Musharrax Maxamed-Calooley oo Reer Hargeysa U Soo Jeediyey Qorshe Cad oo Lagula Xisaabtamo Masuuliyiinta Dawladda

    Hargeysa Nov 16,2012 (SDN- Musharrax Maxamed Axmed Maxamed Jaamac Ismaaciil oo Calooley loo yaqaan, kana mid ah Musharraxiinta Caasimadda Hargeysa uga tartamaya urur siyaasadeedka DALSAN ayaa bulshada reer Hargeysa, gaar ahaanna dhalinyarada ku boorriyay inay  hankooda muujiyaan oo ay cududooda kula xisaabtamaan madaxda qaybaha kala duwan ee laamaha dawladda. Musharraxa oo shalay khudbad baraarujin iyo…

    Read More

      Nuxurka Warsaxaafadeed ay soosaartay hay’adda ilaalinta Xuquuqal-insaanka ee Horn Watch

      Hargeysa 16, November 2012 (SDN)- Iyadoo ay haatan ka hadhsan tahay in ka yar 2 wiig maalintii ay sheegeen in Somaliland ay ka dhacayso doorashadii sanadaha faraha badan mudo dhaaftay ee golayaasha deegaanku, ayaa marka loo dhabogalo qaabka diyaargarawgu u socdo, habdhaqanka ka baxsan nidaamka dimuquraadiga ee ay u dhaqmayso xukuumada Madaxwayne Siilaanyo, xilgudashada xubnaha…

      Read More

        Mareykanka oo soo dhaweeyay ansixinta xukuumada cusub ee Soomaaliya

        Washington Nov 16,2012(SDN)-War ka soo baxay wasaarada arrimaha dibedda ee dalka Mareykanka ayaa looga waramay ansixintii xukuumada cusub ee Soomaaliya iyo nooca wada shaqeyn dhex mari doonta Mareykanka iyo Soomaalida. Dawlada Mareykanka ayaa soo dhaweysay taariikhina ku sheegtay sida aqlebiyada leh ee Baarlamaanku  ansixiay gollihii xukuumada ee dhawaanta la soo dhisay. Sidoo kale qoraalkan ka…

        Read More

          Ciidamada Badda ee NATO oo gaaf wareegaya xeebaha Soomaaliya

          Hobyo Nov 16,2012(SDN)-Ciidamada badda ee xulufada NATO ee ku hawlan la dagaalanka burcad badeeda Soomaalida ayaa todobaadkan qaaday hawgalo ay ku tagayaan xeebaha Soomaalida. Hawlgalada ayuu taliska NATO ku sheegay mid looga gol leeyahay in lagu hor joogsado dhaqdhaqaaqa burcad badeedu ka wado badaha ku dhaw dhaw Soomaaliya. Maraakiibta dagaalka ee NATO ee HNLMS Rotterdam,…

          Read More

            Madaxweynaha Soomaaliya oo bedelay mowqifkiisa ku wejahan Dhuxusha Kismaayo laga dhoofiyo

            Muqdisho Nov 16,2012(SDN)-Madaxweynaha Dalka Soomalaiya ayaa bedelay mawqifkiisii hore ee ku wejahnaa dhuxusha laga dhoofiyo ee ay Qaramada Midoobey mamnuucday,dawlada Soomaaliyeedna ay  qudheedu manuucday. Dhuxusha dhoofinteeda la mamnuucay ayaa inteeda badan laga dhoofin jiray dekedda magaalada Kismaayo oo ay ka arimin jireen kooxda Al Shabaab oo aduun badani uga soo xaroon jireen. Sadex todobaad ka…

            Read More

              Madaxweyne Siilaanyo Oo Jaamacada Camuud Ay Ku Sharaftay Shahaada Sare ee PHD Hargeysana Ku Soo Laabtay + SAWIRO

              Hargeysa 15-11-2012-(SDN) Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa galabta ku soo laabtay caasimadda Hargeysa, ka dib markii uu socdaal shaqo oo uu  laba maalmood ugu maqanaa xarunta  Awdal ee Boorame. Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) wuxuu saaka booqdayXarumo kala duwan oo ku yaalla magaalada Boorame waxaana madaxweynaha Shahaadada P H D…

              Read More

                XAFLADDII UCID EE MAGALADDA OTTAWA, CANADA(DAAWO SAWIRADA)

                Ottawa Nov 15,2012(SDN)-Waxaa magaala madax dalka Canada, Ottawa lagu  qabtay habeenkii Sabtidii November10/2012 xaflad  ilyartu  isqabatay oo lagu taageerayo  xisbiga ucid iyo Hogaankiis cusub.(Hogaanka dhalinyarada cusub ee aqoonta leh) Xafladaas oo ahayd mid si heer sare loo soo agaasimay oo I qiimo badan la iskugu duba riday hadaba. Waxaana  isku duba ridaayey oo xidhiidhiye u…

                Read More

                  Gudoomiyaha Xisbiga Caddaalada & Daryeelka UCID,iyo masuuliyiinta Xisbigaas oo ummadda Islamka ka hambalyeeyay sanadka cusub

