Kormeer uu Madaxweyne Siilaanyo Galabta ku maray Qaybo ka tirsan Caasimada Hargaysa iyo Diyaar Garowga Xuska 18 May SAWIRO

    Hargaysa 14.May 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Qaranka Somaliland, Mudane Axmed Maxamd Silanyo waxa uu galabta markay saacadu ahayd 4:00 PM ilaa 6:15 PM uu kormeer ku soo maray suuqyada caasimada Somaliland ee Hargeysa, hotel Ambassador, iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland. Kormeerkan Madaxweynuhu ku soo maray goobaha ugu muhiimsan caasimada ayaa daarnaa xogogaal u noqoshada xaalada guud…

    Read More

      DAAWO:Duqa Magaalada Hargeysa oo laga hor joogsaday in uu saxaafada kula hadlo gudaha Garoonka Duyuuradaha Hargeysa

      Hargeysa May 14,2015(SDN/QJ)-Waxaa manta magaalada Hargeysa dib uGu soo noqday Duqa magaalada Hargeysa Md Cabdiraxmaan Solteco oo mudo dalka uga maqnaa safar. Taageereyaal faro badan uu doonayay in ay Duqa Hargeysa soo dhaweeyaan ayaa ciidamada amaanka ee Madaarku iska hor taageen. Sidoo kalena waxa Duqa magaalada Hargeysa loo diiday in uu saxaafada kula hadlo qolka nasashada…

      Read More

        Qaramada Midoobay Oo Muujisay Walaaca Iyo Niyad Xumada ay Ka Qaadday Muddo-kordhintii Guurtidu U Samaysay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo

        New York:May,14,2015(SDN/QJ)-Qaramada Midoobay ayaa dhinaceeda ku biirtay Caalamka sida joogtada ah u cambaaraynaya Tallaabadii dhawaan golaha Guurtida Somaliland Muddo-kordhinta ugu sameeyeen Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo Aqalka Wakiillada. Wakiilka Qaramada midoobay u qaabilsan Arrimaha Somalia iyo Somaliland Nicholas Kay oo ku hadlay Magaca qaramada midoobay, ayaa sheegay inuu aad uga walaacsan yahay dib u dhigada dib…

        Read More

          Al-shabaab Oo Gacanta Ku Dhigtay 13-Qof Oo Dalka Iran U Dhashay Iyo Sida Arrintaasi Ku Dhacday

          Ceel-dheer:May,14,2015(SDN/QJ)-Xarakada Al-shabaab, ayaa  Maalintii shalay Gacanta ku dhigtay Dooni yar oo ay saarnaayeen ugu yaraan13-qof oo u dhashay waddanka Iran, kadib markii sida la sheegay inay Doonidu lasoo caaridday. Doonidan, ayaa waxay ku caaridday deegaanka Cige oo ka tirsan Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud, waxana Doonnidaasi si fudud ugu gacan gashay kooxda Al-shabaab oo iyagu…

          Read More

            Madaxtooyada Somaliland oo Gebi ahaanba Meesha ka saaraysa Xuskii 18 May ee Habeen-nimada ka dhici jiray Madaxtooyada iyo asbaabaha keenay

            Hargeysa, 14 May, 2015 (SDN/QJ)- Madaxtooyada Somaliland ayaa la sheegayaa inay Gebi ahaanba Joojisay Xafladii Habeen-nimada 18 May lagu Qaban Jiray Qasriga Madaxtooyada. Tibaaxo Kooban oo Shabakada Qurbejoog.com ay u Xaqiijiyeen Saraakiil ka Tirsan Laamaha amaanka ayaa Sheegaya in Gudida Heerka qaran ee qaban qaabada Xuska 24 Guurada ka soo Wareegtay Markii ay Somaliland ku…

            Read More

              Gudoomiyaha Ucid oo ka hadlay Kulan gaar ah oo ay la Yeesheen Madaxweyne Siilaanyo arrimihii lagaga hadlay Iyo Aragtidiisa inuu Madaxweyne Siilaanyo doorashada ka qayb galayo DAAWO

              Hargaysa 14.May 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Markii 1aad ka hadlay Kulan ay la Yeesheen Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Siilaanyo isla markaana ay kaga wada hadleen Xaalada Cakiran ee ka taagan Mudo kordhinta la isku maandhaafsan yahay. Waxa uu Sheegay Eng Faysal Cali Waraabe inay soo dhawaynayaan Go’aankii Madaxweyne Siilaanyo…

              Read More

                Gudoomiyaha Garabka Haweenka Kulmiye oo Ka Af wanaagsanaatay Duqayda Weji Ku Macaashka ku Caanbaxay DAAWO

                Hargeysa, 14 May, 2015 (SDN/QJ)- Haweenka Xisbiga Kulmiye ayaa sheegay inay Taageersan Yihiin Go’aanka Mudo Kordhinta ay Golaha Guurtidu u sameeyeen Madaxweynaha iyo Golaha Wakiilada isla markaana ay Xil hayntooda ku simeen ilaa Bisha April ee Sannadka 2017. Gudoomiyaha Garabka Haweenka ee Xisbiga Kulmiye Marwo Canab Cumar Ileeye ayaa dareen u tudhaya dal iyo dadba…

