Duulaan Ciidamada dowladda iyo AMISOM ay ku qaadeen AL Shabaab
Muqdisho Dec 08,2011(qurbejoog.com)- Dagaalkaani oo ahaa mid aad u culus ayaa maanta waxaa uu Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya oo taageero Milatari ka helaya kuwa AMISOM iyo Kooxda Al Shabaab waxaa uu ku dhexmaray degmooyinka Huriwaa iyo Yaashqid ee Magaalada Muqdisho. Inta la’ogayahay 7-ruux ayaa ku geeriyootay halka tiro intaasi ka badanna ay ku dhaawacmeen…
