Xarun Caafimaad oo Turkigi Muqdisho ka furay oo la weeraray
Muqdisho Dec 06,2011(qurbejoog.com)-Xarun caafimaad oo dawlada Turkigu ka fureen magaalada Muqdisho ayaa xili saqdii dhexe ah waxa weeraray koox meliishaad ah oo aan la garan heybtooda. Dad goobjoogeyaal ah oo ku sugnaa aaga xaruntu ku taal ayaa sheegay in weerarka ay ku geeriyoodeen mid ka mid ah ilaaladii xarunta. Xaruntan oo k utaal xaafda Wadajir…
