Hay’adaha Samafalka oo Walaac Xoogan ka Muujiyay Xidhitaanka Kenya ee Xawaaladaha Somalida

    Nairobi 12.April 2015 (SDN/QJ)- 15 hay’ado samafal ah oo qaarkood ka howlgala Soomaaliya ayaa walaac ka muujiyey xiritaanka xawaaladaha Soomaalida ee dalka Kenya. War saxaafadeed ay si wadajir ah ay u soo saareen hay’adaha ayey ku sheegeen in xawaaluduhu ay adeegyo muhim u hayaan dadka Soomaalida ee ku nool gudaha dalka, islamarkaana ay lacagaha isugu…

    Read More

      “Ma jirto shaqo ay ii magacowday dowladda Somalia” Danjire Cali Ameeriko

      Muqdisho 12.April 2015 (SDN/QJ)-Danjirehii safaaradda Soomaaliya u fadhiyay dalka Kenya Maxamed Cali Nuur (Ameeriko) ayaa sheegay inaysan jirin shaqo ay u magacowday dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. Wuxuu beeniyay warar sheegaya in loo magacaabi doono guddoomiyaha gobolka Banaadir ama safiirka Soomaaliya u fadhin doona dalka Switzerland. Cali Ameeriko oo shalay si rasmi ah u wareejiyay…

      Read More

        “Ciidamada Kenya Waxay Somalia ka Bixi doonaan Sannadka 2017” Wasiirka Arrimaha Dibada Somalia

        Muqdisho 12.April 2015  (SDN/QJ) Dowladda Soomaaliya ayaa markii u horeysay ku dhawaaqday in marka la gaadho sanadka 2017 ay Ciidamada Kenya ee qeybta ka ah howl galka AMISOM ay ka baxayaan Koofurta Soomaaliya. Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya C/salaan Hadliye Cumar ayaa sheegay in qorshaha Ciidamada Kenya ay ku baxayaan uu yahay mid qeyb ka ah…

        Read More

          Madaxweyne Siilaanyo oo ay Komiishanka doorashooyinku gaadhsiiyeen Xiliga ay u Cayimeen Qabsoomida Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha

          Hargeysa, 11 April 2015 (SDN/QJ)- Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa la sheegay inay maanta oo bishu tahay 11/4/2015 warqad u direen Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo). Ilo Xog ogaal ah ayaa Qurbejoog.com u Xaqiijiyay in warqadaas oo ka hadlaysa in 21 Bisha totobaad ee sanadkan 2015 u cayimeen in Diiwaangelinta Codbixiyaasha Doorashooyinku wadanka…

          Read More

            Gudi Caalami ah oo u Banbaxay Soo Bandhigista Xasuuqii ka Dhacay Deegaanada Somaliland DAAWO

            Hargeysa, 11 April 2015 (SDN/QJ)- Guddi caalami ah oo ka kala yimid daafaha caalamka ayaa bilaabay barnaamij lagu dabo gelayo oo baadhitaan madax banaan lagaga samaynayo gaboodfalkii iyo xadgudubyadii aadanaha ka dhanka ahaa ee loo gaystay shacabka somaliland dhamaadkii Sideetameeyadii ee Qarnigii ia dhaafay, waxana gudigani booqdeen deegaano ay ku yaalaan xabaal wadareedyo lagu aasay dad…

            Read More

              Madaxtooyada Somaliland oo Go’aansatay inay Xabsiga Dhigto C.casiis Samaale iyo Abiib Timocad

              Hargeysa, 11 April 2015 (SDN/QJ)- Iyadoo maalmo ka hor wefti maraykan ah oo Hargeysa socdaal ku yimi uu gooni gooni ula kulmay Wasiirkii hore ee Maaliyadda Cabdicasiis Samaale iyo Wasiirkii hore ee Wershadaha Abiib Timacad, ayaa waxa soo duulay warar sheegayay in kulan madaxtooyadda ka dhacay layskula soo qaaday labadaa siyaasi oo is aragyadii ay…

              Read More

                RW Cumar ayaa daah furay shirkii wada xaajoodka dowlada Fedraalka iyo Puntland

                Garoow, 11, Apri8l, 2015 (SDN/QJ)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabidrashid Cali Sharmarke ayaa saaka daah furay shir wada xaajood oo ay isugu yimaadeen qaar ka mid ah golihisa wasiirada iyo Wasiirada Puntland, shirkaan ayaa waxaa diirada lagu soo saarayaa dib u eegista heshiisyadii ay wada galeen Puntland iyo Dowlada Federaalka, Arrimaha Dastuurka,…

                Read More

                  Daawo:Golaha Wakiilada Somaliland Oo Maanta Mucarad Iyo Muxaafidba U Kala Hadhin Xeerka Xaranta Ee Lacag Urursiga Shakhsiyaadka Gaarka Ahi Ugu Soo Rogeen Ganacsada Baabuurlayda Somaliland

                  Hargeisa 11/4/2015(SDN/QJ)golaha wakiilada somaliland ayaa maanta fadhi ay  yeeshen  waxay  ku hor istagen oo cod  aqlabiyada ku diiden  xeerka takaaliifta aan shirciga ahyn ee xukuumadu  lacagta ku kordhisay  ganacsada  la so degta baaburta taasi  oo ganacsadadu  bishii ugu danbaysay  ay  cid walab  oo xukuumada ama sharcidajinta la tiigsanasay , https://www.youtube.com/watch?v=98t0h2tl3FM&feature=youtu.be Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                  Read More

                    Golaha Wakiilada Oo Maanta Muujiyay Isku duubni dabar u noqon karta Xukuumada Isla markaana laalay Takaaliif aan Sharci ahayn

