Gudoomiyihii Hay’ada Xuquuqul Iinsaanka ee Human Rights Center oo 19 Cisho kadib Xoriyadiisii Goor dhawayd helay
Hargaysa 06.May 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyihii hay’ada xuquuqal iinsaanka Somaliland ee Human rights Center ayaa xoriyadiisii dib u helay kadib markii xukuumada Somaliland ee uu hoggaaminayo Axmed Siilaanyo xabsiga u taxaabtay Apr 18, 2015. Guddoomiye Guuleed Axmed Jaamac ayaa qoraal kooban soo dhigay barta xidhiidhka bulshada ee Facebook-ga waxa uu uga mahadceliyay cid kasta oo gacan ka…
