Dawlada Iran oo Sucuudiga ku eedeysay in Qaxootiga Soomaalida ee Yemen ay hubeyneyso

    Tehran April22,2012(SDN)-Dawlada dalka Iran ayaa ku eedeysay dalka Sucuudiga in ay hubeyneyso isla markaana ay tababro ciidan siineyso Soomaalida Qoxooti ahaanta u joogta dalka Yemen,sida ay daabacday Jariirada Fars la yidhaa ee dalkaas ka soo baxda. Iran ayaa sheegtay in sababata ay dawlada Sucuudigu tilaabada u qaadey ay tahay sidii loola dagaalami lahaa kooxda Xuutiyiinta…

    Read More

      Ururda Badbaado iyo Horyaal oo ku keliyeystay Aqbalaada Natiijadii kala Shaandheynta ururada Somaliland

      Hargeysa April 21,2012(SDN)-Guddoomiyayaasha Ururada Horyaal iyo Badbaado oo ka mid ahaa ururaddii ku hadhay kala shaandheyntii ururadda siyaasadda, ayaa maanta ku gacan saydhay mudaharaad ay maanta soo jeediyeen Todobada urur ee kale ee Gudida diiwan gelintu ay sheegeen inay ku hadheen marxaladii labaad ee qiimaynta ahaa. Waxaa Sidaasi waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu soo saaray…

      Read More

        Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay oo meelmariyay qaraar ku saabsan qulqulatooyinka dalka Siiriya

        BEIRUT 21, April 2012 (Qurbejoog.com/LATimes)- Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa Sabtidii maanta isku raacay qaraar ku saabsan in saddex boqol oo kormeerayaal ah loo diro dalka Siiriya. Sida uu faafiyay wargeyska Los Angeles Times, 300-kaa kormeerayaasha ahi waxay eegi doonaan sida ugu wanaagsan ee xabad-joojin aan jabin loo dhex dhigi lahaa dawladda Madaxweyne Bashar…

        Read More

          Hargeysa: Maayar Jiciir oo Booliska ku wareejiyay dhismaha Saldhig cusub

          Hargeysa 21, April 2012 (Qurbejoog.com)- Maayarka Caasimada Hargeysa Eng. Xuseen Maxamuud Jiciir, ayaa maanta xadhiga ka jaray dhismaha saldhig Boolis laga hirgelisay jidka suuqa Jajabka iyo xaafaddaha Guryosamo. Saldhigan oo ay hirgelintiisa iska kaashadeen dawladda Hoose, Taliska Booliska iyo dadweynaha xaafaddaas, waxa laga hirgeliyay goob xudun u ah tuugta Hargeysa, kuwaasoo waxyeelayn iyo baadhashoba ku…

          Read More

            AMISOM oo mar kale shaacisay in ay Qabsatay Garoonka Duyuuradaha Dayniile

            Muqdisho April 21,2012(SDN)-Taliska ciidamada AMISOM ee Muqdisho ka hawl gala ayaa sheegay in ay xalay ciidamadoodu ku duuleen isla markaana qabsadeen Garoonka Duyuuradaha ee Daayniile. Taliye xigeenka AMISOM Major Jen. Audance Nduwumunsi ayaa qoraal uu soo saray ku sheegay in ciidamada Burundi ee AMISOM ay haatan gacanta ku hayaan degmeda Dayniile iyo Garoonkeedaba. Garoonkan ayaa…

            Read More

              Colaadii Suuriya oo halkeedii ka sii socota

              Dimishiq April 21,2012(SDN)-Wararka ka imanaya dalka Suuriya ayaa cadaynaya in maanta sabti ah ay dhinteen ugu yaraan Todoba iyo Konton Ruux ka dib markii ay Ciidamada Xukuumaddu duqayn la beegsadeen meelo ay degan yihiin Mucaaradka sida magaalooyinka Idlib iyo Xumis. Wararku waxay intaas ku darayaan inaanu lugo adag ku taagnayn heshiiskii uu gadhwadeenka ka ahaa…

              Read More

                Obama oo Baaq u jeediyay Labada Suudaan

                Washington April 21,2012(SDN)-Madaxweynaha dalka Maraykanka Brack Xuseen Obama ayaa ugu baaqay wadamada Waqooyiga iyo Koonfurta Suudaan inay  xabad joojin sameeyaan oo ay miiska wadahadalada isugu yimaadaan. Mr Obama waxa uu kula dardaarmay xukuumadda Khartuum inay joojiso duqaynta dhanka cirka ee ay la beegsanayso meelo ka mid ah koonfurta maadaaba buu yidhi Madaxweynahu ay Ciidamadii K/Suudaan…

                Read More

                  Ra’iisul Wasaaraha oo maanta booqday Xabsigga dhexe ee Magaalada Muqdisho

                  Muqdisho, April 21, 2012(SDN)–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa maanta booqday Saldhigga dhexe ee Magaalada Muqdisho, kaa oo ay ku jiraan maxaabiis aad u badan, kuwaa oo dambiyo kala duwan xabsiga ugu jira.    Ra’iisul Wasaaraha waxaa booqashadda xabisgga ku wehlinayay Wasiirka Gaashaandhigga ee dowladda KMG Soomaaliya,…

                  Read More

                    Ra’iisul Wasaaraha oo maanta soo kormeeray jiida hore ee dhufeysyada degmada Dayniile