                    Hargeisa 11/4/2015(SDN/QJ)golaha wakiilada somaliland ayaa maanta fadhi ay  yeeshen  waxay  ku hor istagen oo cod  aqlabiyada ku diiden  xeerka takaaliifta aan shirciga ahyn ee xukuumadu  lacagta ku kordhisay  ganacsada  la so degta baaburta taasi  oo ganacsadadu  bishii ugu danbaysay  ay  cid walab  oo xukuumada ama sharcidajinta la tiigsanasay  saaka cabaar  10:00 subaxnimay  ahayd  guud markay…

                    Read More

                      Ra’iisal Wasaaraha Somalia oo si weyn loogu dhaweeyay Garoowe (SAWIRRO)

                      Garoowe April 11,2015(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke iyo wafti uu hogaaminayo ayaa galabta ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Garoowe, Waftiga Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa ka mid ah Wasiirka Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga, Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta, Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka, Wasiirka Batroolka iyo Macdanta, Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Wasiirka…

                      Read More

                        Kenya: Meleeshiyaadkii weeraray Jaamacada Garisa waxa ay ahaayeen askar loo tababaray ciidamada dawlada Soomaaliya

                        Gaarisa April 11, 2015(SDN/QJ)-Denbi baareyaasha Kenya ayaa sheegay in ragii dhawaanta weerar jaamacada Garisa in ay ahaayeen askar  loo tababray dawlada Soomaaliya iyo maamul goboleedka Juba land. Sidaa waxa sheegay Muse Yego oo ah sarkaal ka mida danbibaareyaasha Gaarisa isla markaana ka mida kooxda baareysa xasuuqii dhawaan jaamacada Gaarisa ay shabaabku ka geysteen. Wasiirkii hore…

                        Read More

                          Guddida Dhaqaalaha Baarlamaanka Somaliland oo booqday dekeda Berbera iyo dabacsanaan ay u muujiyeen Canshuur shicibku ka cawdeen

                          Hargeysa April 11, 2015(SDN/QJ)-Guddiida Dhaqaalaha ee Gollaha Wakiilada oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha guddidaas ayaa booqday dekedda magaalada Berbera. Guddida ayaa booqashadoodu ku soo beegmeysaa ka dib cabasho todobaadyo ka soo yeereyay shicibka iyo ganacsatada gawaarida kala soo dega dekeda oo canshuuro naas nuujin ah la dul dhigay.

                          Read More

                            Khasaare Ka Dhashay Doonni ay Soomaaliyi Saarnaayeen Oo Ku Dhacday Xeebaha Waddanka Masar

                            Cahira:April,11,2015(SDN/QJ)-Doon si sharcidarro ah kaga baxday Xeebaha waddanka Masar, isla-markaana ay saarnaayeen Dad soomaali ahi ayaa ku qarqoontay Biyaha waddanka Masar, sida uu sheegay Af-hayeen u hadlay Wasaaradda Caafimaadka ee dalka Masar, oo lagu magacaabo, Hassam Abdul-qafar. Afhayeenku waxa uu xusay in doontani ay ku gadoontay xeebta biyaha degmada Kufurul Al-Sheikh, waxaanu xaqiijiyay in uu…

                            Read More

                              Nin Meydkiisa Laga Helay Jidka U Dhexeeya Berbera iyo Hargeysa Isagoo Geed Kasoo Deldelnaa iyo Cid Aqoonsata Oo La Raadinayo

                              Xamaas:April,11,2015(SDN/QJ)-Meydka nin Deldelan, ayaa laga helay jidka u dhexeeya Magaalooyinka Berbera iyo Hargeysa, gaar ahaan Goob ku dhaw Tuulada Xamaas oo ku taalla Gudaha Gobolka Saaxil. Ninkan oo aan wali la aqoonsan, ayaa shalay meydkiisa la helay isagoo ka laalaada Geed  jidka laamiga dhinaciisa ku yaalla oo la aaminsan yahay inuu isagu iska soo deldelay….

                              Read More

                                Xaaladda Wariye Katirsanaa Warbaahinta Dawladda Somalia Oo Kooxo Hubaysani Dhaawacyo Culus Ugu Geysteen Gudaha Muqdisho

                                Muqdisho:April,11,2015(SDN/QJ)-Kooxo Hubaysan oo aan Haybtooda la aqoonsan, ayaa xalay fiidkii hore dhaawac culus gaadhsiiyey Wariye Farxaan Suleymaan Daahir oo ah sawir qaade ka tirsan Radio Muqdisho. Wariyahan, ayaa la sheegayaa inay haleeleen Tiro kamid ah Rasaastii kooxdaasi ku ridday, waxana Xabaduhu kaga dhaceen Laabta iyo Madaxa, iyadoo wararku sheegayaan in xaaladiisu haatan soo hagaagayso. Kooxihii…

                                Read More

                                  Sarkaal Sare Oo Al-shabaab Katirsan Oo Gacanta Lagu Dhigay Iyo Hutelkii Uu Ku Dhuumanayey Oo Nabadsugiddu La Wareegtay

                                  Muqdisho:April,11,2015(SDN/QJ)-Sida ay warbaahinta u sheegeen Saraakiisha ugu sarraysa Ciidanka Nabad-sugidda Somalia, waxa gacanta lagu dhigay Sarkaalka Afraad ee ugu sarreeya Kooxda Al-shabaab, kaas oo ku dhuumanayey Hutel Kismayo Laba, iyadoo Ciidamadu la wareegeen Huteelkaas Sarkaalka laga helayna. Horjoogahan ayay ciidanka Siroonka ka war heleen in gudaha suuqa ku dhex dhuuaaleysanayo, taas oo xuraan ay sameeyeen…

                                  Read More