Wasaarada Arrimaha Gudaha oo Mar kale diiday dalab Mudaharaad uu Codsaday Xisbiga Waddani

    Hargaysa 12.May 2015 (SDN/QJ)-Xisbiga Waddani oo mar kale dalbaday mudaharaad salmi ah iyo wasaaradda arimaha gudaha Somaliland oo laashay dalabkaasi ka yimid xisbiga Waddani. Qoraal uu ku saxeexan yahay guddoomiye ku xigeenka xisbiga WADDANI isla markaanna ka soo baxay xafiiska Waddani ayaa lagu sheegay in wasaaradda arimaha gudaha Somaliland laga codsanayo inuu mudaharaad salmi ah…

    Read More

      “Fidmada Taleex halkay ka bilaabmatay waala ogaa, Puntland baa lagaga soo duuley dadka la xidhayna waa Cuqaashoodii….”

      Hargeysa 12.May 2015 (SDDN/QJ) – Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Somaliland, Baashe Maxamed Faarax ayaa u jawaabay siyaasiyiin Guddoomiye Ku Xigeenka Golaha Wakiillada Oo Ka Hadlay Odayaal Lagu Xidh-Xidhay Degmada Taleex reer Somaliland ah oo Muqdisho kaga hadlay odayaal ciidamada Qaranku ku xidheen degmada Taleex. Baashe oo daba socday eedaymo siyaasiyiin uu ka…

      Read More

        (Furaha taleefannada Soomaaliya ee 252 waa hanti-qaran) Prof Jawaari

        Muqdisho 12,May 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha baarlammaanka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa sheegay inay lagama maarmaan tahay in lambarka lagu soo celiyo gacanta dowladda, maaddaama uu yahay hanti-qaran. Sida ay sheegtay warbaahinta dowladda, Jawaari ayaa xukuumadda ku boorriyay inay shirkadaha isgaarsiinta kala xaajooto soo-wareejinta lambarka iyo bixinta canshuurta qaranka. Dhinaca kale, guddoomiye Jawaari ayaa shirkadaha…

        Read More

          Duqayda Beesha Hawiye oo Ku Taageeray Guurtida Mudo Kordhintii Shalay

          Hargeysa 12.May 2015 (SDDN/QJ) – kulan balaadhan oo ay shalay isugu yimaadeen madaxda dhaqanka iyo kuwa siyaasadda ee Beelaha Hawiye ayay ku taageereen go’aankii Golaha Guurtiddu muddo kordhinta ugu sameeyeen Xukuumadda iyo Golaha wakiiladda. Kulanka Madaxda dhaqanka Beelaha Hawiye oo ay ka mid ahaayeen Axmed Diiriye iyo Xasan Xaad ayaa sheegay inay Somaliland ku taageerayaan…

          Read More

            Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhismaha Ciidammada Federaalka kala hadlay Safiirrada Sweden iyo Britain u qaabbilsan Soomaaliya

            Muqdisho, 12 May, 2015-(SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, si gooni-gooni ula kulmay Safiirrada waddamada Britain iyo Sweden u fadhiya Soomaaliya Neil Wigan iyo Mikael Lindvall, kuwaasoo ay ka wadahadleen dhismaha Ciidammada Federaalka iyo weliba higsiga cusub ee 2016-ka. Waxa uu Madaxweyne Xasan Sheekh Masuuliyiintan shalay Xafiiskiisa Madaxtooyada Muqdisho ee Villa Soomaaliya si…

            Read More

              “AMISOM wax ha ka bedesho baadhitaanka Wariyeyaasha Eyda Loo Adeegsanayo”NUSOJ

              Muqdisho 12.May 2015 (DN/J)- Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (NUSOJ) ayaa ugu baaqay ciidamada AMISOM inay wax ka bedelaan qaab baadhiseedka ah isticmaalka eyda ee ka dhanka ah Qalabka shaqo ee shaqaalaha Warbaahinta marka ay u casuumaan inay tebiyaan wararkooda, isla markaana ka fekeraan qaab baadhiseed ka duwan midka hadda la isticmaalo. Suxufiyiinta ka hawlgala Muqdisho ayaa…

