Sheekh Aadan Madoobe:Hadii aynaan inagu Dhuxusha dhoofin Shabaabka ayaa dhoofin doona
Kismayo Nov 15,2012(SDN)-Waxa weli taagan xiisad ka dhalatay Dhuxul ay kooxda Ras kaambooni ka dhoofisay dekedda magaalada Kismaayo oo ay wada jir ula maamulaan ciidamada dawlada Soomaaliya. Dhuxusha ayaa waxa dhoofinteeda hore u mamnuucay Gollaha Amaanka iyo Dawlada Soomaaliya. Madaxa Ras Kaanbooni Sheekh Axmed Madoobe oo saxaafada u sheegay in Ganacsada Kismaayo ka codsadeen in…
