Daacish Oo Sheegtay In Haweenay Maraykan ah Oo ay Afduub u Haysteen Ku Dhimatay Duqaymo Diyaaradaha Jordan Geysteen
Mousil:Feb,07,2015(SDN/QJ)-Islaamiyiinta Daacish eek a dagaallanta Dalalka Syria iyo Ciraaq, ayaa ku dhawaaqay in Haweenay u dhalatay Dalka Maraykanka oo ay Afduub ahaan u haysteen ku dhimatay duqaymo Diyaaradaha waddanka Urdun Fuliyeen. Kooxdu waxa ay warbixintan ku sheegeen in Haweenaydani ku dhimatay Goob ku taalla Magaalada Raqah oo ah Halkii kooxdu ku gubtay Duuliyihii reer Urdun…
