandhigga oo sheegay in Ciidamada Soomaaliya lagu tababari doono gudaha dalka
NairobiJan 14 2013 (SDN)— Wasiirka Gaashaandhiga dalka Soomaaliya C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa maanta dalkaKenyawuxuu kula kulmayaa dhigiisa dalkaasi oo ay kawada hadlayaan arimaha Gaashaandhiga. C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa isaga oo ku sugan dalkaKenyawuxuu sheegay inuu kasoo noqday dalkaUgandahalkaasina ay kusoo wada kulmeen masuuliyiinta ugu sareysa dalkaasi. Wuxuu sheegay inay kasoo wada hadleen arimo…
