Gabadh Riyootay oo ku Riyootay Nebigii dadkana u soo Jeedisay in afar Cisho la Soomo iyo Sh.Maxamed C.Umal oo ka Hadlay DAAWO

    Hargaysa 22.May 2015 (SDN/QJ)-Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mida culumada ugu waawayn ee Soomaaliyeed, ayaa ka hadlay sheeko maalmihii ugu danbeeyay la hadal hayay oo ku saabsanayd gabadh la sheegay inay Nabiga Naxariis nabadgalyo korkiisa ha ahaatee ku riyootay, sheegtayna in uu ku yidhi,” Afar cisho ha la soomo.” Taasina guud ahaanba shacabka islaamka…

    Read More

      Muuqaal Waraysi Xiiso Badan oo lala Yeeshay Madaxii hore ee sirdoonka al-shabaab Iyo Xogo Cusub oo uu soo Bandhigay DAAWO

      Muqdisho 22.May 2015 (SDN/QJ)- Zakariye Ismaaciil Xirsi oo ahaa xubin sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay Wariyaha BBC-da ee arrimaha Afrika Andrew Harding kaga hadlay sababtii uu Al-Shabaab uga soo goostay, xaalada noloshiisa iyo mustaqbalka waxa uu jecel yahay. Mr Zaki ayaa muddo saddex bilood ka badan ku nool…

      Read More

        12 Qof oo ku dhaawacmay Shilal Gaadhi iyo Adeegga Cusbitaalka Burco oo laga dayriyey

        Burco 22.May 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha gobolka Togdheer Maxamed Muuse Diiriye, ayaa Shalay booqday 12 qof oo ku dhaawacmay Shil Gaadhi oo ka dhacay deegaanka Qoryaale oo ka tirsan gobolkaas, kuwaasoo la soo gaadhsiiyey habeen-hore Cusbitaalka guud ee magaalada Burco, kaasoo xaaladdiisa adeeg ay ka dayriyeen Masuuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka ee gobolkaasi. Ku-simaha Isu-duwaha Wasaaradda Caafimaadka ee…

        Read More

          Waa kuma Danjirihii Ugu Taariikhda Wanaagsanaa ee Qaaradan Africa Nus Qarnigii u danbeeyay?.

          Togo 22.May 2015 (SDN/QJ)- Shir todobaadkii tegay ka dhacay wadan togo oo lagu xusayay danjirayaasha africa ilaa 1960 ilaa 2015 ayaa lagu xusay danjirihii africa ugu taariikhda wacnaa uguna aqoonta waynaa ilaa Mudo ku siman nus qarni,Waxaa ergadii ka qaybgashay isla qaatay inuu yahay Danjirihii ugu Taariikhda dheeraa ee Qaaradan Africa alle ha u naxariistee…

          Read More

            “Hadaan Beesha Caalamku Dhexdhaxaadin Siilaanyo Kursiga Madaxweynenimo kumuu fadhiisteen” Siyaasi Baashe Cabdi Gaboobe

            Hargaysa 22.May 2015 (SDN/QJ)- Beryahan ba axsaabta mucaaridka iyo madasha wada tashiga markey u cadaatey in xukuumadda Silaanyo doorashada waqtigeedi sharciga aha aaney ku qabaneyn mar haddey ku adkeysatey in marka hore la sameeyo diwaangelinta madaniga ka hor intaan la sameeyn diiwaan gelinta cod bixiyaasha( Diwaan gelinta madaniga oo ila maanta fari ka qodneyn, diwaan…

            Read More

              Kooxda Daacish oo Gacanta ku dhigay Magaalo Istiraatiji ah iyo Xulufada Maraykanka oo dib u eegis ku samaynaya qorshaha la dagaalanka ISIS

              Tadmur 22.May 2015 (SDN/QJ)- Ururka Daacish ayaa xajisanaya maamulka magaalada Tadmur oo ah magaallo taariikhi ah oo ay ku yaallaan dhismooyinkii boqortooyadii Romanka ee magaaladii Palmyra. Daacish ayaa ciidamada dowladda shalay ka qabsatay magaaladan. Maleeshiyada Ururuka Daacish ayaa hadda si buuxda gacanta ugu haya magaalada taariikhiga ah ee Tadmur oo ay ka muuqdaan astaamaha haraadiga…

              Read More

                Mas’uul ka Tirsan Xisbiga Ucid oo Gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex dusha u saaray Mas’uuliyada Falal amni Xumo oo Hargaysa lagu arkay

                Hargeysa 22.May 2015 (SDN/QJ) Xoghayaha Warfaafinta xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Yuusuf Kayse Cabdilaahi oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargeysa Yuusuf Kayse Cabdilaahi, ayaa Madaxweyne Siilaanyo ugu baaqay inuu xilka ka qaado Guddoomiyaha gobolka Maroodijeed Maxamed Maxamuud Cali (Jeeniyare). “Xisbiga UCID waxa uu u taagan yahay inuu sharciga iyo qawaaniinta dalkan u dajisan…

                Read More

                  Golaha Wasiirada ayaa maanta go’aamo cad cad ka soo saaray shirkadaha dhex dagan xayndaabka garoonka diyaaradaha Aden Cade