                    Muqdisho, April 21, 2012(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta  booqasho kormeer ah ku tagay jiida hore ee dhufeesyada  degmada Dayniile ee duleedka Magaalada Muqdisho, halkaasi oo ay gacanta ku hayaan ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM.   Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa kormeerkiisan ku wehlinayay Wasiirka Gaashaandhigga dowladda Mudane Xuseen Carab Ciise, Taliyaha…

                    Read More

                      Ururrada Siyaasadda ee shalay la shaaciyay inay ku hadheen tartankii Ururrada oo goaan adag qaatay(DHEGEYSO)

                      Hargeysa, 21, April 2012 (SDN)- Masuuliyiinta Ururradii la shaaciyay inay ayaa si wadajir ah fariin ugu taageerayaashooda, iyagoo ugu baaqay in isugu yimaadaan banaan-bax, waxaanay Xukuumadda ku eedeeyeen inay iyadu yeedhaysay go’aanka Guddidu soo saartay.   [mp3player config=fmp_jw_widget_config.xml file=http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/ururada.mp3]  

                      Read More

                        Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland oo hortegay guddiga Joogtada ah ee golaha Guurtida

                        Hargeysa April 21,2012(SDN)-Wasiirka wasaaradda Arimaha gudaha ee JSL Mudane Maxamed Nuur Carraale Duur ayaa maanta hor tegay gudida joogtada ah ee Golaha Guurtida Somaliland, warbixina ka siiyey xaaladda guud ee amniga dalka iyo Bilicda Caasimadda. Wakaalada wararka Somaliland ee Solna ayaa baahisay in wasiirku warbixin ka siiyey Gudida Joogtada ah ee Golaha Guurtida Somaliland tababarada…

                        Read More

                          Hargeysa: Madaxweyne Siilaanyo iyo Ambassador Augustine Mahiga maxay ka wadahadleen?

                          Hargeysa 21, April 2012 (Qurbejoog.com)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Augustine Philip Mahiga. Sida lagu sheegay qoraal uu afhayeenka Madaxtooyadu soosaaray, Madaxweyne Siilaanyo waxa uu danjire Mahiga uga waramay arrimo dhawr ah oo ay ka mid yihiin kala-saaristii ururada…

                          Read More

                            Ururradii la shaaciyay inay hadheen oo saaka si wadajir ah farriin adag ugu diray Guddida Diiwaangelinta iyo Xukuumadda

                            Hargeysa, 21, April 2012 (SDN)- Siddeed ka mid ah Sagaalkii Urur ee shalay ay Guddida Diiwaangelintu shaaciyeen inay ku hadheen tartanka kala reebista Ururrada ayaa maanta si wadajir ah gaashaanka ugu dhuftay Go’aanka Guddida Diiwaangelinta Ururrada. Masuuliyiinta Ururradaas oo saaka Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa hadallo hanjabaad iyo digniin isugu jira u diray Guddida…

                            Read More

                              Wasiirka Maaliyadda oo soo saaray go’aan lagu dhaqan-galinayo in mushaharka shaqaalaha laga jaro 1%

                              Hargeysa, 21, April 2012 (SDN)- Wasiirka cusub ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale oo tixraacaya go’aan ay hore Golaha Wakiiladda iyo Madaxweynuhuba u ansixiyeen  ayaa soo saaray digreeto uu  ku dhaqan-geliyo go’aankaas. Digreetada Wasiirka ayaa lagu sheegay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dawladdu inay ku shubaan Khasnada Dawladda iyadoo lagu xerayn doono Madaxxigaha Hawlgabka ilaa iyo…

                              Read More

                                Mahiga oo Xukuumada Somaliland ku dhiiri geliyay in aaney wadahadal la yeelan Soomaaliya

                                Hargeysa April 21,2012(SDN)-Ergeyga gaadhka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya Augustine Mahiga ayaa booqasho aan hore loo shaacin isla markaana waxa ay daaran tahay aan la sheegin uu ku joogaa magaalada Hargeysa. Augustine Mahiga ayaan ku qanacsaneyn markiisii horeba qorsheyaasha lagu nabadeynayo Soomaaliya ee ay wadaan dalalka reer Yurub,sida qodobkii 6aad ee ka soo baxay…

                                Read More

                                  Cabdiraxmaan Ciro oo dhaleeceeyay Arrinkii Cabdiramaan Cabdiqadir(Ci Waagii ka beryay)

                                  Hargeysa April 20,2012(SDN)-Guddoomiyaha urur siyaasadeedka Wadani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cabdiraxmaan Cirro) ayaa si weyn u soo dhaweeyay  Natiijadda gudida diiwaangelinta ururadda siyaasadda. Waxa  uu gudida uga mahad celiyay sida fiican ee ay hawshaasi u soo dhameeyeen, sidoo kale waxa uu taageerayaasha urur siyaasadeedkaasi iyagana u diray dhambaal hambalyo ah. Sidaana waxa lagu sheegay warsaxaafadeed uu…

                                  Read More

                                    Xulka Kubedda Koleyga Somaliland oo ka Qebgalaya ciyaaraha Bariga iyo Bartamaha Africa

                                    Berbera April 20,2012(SDN)-Wasiirada Wasaaradaha Dhalinyarada iyi Ciyaaraha, iyo Duulista Hawada iyo Gudoomiyaha Gobolka Saaxil ayaa Maanta Madaarka Diyaaradaha ee Magaalada Berbera ku sii sagootiyay kooxda kubada Kolayga ee Somaliland uga qayb galaysa Tartanka koobka bariga iyo badhtamaha afrika ee ka dhacaya 24 bishan aynu ku jirno ee April Magaalo Madaxda Wadanka Yugaandha ee Kambaala. Wasiirka…

                                    Read More