Hoggaamiya-yaasha Dalalka Zimbabwi Iyo S/Afrika Oo Jawaab Soo Daahday Ka Bixiyey Xasuuqii Ka Dhacay Jaamacadda Garisa
Johansburg:April,11,2015(SDN/QJ)-Toddobaad kadib markii Ururka Al-shabaab, ay Xasuuq Ba’an u geysteen Ardaydii wax ka baran jirtey Jaamacadda Garisa ee W/Bari Dalka Kenya, ayey Madaxweynayaasha Dowladaha K/Afrika iyo Zimbabwe Jacop Zuma iyo Robert Mogabe kasoo saareen Warbixin arrintaas jawaab u ah. Labada Madaxweyne oo ku kulmay Dalka S/Afrika, ayaa ka wadahadlay xidhiidhka labada dal iyo sidii ay…
