Naadiga Akhristayaasha Berbera oo Afar Jirsaday iyo Munaasibad loo qabtay.

    Hargaysa 11.Jan.(SDN) Gudoomiyaha Golaha Deegaanka ee Magaalada Berbera oo uu Weheliyo Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Saaxil,Xildhibaano ka tirsan Golaha Deegaanka ayaa ka qayb galay Munaasibad loo sameeyay Sanad Guuradii Afaraad ee ka soo Wareegtay markii la aasaasay naadiga Akhristayaasha ee Magaalada Berbera,taas oo lagu qabtay Xarunta Jaamacada Culuunta Bada ee Berbera .   Waxaa Munaasibadaas…

    Read More

      Dawlada hoose ee Caasimada Hargaysa oo Dab qabadsiisay Lix Tan oo ah Sharaab iyo Daawooyin dhacay

      Hargaysa 11Jan (SDN) Maamulka Cusub ee Golaha Deegaanka ee Caasimada Hargaysa ayaa dab qabadsiiyay Lix Tan oo ah alaab dhacday isla markaana isugu jirtay Timir,Sharaab,Caanaha Caruurta iyo Daawooyin. Waxaa kale oo halkaasi lagu agab kale oo gaboobay oo laga soo uruuriyay Huteelada iyo Maqaaxiyaaha kala duwan ee ku yaal Caasimada hargaysa. Agaasimaha Arrimaha Bulshada ee…

      Read More

        Dowladda Ugandaoo 10-qof oo Argagixso ah ka baadi goobaya Magaalooyinka dalkaasi

        Kampala Jan 11 2013 (SDN) — DowladaUgandaayaa sheegtay inay baadi goob ugu jirto 10 ruux oo ay sheegeen inay yihiin argagixiso ,kuwaasi oo shan ka mid ah ay sheegtay inay aaminsan yihiin todobaadkan inay si qarsoodi ah ku galeen dalkaasiUganda,sida ay sheegeen saraakiil booliska dalkaasi ka tirsan. Ku xigeenka afhayeenka booliska dalkaasi Vincent Sekate ayaa…

        Read More

          Dad badan oo ku geeriyooday 2-qarax oo ka dhacday Koofur Galbeed dalkaPakistan

          QuettaJan 2013 (SDN)— Ugu yaraan 81-qof ayaa ku geeriyootay 120-kana waa ay ku dhaawacmeen labo qarax oo ka dhacday Magaalada Quetta ee Koofur Galbeed dalkaPakistansida ay sheegeen Ciidanka booliska dalkaasi.  Saraakiil ka tirsan Ciidamada Amaanka dalka Pakistaan oo gaaray goobta ay wax ka dhaceen ayaa u sheegay warbaahinta  in qarax koowaad uu qasaarihiisa yaraa hase…

          Read More

            Guddoomiyaha gobolka Sh/hoose oo sheegay in uu ku farasanyahay qaabka cadaalada loomarinayo dadka burcadnimada lagu soo qabto

            Afgooye Jan 11 2013 (SDN)- C/qaadir Maxamed Nuur Siidii guddoomiyaha gobolka Sh/hoose ayaa sheegay in uu aad u farasanyahay qaabka cadaalada loo soo taagayo raga lagu soo qab qabtay iyagoo dhibaateynaya umada ku nool gobolka uu ka taliyo. Guddoomiyaha gobolka Sh/hoose ayaa tilmaamay in uu aad u faraxsan yahay howlgalkii shalay ay ciidamada dowladda ka…

            Read More

              Xukuumadda Soomaaliya oo balanqaaday Ciribtirka kooxaha burcada ah ee dhaca ka geystay gobolka Sh/hoose

              Afgooye Jan 10 2013 (SDN)— Wasiirka Arrimaha guddaha iyo Amniga qaranka Xukuumadda Soomaaliya C/kariim Xuseen Guuleed oo shalay saxaafada kula hadlay Magaalada Afgooye oo uu uga qeyb galay kulan looga hadlayay xaqiijinta Amaanka ayaaw axa uu sheega in dowladda Soomaaliya aysan u naxariisan doonin Askari kulabisan dharka ciidanka oo faldhaca isga oo geysanaya la soo…

              Read More

                Wasiirka Macdanta iyo Biyaha Somaliland:Africa shidaal soo saarideedu waxa ay dhawaan gaaridoontaa Bariga dhexe(DAAWO)

                Dubia Jan 10,2012(SDN)-Waxaan halkan idinku soo Guddbineynaa khudbad maqal iyo muuqaal ah oo Wasiirka Macdanta iyo Biyaha Mudane, Xuseen Cabdi Ducaale uu ka jeediyey shir caalami ah oo looga hadlayo Shidaalka iyo Amniga kaasi oo uu lagu qabsoomay dalka Isutagga Imaaraadka Carabta. Halka Hoose Ka Daawo Khudbada Wasiirka Macdanta iyo Biyaha Somaliland SDN-Dubai contact@somalidiasporanews.com

