“Somaliland hadii aan Cadaalada iyo Saxaafada la dhisin Horumar ay gaadhaa Waa Mid aad u adag” Marwo Raaqiya C.laahi Oomar {DHAGAYSO}
Hargaysa 07.April 2015 (SDN/QJ)-Guddoomiyaha xarunta Horizon ee ilaalinta cadaalada Raaqiya Cabdilaahi Oomaar oo can ku ahayd u doodida xuquuqda Aadamaha ayaa waxay ayaa waxay ka warantay xasuuqii Rwanda oo ay goob-joog u ahayd 1994-kii, kaas oo ay ku nafwaayeen in ka baddan hal milyan oo qof. Raaqiya Cabdilaahi Oomaar waxay sidaa ku sheegay mar ay…