              Read More

                Akhri Sababta Madaxweyne Obama Uga Noqday Safiir uu Dhawaan u Magacaabay Dalka Somalia

                Washington:May,12,2015(SDN/QJ)-Waxa soo baxaya war sheegaya in Madaxweynaha Maraykanka Mudane Obama uu go’aansaday inuu la noqdo safiir uu dhawaan u magacaabay Dalka Somalia. War-saxaafadeed ka soo baxay Aqalka Cad oo loo gudbiyey Aqalka Shuyuukhda ee Maraykanka maalintii isniintii ayaa lagu sheegay in Madaxweynuhu dib ula noqdey Magacaabidii Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya Katherine Dhanani oo sugeysey in…

                Read More

                  “Qaar baa qorayey yaa loo kordhiyaye waxa loo kordhiyey, madaxdii la doortay oo ah Madaxweynaha, Ku-xigeenka iyo Guddoomiyaha Wakiillada iyo inta….”Wasiir Cukuse

                  Hargeysa:May,12,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland, ayaa si dhaw u soo dhaweysay Muddo-kordhinta muranku ka taagan yahay ee Golaha Guurtidu siiyeen Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo Golaha wakiillada. Wasiirka waasaaradda Warfaafinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir(cukuse), ahna Afhayeenka Xukuumadda oo saxaafadda la hadlay, ayaa sheegay inuu si weyn usoo dhaweynayo Muddo-kordhintaas, waxana uu hambalyeeyey Golaha Guurtida oo uu sheegay inay mudan…

                  Read More

                    “Ma Istaagi-doonaan Muddaharaadku, Waanan Wadaynaa Ilaa Go’aankaa Laga Noqonayo” Cabdirashiid Riyo-raac DAAWO

                    Hargaysa 12.May 2015 (SDN/QJ)- Xohayaha qorshaynta Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdirashiid Maxamuud Cali (Cabdirashiid-Riyoraac) oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in Ciidamo tiro badan oo Xukuumadda soo amartay ay xoog kula wareegeen Xarunta dhexe ee Xisbiga WADDANI, waxaanu tilmaamay in Muddaharaadka ay hore Xisbi ahaan ugu baaqeen inuu istaagayn oo qaabkii ay…

                    Read More

                      “Wixii SNM Ah Ee Mujaahidiintii Dalka U Soo Halgantay ee Aan Shaashoobin Waxay U Ballansan Yihiin Kulan” Cali Guray

                      Hargeysa, 12 May 2015 (SDN/QJ)-Guddomiyaha Saddexaad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Guray, ayaa sheegay in maalinta beri ah isku imin doonaan Mujaahidiintii SNM oo gadhwadeen ka yahay Xasan Ciise Jaamac, taasoo lagag shiri doono xaaladda siyaasadeed ee dalku galay. Kadib markii Golaha guurtidu maanta ku dhawaaqay in xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo loo kordhiyay sannad iyo toban…

                      Read More

                        “26 Jun Marka Ay Gaadho Bal Kursiga Ha Kugu Soo Celiyo, Saleebaan, Xaaji Cabdi Waraabe Iyo Indho-indho” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe

                        Hargaysa 12.May 2015 (SDN/QJ)- Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa qaaddacay Muddo-kordhinta Guurtidu ku dhawaaqday maanta ee labada sano ee labada bilood ka dhiman yihiin ah, isla markaana waxa uu Guddoomiyaha UCID sheegay sidii uu shalay-ba ballanqaaday inay dib ugu noqonayaan heshiiskii hore ee Guddiga doorashooyinka ee halka sano ahaa haddii ay Guurtidu dhaafto heshiiskii…

