Mudane Katirsanaa Baarlamaanka Puntland Oo Xalay Galkacyo Lagu Dilay
Galkacyo:May,09,2015(SDN/QJ)-Mudane katirsanaa Baarlamaanka Maamul-goboleedka Puntland oo lagu magacaabi jirey Siciid Xuseen Nuur Dirir(Siciid Lugool) iyo askari ilaaladiisa ahaa, ayaa Habeenkii xalay Kooxo Hubaysani ku dileen Gudaha Magaalada Galkacyo. Dad shacab ah oo ku sugnaa Goobta uu dilku ka dhacay ayaa markii isku dayey inay gacanta ku soo dhigaan Kooxda Hubaysan ee dilka Gaysatay iyagoo Caydhsaday,balse…