                Read More

                  Askar ka tirsan Ciidamada dowladda Soomaaliya oo lagu xakumay min 5-shano kaddib fal burcadnimo ah oo ay galeen

                  Afgooye Jan 10 2013 (SDN)-Maxkamadda Ciidamada qalabka Sida ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta xukun ku riday 3-Askari oo ka tirsanaa Ciidamad dowladda kuwaasi oo lagu eedeeyay in ay falal burcadnimo ah kasameeynayee wada isku xirta Marka iyo Muqdisho.  Xukunkan oo ay riday Maxkamada darajada koowaad ayaa waxa la horkeenay Maxkamada cadeymo badan oo ay ka…

                  Read More

                    Kulan balaadhan oo ay iskugu yimaaden labada xisbi mucaarid ucid iyo wadani laamahooda ugandha kulankan oo daarna inaanay meesha ka bixin baahidii aynu u samaysanay xisbiyada mucaridka ah

                    (KampalaSDN) Waxaa caasimada dalka ugandha ee kampala ka socda kulan wada tashi ah oo ay iskugu imanyaan labada xisbi mucaarid  ee ucid iyo wadani ,kaas oo ay uga gol leeyihiin inay maadamo ay yihiiin laba xisbi mucaarid  inay fiican tahay ina kawada hadlaan waxyaabaha ay somaliland dantu ugu  jirto mucaaridna waa inay dowlada wixi ka…

                    Read More

                      Shirkada Al Xayaat oo deeq Qalab Isboorti ah Gudoonsiisay Xulka Gobolka Maroodi jeex

                      Hargaysa 10,Jan (SDN) Munaasibad ballaadhan oo  qalab ciyaareed lagu guddoonsiinayay  xulka ciyaartoyda ee gobolka  maroodi jeex oo ay soo qaban qabisay shirkada Al Xayaat furniture ayaa Maanta lagu qabtay Caasimada Hargaysa. Munaasibadaas waxaa ka qayb galay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Dhalinyarada  & Ciyaahaa Mustafe Cabdi Qodax ,Gudoomiyaha Gobolka Maroodi  jeex Axmed Cumar  Xaji Cabdlaahi Xamarji …

                      Read More

                        Idaacada Radio Hargaysa oo soo Khatintay Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka ah,iyadoo Mar kale dib looga wada bilaabayo Radiyowga iyo SLNTV

                        Hargaysa 10,Jan (SDN) Munaasabad lagu xusayey dhamaystirka casharkii tafsiirka Quraanka Kariimka ee ka bixi jiray Radio Hargaysa iyo Tv-ga Qaranka ayaa maanta lagu qabtay xarunta wasaaradda warfaafinta ee Magaalada Hargaysa. Munaasabadan oo ay ka soo qayb galeen agaasimayaasha guud ee wasaaradaha Warfaafinta iyo Diinta iyo Awqaafta, gudoomiyaha Gudida wanaag farista iyo xumaan reebista iyo mas’uuliyiin…

                        Read More

                          Ku dhawaad 20-ruux oo lagu soo qab qabtay howlgallo Ciidamada dowladda ay ka sameeyeen gobolka Sh/hoose

                          Afgooye Jan 10 2013 (SDN)- Howlgal ay wax ka fulinayeen saraakiisha Ciidamada ugu sareeya ayaa maanta waxa ay ciidamada dowladda Soomaaliya ay ka sameeyeen deegaano kuyaalla gobolka Sh/hoose.  Qaar kamid ah safiyiinta maxaliga ah oo la socda saraakiisha howsha fulineysa aya sheegay in ugu yaraan 20-qof la soo qabtay kuwaasi oo lagu eedeeynayo falal Tuuganimo…

                          Read More

                            AMISOM oo dhalinyarada shabaab ammaankooda balan qaaday hadii ay ka soo goostaan

                            Muqdisho Jan 10 2013 (SDN)-Saraakiisha ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa shaaca ka qaaday in hadii raga ka tirsan Shabaab dhanka Dowladda Soomaaliya ay kusoo biiraan ay balan qaadayaan ammaankooda. Afhayeenka ciidamada AMISOM Korneyl Cali Aadan Xumad oo maanta warbaahinta Shirjaraa’id ugu qabtay xarunta Xalane ee Magaalada Muqdisho ayaa wuxuu sheegay in ruux waliba oo…

                            Read More

                              Dowladda Faransiiska oo Malaayin doolar ugu deeqeysa dadka Soomaaliyeed eek u dhibaateysan Koofurta Somaliya

                              NAIROBI, Jan 09, 2013 (SDN)- Sida ay qortay wakaalada wararka ee Faransiiska AFP dowladdaFranceayaa balanqaaday dhaqaalo ay ugu deeqeyso shacabka  Soomaaliyeed ee ku dhibaateysan Koofurta Soomaaliya.  Faransiiska ayaa sheegay in hal Milyan oo Yuuro oo u dhiganta 1.3-milyan oo doolarka Maraykanka ah ay ugu deeqeyso dadka Soomaaliyeed kuwaasi oo ay dhibaateeyeen colaadaha iyo dagaalada.  Gar-gaakan…

                              Read More