                        Read More

                          “Go’aankaasi Waa Mid Aanu WADDANI Aqbali-karin, Xalkuna Waxa Weeyaan In Madaxweynuhu Ka Shaqeeyo Sidii Loogu Noqon…” Gudoomiye Cirro DAAWO

                          Hargaysa 11.May 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa sheegay in Xisbi ahaan aanay aqbali doonin muddo kordhinta Golaha Guurtidu maanta u samaysay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo. Guddoomiye Cirro oo maanta warbaahinta la hadlay ka dib go’aankii muddo kordhinta ahaa ee Guurtudu gaadhay waxa kale oo uu sheegay in xalku…

                          Read More

                            Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo dib ugu Noqday Go’aankii Gudoomiye Cirro,Ganafkana ku dhuftay Mudo Kordhinta Guurtida DAAWO

                            Hargaysa 11.May 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta ku tilmaamay Maalin Ku Madow Shacabka Somaliland waxaanu Xaaraan ku tilmaamay Go’aankii ay Mudada ugu Kordhiyeen Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo. Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Waxa uu sheegay in kadib markii la iska indho tiray soo Jeedintoodii ahayd in doorashadu aanay dhaafin sannadka soo…

                            Read More

                              “Xukuumadu Waxay Taageersan tahay Go’aanka Mudo kordhineed ee Golaha Guurtidu ku dhawaaqay” Cukuse DAAWO

                              Hargaysa 11.May 2015 (SDN/QJ)- Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay inay aad u soo dhawaynayso Mudo Kordhinta ay Golaha Guurtidu ku soo afjareen Murankii Mudooyinkii ugu danbeeyay ka taagnaa Mudada Xil haynta Madaxweyne Siilaanyo. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta ahna afhayeenka Xukuumada Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa sheegay in Golaha Guurtidu uu sameeyay Talaabo soo afjartay hadal hayntii…

                              Read More

                                Ciidan wata Noocyada Kala duwan ee Tiknikada dagaalka oo Saaka lagu daadiyay Shaaricyada Ceerigaabo DAAWO

                                Ceerigaabo 11.May 2015 (SDN/QJ)- Ciidamada Amaanka Gaar ahaan Kuwa Qaranka ayaa Saaka la soo dhoobay Gudaha Magaalada Ceerigaabo ee Xarunta u ah Gobolka Sanaag iyagoo ka baqo qabay Mudaharaad lagaga soo hor jeedo Go’aankii Golaha Guurtidu ku dhawaaqay ee Mudada Sannadka iyo Tobanka Bilood uu ugu Kordhiyay Mudada Xil haynta Madaxweyne Siilaanyo iyo Xukuumadiisa.

                                Read More

                                  “Waa Rajiim Wakhtigiisii Dhamaaday Oo Anagu Aanan U Ictiraafsanayan Inuu Yahay Madaxweynii Qaranka” Siilaanyo

                                  Hargeysa 11.May 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha hada Axmed Siilaanyo wakhtigii uu mucaaradka ahaa waxa si weyn loogu yaqaanay khudbado ka’kan kuwaas oo uu ku duri jiray madaxweynihii ka horeeyay oo mudo xileed ka badan kii loo doortay xilka ku kordhistay. Waxa aad halkan ku arki doontaan Siilaanyo oo madaxweyne Daahir Rayaale ku tilmaamaya rajiim wakhtigiisii dhamaaday…

                                  Read More

                                    Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Xaaraan ku Tilmaamay Mudo Kordhinta Guurtida kuna baaqay Shir beeleed

                                    Hargeysa 11.May 2015 (SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa ka Soo horjeedsaday Mudada Golaha guurtidu u kordhisay Xukumada Madaxweyne Siilaanyo ee ah Sannadka iyo Tobanka Billood, waxanu sheegay in Xisbiga Ucid uu ka soo horjeedo Go’aanka Cusub ee ay Guurtidu Qaateen. Faysal Cali Waraabe oo warbaahinta la hadlayey waxa kale oo uu…

                                    Read More