                  Muqdisho, 21, May, 2015 (SDN/QJ)-Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii caadiga ahaa, waxaana shir gudoominayey Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke, kulanka ayaa looga hadlay barlamaanka Jubaland, Qaxootiga Yemen, Tala soo jeedin ku aadan shirkadaha degan Garoonka Diyaaradaha Aden Cade iyo Midaynta Qorshaha Qaranka. Ugu horayntii golaha wasiirada ayaa ka dooday…

                  Read More

                    “Waxaa nalaga Maamulaa Muqdisho,Fiisayaashana waxaan ku Bixinaa Baasaboorka Somalia” Qunsulka Turkiga u fadhiya Hargaysa

                    Hargeysa 21.May 2015 (SDN/QJ)- Qunsulka dalka Turkiga u fadhiya Somaliland Mr. Muzaffer Yuksel ayaa ka gaabsaday inuu faahfaahin ka bixiyo warar sheegaya in xafiiskiisa Hargeysa ku bixiyo fiisayaasha baasaboorka Soomaaliya, isla markaana sheegay in arrinkaasi yahay mid siyaasadeed oo aanu awood u lahayn ka hadalkeeda. Wargeyska Himilo oo aanu warkan ka soo xiganay ayaa shalay…

                    Read More

                      Itoobiya oo Joojisay Raashinkii LC ahaa ee dhanka Somaliland ka Geli Jiray iyo Xidhiidhkii Ganacsi ee labada dal oo Caqabadi la soo deristay

                      Jig Jiga 21.May 2015 (SDN/QJ)Warqad amar ah oo ka soo baxday todobaadkan xafiiska Madaxweynaha Dawlada Deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar (Ina Ilay) ee Xaruntiisa Jigjiga ayaa lagu sheegay inay Itoobiya joojisay gabi ahaanba raashinkii Lc-ga ahaa ee Somaliland ka soo gali jiray waxaanu si toos ah oo cadaan ah u amray xafiisyada dawladiisa ee…

                      Read More

                        Wasiir Cukuse oo Khudbad la yaab leh ku sii Wadacay Maariyihii Telefishanka qaranka ee ay isa seegeen DAAWO

                        Hargaysa 21.May 2015 (SDN/QJ)- Mas’uuliyiinta Wasaaradda warfaafinta iyo shaqaalae weynaha wasaaradaasi ayaa si wadajir ah uga qayb galay Munaasabad ay xilka kula kala wareegayeen maareeyihii hore ee TV-ga qaranka iyo Maareeyaha cusub ee dhowaan madaxweynuhu soo magacaabay. Munaasabada oo ka dhacday xarunta wasaaradaasi waxaa kaloo ka soo qayb galay Mas’uuliyiin ka tirsan dawlada iyo marti…

                        Read More

                          Wargayska Dawlada ee Dawan oo Xarun Madbacadeed loo Yagleelayo DAAWO

                          Hargaysa 21,May 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigelinta ee JSL Md cabdilaahi maxamed Daahir Cukuse ayaa maanta ka qayb galay munaasabad lagu bilaabayey rakibaadda madbacadda cusub ee Wargaysyada Dawan group. Md Maxamed Cismaan Mire Gudoomiyaha Wargaysyada Dawan Media Group oo munaasabadaasi ka hadlay ayaa faahfaahiyey halka ay marayso hawsha bilowga ah ee rakibaadda…

                          Read More

                            Lacag la’aan sababtay in Iridaha loo laabo Goobihii diiwaangelinta Madaniga ah

                            Hargaysa 21.May 2015 (SDN/QJ)_ Guud ahaanba xarumihii diiwaangalinta ee dalka ayaa albaabada laysugu dhuftay kadib markii shaqaalihii goobahaas labadii bilood ee ugu danbeeyay aan la siin wax mushahar ah. Wasaarada arimaha gudaha ayaa shaqaalahan qaadatay kuwaas oo ku dhaw shanboqol oo ka mid ah ardaydii jaamacadaha dalka waxaanay ka hawlgalisay gobalada Maroodi-jeex,Awdal,Saaxil,Togdheer iyo Ceerigaabo. Shaqaalahan…

                            Read More

                              Guddoomiyaha Madasha Wadda Tashiga Oo Soo Dhaweeyay Wadahadalada U Bilaabmay Xisbiyadda Siyaasada

                              Hargeysa, 21 May 2015 (SDN/QJ)-Guddoomiyaha Madasha Wada tashiga Xasan Guure Jaamac, ayaa soo dhaweeyay kulankii shalay saddexda xisbi qaran ku dhexmaray hotel Ambasador, waxaanu sheegay in rejo fiican uu ka filayo in kulamadaasi ku soo dhamaadaan si niyad sami ah, isla markaana wuxuu sheegay in markii ugu horaysay taariikhadda Somaliland ay tahay in murankeena siyaasadeed…

                              Read More

                                Alshabaab oo Gashay Magaalada Gaarisa iyo Wacdi ay ka Jeediyeen Masjid Weyn oo Gaarisa ku yaal

                                Gaarisa 21.May 2015 (SDN/QJ)- Maleeshiyo ka tirsan Al-Shabaab ayaa muddo kooban ku sugnayd masaajid ku yaalla magaalada Gaarisa, odayaal ka tirsan deegaanka ayaa sheegay. Jihaadiyiinta ayaa la sheegay inay muddo labo saac ah u khudbeynayeen jamaacadii ku sugnayd masaajidka ka hor inta aanay ku noqon duurka oo ay markii hore ka yimaadeen. Waxay cambaareeyeen dowladda…

                                Read More