Mahiiga oo Hargeysa ka degay Maanta
Hargeysa April 20,2012(SDN)-Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somalia Dr.Augustine Mahiga ayaa Galabta Booqasho ku yimid Caasimada dalka ee Hargaysa isagoo ka soo degay gegida diyaaradaha ee Cigaal International Airport. Waxaa Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somalia ku soo dhaweeyay Madaarka Caasimada Wasiirka Wasaarada Arrimaha…