                  Hargeysa Nov 15,2012(SDN)-Masuuliyiinta sare ee xisbiga mucaaridka ee UCID ayaa guud ahaan ummadda Islamaka ka hanbelyeeyay bilashada sanadka cusub ee Hijriyada. Qoraal ay ummadda saxaafada u mariyeen masuuliyiinta UCID oo nuqul ka mida ayna soo gaarsiiyeen ayaa u dhignaa sidaan; Gudoomiyaha Xisbiga Caddaalada & Daryeelka UCID, Gudoomiye ku Xigeenada Xisbiga, Murashaxa Madaxweynaha iyo Murashaxa Madaxweyne…

                  Read More

                    Shirkii Wasiirada Arimaha Dibada ee Wadamada Islaamka oo ka furmay wadanka Jabuuti

                    Jabuti Nov15/12  Wasiirrada Arrimaha dibadda ee dalalka Islaamka ayaa maanta shir uga fumay magaalada Jabuuti ee xarunta dalka Jabuuti, ayadoo uu ka qeyb galyo wafdi uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya. Kulanka oo saaka ka furmay Hotelka Kambiski ee caasimadda Jabuuti ayaa waxaa ka qeybgalaya Wasiirrada arrimaha dibadda ee waddamada Islaamka,  iyadoo dalka  Soomaaliya ay…

                    Read More

                      Guddiga Anshaxa Doorashada Deegaanka oo mar kale u digay Maamulka Komishanka Aydhiska oo hore u balanqaaday inuu u OLolayn doono Xisbigiisa KULMIYE

                      Hargeysa 15-11-2012 (SDN) – Guddida Anshaxa doorashadda deegaanka Somaliland, ayaa shir-jaraa’id oo ay ku qabteen Magaaladda Hargeysa , ayaa waxay eedaymo ugu jeeediyeen Agaasimaha Maamulka iyo xisaabaadka Komiishanka Aydhiska Mr Xinif oo dhawaan sheegay inaan u ololeynta Kulmiye cidna ka hor-joogsan Karin. Guddoomiyaha Guddida Anshaxa doorashada Somaliland Axmed Maxamed Caddaad, ayaa nasiib daro ku tilmaamay…

                      Read More

                        Magacyadii Musharaxiinta Ciidamada Amaanku Xidh-xidheen ee ka tirsan Ururka UMMADA iyo Guddoomiye Gaboose oo Qoraal ka soosaaray

                        Hargeysa 15-1112012-(SDN)– Ciidamadda Booliska Magaalooyinka kala duwan ee Somaliland, ayaa siyaabo kala duwan u xidh-xidhay shan Musharax oo Magaalooyinka dalka uga tartamaya urur siyaasadeedka Umadda. Booliska ayaa siyaabo kala duwan u xidhan shantan Musharax oo urur siyaasadeedka Umadda uga sharaxan Magaalooyinka Hargeysa, Burco, Baligubadle iyo Caynaba iyo Waliba Guddoomiyaha degmada Caynaba ee urur siyaasadeedka Umadda….

                        Read More

                          Masuul Sare Oo Ka Tirsana Golihii Wasiirada Ee Xukuumada Riyaale Oo Ka Soo Digo Rogtay Ururka UMMADA Kuna Biiray Ururka WADDANI

                          Hargeysa 15-11-2012(SDN )Munaasibad lagu So dhawaynayey Masuul sare oo ka tirsanaa Ururka UMMADA Kuna Biiray Ururka WADDANI Munaasibadani oo ka dhacday Xarunta Guud ee Wadani ku leeyahay Maagalada Hargeysa ayaa waxaa ka soo qayb galay Madaxda ugu saraysa Ururka oo uu hormuud ka yahay Gudoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro ) ugu horayna waxa munaasibadani hadal…

                          Read More

                            “Anigu Dagaal Ooge Ma Yihi Waxaan Ahay Qalin Ku Dirir, Taas Ayaan Umadda U Cadeeynayaa” Jamaal Cali Xuseen

                            Hargeysa Nov15/12 (SDN) – Musharaxa Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa si adag u beeniyey war maanta ku soo baxay Wargeyska Jamhuuriya, kaas oo lagu sheegay in Xisbiga UCID uu quus siyaasadeed ka muujiyey tartanka doorashadda. Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen waxa uu sidaas ku sheegay Warsaxafadeed uu soo saaray…

                            Read More

                              Gudoomiyaha Xisbiga kulmiye oo Muuse bixi ayaa si kulul u weeraray Madax Dhaqameedka Somaliland ee Daga Burco

                              Burco Nov15/12 (SDN)Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse biixi Cabdi oo indhaweydba hadalo cid gaara beegsanaya iska ilaalin jiray ayaa galka seefta ka saarey islamarkaana maanta si kulul u naqdiyey,una weeraray waxgaradka iyo madax-dhaqameedka Beelaha Galbeedka Burco (Habaryoonis,Arab iyo Ciise Muuse) oo cabasho ka muujiyey 43 goob codbixineed oo Komishinka doorashooyinku ka dhimeen degaamaday ku suntan yihiin…

                              Read More

                                Shiinaha oo yeeshay Madaxweyne Cusub

                                Beijing Nov 15,2012(SDN)-Dal weynaha Shiinaha ayaa todobaadkii ina dhaafay waxa xisbiga dalkaa ka rimiyaahi uu ku hawlanaa soo xulida madaxweyne cusub oo xilka haya mudada tobanka sano ee soo socota. Shiinaha oo aaney shicibku dooraan madaxdiisa ayaa kolba xisbiga talada hayaahi shir weyne ku soo xulaa shakhsiga xilka madaxweyne qabanaya. Xi Jinping oo mudo sanado…

                                Read More