                Read More

                  Diidmadii Mucaaradka,Taageeradii Beesha Caalamka,Iyo Cadaadiska dawlada haysta oo soo dedejiyay Talaabo ay Wakhti dheer ka Cago Jiidayeen DAAWO

                  Hargeysa, 14 May, 2015 (SDN/QJ)- Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa shaaca ka qaaday inay Xukuumadda iyo Xisbiga KULMIYE gogol lagaga wadahadlo khilaafka siyaasadeed ee ka dhashay muddo-kordhinta sannadka ka badan ee ay Golaha Guurtidu u samaysay Madaxtooyada iyo Golaha Wakiillada, taasoo ay Xisbiyada Mucaaradka ahi qaaddaceen markii ay Guurtidu ka tallaabsatay laba…

                  Read More

                    Gudoomiye Cirro oo Ka Fal Celiyay Gogosha ay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo fidiyay ee Wada tashiga Mucaaradka.

                    Hargeysa, 14 May, 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Ahna  Guddoomiyaha Xisbiga Mucaarad Ka Ah Ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilahi Cirro,ayaa Niskii danbe ee Xalay Soo Saaray War-  murtiyeed uu kaga Dareen celinayo dhawaqii Shalay ka soo yeedhay Xukuumadda Siilaanyo,kaas oo ahaa inay xukuumadda Siilaanyo wada tashi la yeelanayso labada xisbi mucaarada,Guddoomiye Cirro ayaa war-saxafadeedkiisa…

                    Read More

                      Wasiir Warancade oo Xidh Xidhay Shaqaalihii Diiwaangelinta Muwaadinka iyo Waxyaabaha Keenay

                      Hargeysa, 14 May, 2015 (SDN/QJ)-Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Md Cali Maxamed Warancade ayaa xabsiga dhigay shan ka mid ah shaqaalihii diwaangalinta oo cabasho la hortagay wasaaradda arimaha gudaha Somaliland,iyagoo sheegay inay ka cabanayaan inaan wax lacag ah la siin muddo saddex bilood ah oo ay shaqada diwaangalinta ku jireen. Wararka ayaa sheegay in wasaaradda arimaha…

                      Read More

                        Fal Naxdin leh 12 Jir Hargaysa ku Dilay Wiil kale oo 11 Jir ah iyo Maydkii oo la aasay

                        Hargeysa, 14 May, 2015 (SDN/QJ)- Ciidanka Booliska Somaliland ayaa gacanta ku dhigay isla markaana xabsiga u taxaabay gacan ku dhiigle Maxamed-amiin Sayid Cabdiraxmaan, ka dib markii uu gudaha magaalada Hargeysa gaar ahaan goobta loo yaqaano Geed-goble ee waaxda Gacan-libaax uu habeen hore tooray ku dilay Marxuum Sadiiq Yuusuf Gaas, Illaahay naxariistii janno haka waraabiyee. Dhagar…

                        Read More

                          “Dhibaatooyin Shacabka Hargeysa Ku Dhaqan ka haysta Nolosha Aasaasiga Ah Ee Korontadda Iyo Waddo Xumida” Warbixin Wakaalad laga leeyahay Turki Akhri.

                          Ankara 14.May 2015 (SDN/QJ)- Warbixin uu Somaliland ka diyaariyey Suxufiga reer Turkey ee lagu magacaabo SAİM ORHAN, oo ugu Ciwaan uga dhigay Qaran Gooni isku taagay balse aan aduunyada kale laga aqoonsaneyn, ayuu ku soo bandhigay guulaha tirada badan ee Somaliland gaadhay mudadii dhawr iyo labaatanka Somaliland ee ay jirtay ee xag Dumquraadiyadeed, Dhaqaale, balse…

                          Read More

                            Xubno Sare oo ka Tirsan Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo oo Xayiraad lagu soo rogi doono iyo Gudoomiye Cirro oo Ku Gacan Saydhay Is Casilaad uu hada qaato.

                            Hargaysa 14.May 2015 (SDN/QJ)- Waftiga beesha caalamku soo wakiilatay ee ku sugan caasimadda Somaliland ee Hargeysa ayaa madaxda xukuumadda iyo Guurtida Somaliland ku eedeeyey in ay ka talaabsadeen mudo-kordhintii  Komishanka u cayimeen doorashooyinka (1-da July 2016-ka) cunaqabatayn la saari doono 14 shakhsi oo ka mida labada waaxood ee fulinta iyo sharci-dajinta. sida  madaxda dawlada iyo…

                            Read More

                              UNHRC oo hakisay dib u celinta qaxootiga Somaalida ee Kenya

                              Dhadhaab 14 May, 2015 (SDN/QJ)- Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha qaxootiga ayaa hakisay dib u celinta qaxootiga Soomaalida ee ku nool xeryaha qaxootiga Dadaab ee gobolka waqooyi-bari Kenya cimilada oo xun darteed. Hay’adda ayaa sheegtay inay ilaa hadda dib u celisay qaxooti dhan 2,048 qof. Hay’adda ayaa bishii December ee 2014 waxay billowday mashruuc…

                              Read More